Ra’iisul W. Cabdiwali oo caawa kulan xog waraysi ah la yeeshay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa Banaan
Muqdisho, Aug 19 , 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho, Kulanka ayaa waxaa ku wehliyay Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta. Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Beeraha, iyadoo lagu casuumay agaasimayaasha warbaahinta gudaha dalka iyo…
