Danjire Nicholes Key oo ka Jawaabaya Dalab uga Yimid Xukuumada Somaliland Lana Filayo inuu Maanta soo Gaadho Hargaysa

    Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Nicholas Kay oo ah Ergayga Qaramada Midobay u Qaabilsan Somalia iyo Somaliland, ayaa la filayaa inuu Maanta Soo Gaadho Caasimada Somaliland ee Hargaysa Isagoo ka Soo Kicitimi doona Magaalada Garowe oo uu Kulamo kala duwan la leh Hoggaanka maamulkaas. Nicholas kay Sida ay sheegayaan wararku booqashada Punt land ayaa la xidhiidha…

    Read More

      Mashruuca Qaabaynta Magaalooyinka Waaweyn oo Berbera lagu Ibo furi doono {DHAGAYSO}

      Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waasaradaha Arrimaha Gudaha iyo Hawlaha Guud iyo Guriyayta ayaa si wada jir ah u daah furay Mashruuc qaabaynta Magaalooyinka waa weyne ee Somaliland kaasi oo afka qalaad loo yaqaano Master plan waxaanna Mashruucani Lagu Bilaabi doonaa Magaaladda Berbera ee Caasimadda Gobolka Saaxil. Wasiirka hawlaha Guud iyo Guriyaynta Mudane Cabdirisaaq Khaliif Ahmed…

      Read More

        Saddex Wariye Oo Gacanta Nabadsugidda Somalia Ku Jira iyo Wasiirro Ka Qaybgalay Su’aalihii La Weydiinayey

        Muqdisho:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Nabadsugidda Somalia ayaa wali xabsiga kula hadhay saddex ka mid ahaa wariyayaal 20-ku dhawaa oo muddo saddex cisho ah u xidhnaa kana tirsanaa idaacadaha Shabelle iyo Sky. Saddexdan wariye ayey ciidanku diideen inay sii daayaan, waxana ay tirada kale ee wariyayaash u sheegeen inay iska baxaan, balse aan saddexdaas loo ogolayin inay jeelka kasoo…

        Read More

          Taliye Fadal iyo Xildh. Nacnac Oo Ku Guulaystay Inay Xabsiga Ku Guraan Cuqaasha Beesha Cabdale Arab oo Kasoo Horjeestay Go’aankii Muranka Deegaanka Balli Diiriye

          Burco:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Boliska Deegaanka Burco ayaa habeenkii xalay Xabsiga u taxaabay Xubno ka tirsan Beesha Cabdale Arab oo ka mid ah Beelaha isku Haya Deegaanka Ballid Diriye ee Gobolka Togdheer. Xadhiga Waxgaradkan ayaa la sheegay inay Xukuumaddu ka Dambaysay, isla-markaana uu daba socda Hadallada iyo Ficillada ay Waxgaradka Beesha kaga Fal Celiyeen Go’aanadii dhawaan laga soo…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Saacado Kooban kadib ka soo Huleelay Boorama Xili aanu Xalin Tabashada Shaqaalaha Caafimaadka Cisbitaalka Boorama oo 8 Bilood aan Wax Mushahar ah arag

            Boorama 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Isla Xalayba ku soo laabtay Caasimada hargaysa kadib markii uu Magaalada Boorama kaga qayb galay Qalin jebinta Dufcadii 13 aad ee ka baxda Jaamacada Camuud iska markaana uu Xadhiga ka jaray Mashaariic ay dawlada hoose ee Magaaladaasi Hirgalisay. Geesta kale Shaqaalaha caafimaadka ee…

            Read More

              R.W Cabdiweli oo maanta kulan qado ah la qaatay ururada bulshada rayidka

              Muqdisho Aug 18, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kulan qado ah u sameeyay qeybaha bulshada Rayidka ah isaga oo la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo Amniga Caasimadda iyo Hiigsiga 2016. Waxana kulanka goobjoob ahaa xubno ka socday labada gole ee dowladda. Sidoo kale intii uu…

              Read More

                Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Boorama iyo Caawa oo uu dib ugu soo laabtay Caasimada SAWIRO

                Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa saaka u amba-baxay Gobolka Awdal gaar ahaan Caasimadiisa Boorama, ujeedada safarkan ayaa ahayd inu madaxweynuhu ka qaybgalo Qalin-jabinta Jaamacada Amoud University oo ay maanta ka qalinjebisay Dufcadii 13aad, Ardaydaasi oo dhamay 621 Arday.   Madaxweynuhu waxa uu safarkiisa ku soo maray Gobolka…

                Read More

                  Socdaal Xubno Wasiiro ahi Maanta ku Tageen Magaalada Baydhaba iyo Ujeedada uu daaran yahay

                  Baydhaba 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wafdi wasiirro ah oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga oo uu hogaaminayay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha , Khaalid Cumar Cali ayaa waxaa ka mid ah wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga, Cabdalla Xuseen Cali. Wasiirrada ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee…

                  Read More

                    Madaxweyne Gaas iyo Danjire Nicholos Key oo ka Wada hadlaya Xidhiidhka Punt land iyo Dawlada Federaalka

                    Garowe 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Somaliya Danjire Nicholos Kay ayaa maanta soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland . Soo dhaweyn loogu sameeyay Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe ayaa waxa ka qayb qaatay Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Dowladda Puntland,Saraakil katirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland,Maamulka Gobolka Nugaal iyo Dadwayne…

                    Read More

                      Hogaankii Hagi lahaa Qaban qaabada Shirweynaha 5aad ee Ururka Solja oo Maanta la Doortay

                      Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddida qaban qaabada Shirweynaha shanaad ee Ururka Suxufiyiinta Solja ayaa manta doortay hogaanka hagi doona Hawlaha guddida qaban qaabadda. Guddida qaban qaabada Solja waxay gudoomiye u doorteen Maxamed Maxamud (Ilkacase), Ku-xigeen Najax Aadan Cunaaye,Xoghayana Yaxye Sh Ismaaciil. Guddidan oo manta ay u ahayd maalintoodii koowaad waxa laga rajaynayaa inay shirweynaha Solja…

                      Read More

                        Halkan Ka Daawo: Ururka Dhaqaalayanka Somaliland Oo Laga Furay Magaalada Hargeisa Iyo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Gudoomiye Looga Dhigay

                        Hargeisa 17/8/2014 (SDN/QJ) ururka dhaqaalayanka somaliland o laga furay magaalada hargeisa iyo wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka somaliland sacad cali shire oo gudoomiye looga dhigay ururkani ayaa inta badan ka kooban dhaqalayanka somaliland ee ka soo baxay jaaamcadaha somaliland   Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Joog Concat@somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo ku Sugan Boorama kana qaybgalay Qallin jebinta Dufcadii 13 ee Jaamacada Camuud

                          Boorama 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somalilad Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka ka qeybgalay dufcadii 13aad ee ka qalin-jabisay Jaamacada Camuud ee Gobolka Awdal. Weftiga madaxweynaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Boorame, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey Maamulka heer gobol iyo mid degmaba. Kadib waxa uu Madaxweynaha Somaliland uu u gudbay Xarunta…

                          Read More

                            Madaxda Qaranka oo Addis ababa kaga qayb galay arday qallin jebisay DAAWO

                            Addis ababa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo ka Tirsan Somaliland ayaa Magaalada Addis ababa Gaar ahaan Hoolka Shirarka ee Ururka Midowga Afrika waxay kaga qayb galeen Madal ay ku qallin jebinayeen arday ka baxday Jaamacada New Generation faraceeda Caasimada hargaysa. Addis Ababa SDN/QJ…

                            Read More

                              Daawo : Kooxda Xidigaha Geeska oo laga Joojiyey Heesahoodii Tvga Qaranka SLNTV iyo Cakusihii Shaley iyo Maanta + Lunsiga Lacagtii Xaflada 26 jun 2014

                              Hargaysa Aug 17,2014(SDN/QJ)-Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa  guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo ugu horeynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay hargeysa ka dhigaysey oo uu Fanaanka Maxamed Siciid BK ku jiray Xayeysiis ay  diideen Agaasimaha guud ee warfaafinta iyo Maareeyaha tv-ga Qaranka Somalind taasi oo aan lagaraneyn sababta ay ucuskadeen ….

                              Read More

                                Xildhibaan Qabile oo ka hadlay Shaqqaqada Ka taagan Deegaanka Balliga Diiriye Guuleed ee Gobolka Togdheer

                                Hargeysa Aug 17,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ayaa qoraal waano ah u diray dhinacyada isku haya baliga Diiriye ee gobolka Togdheer. qoraalka Xildhibaan Qabile ayaa sidan u dhignaa:   BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM   WASALI WASALIM WA BAARIK CALAA MUXAMADIL AMIIN, WA AALIHII WA SAXBIHII .   Islaamka waxa astaamahooda ka mid ah in uu xor yahey…

                                Read More

                                  Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldan Maxamed C/qadir Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Muranka Dhulka Ku Salaysan Ee Baliga Diiriye Guuleed

                                    Hargeysa August-16-2014 (SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa markii u horaysay ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Muranka dhuleed ee u dhexeeya Beelaha Cabdalle Arab iyo Habarjeclo ee Degaanka Diiriye Guuleed.Waxa uu xukumadda ku dhaliilay inaanay dadkii ehelka u ahaa xalinta khilaafkaasi u marin, isagoo sheegay inay ahayd in Wasiirka daakhiliga iyo…

                                  Read More

                                    Guddoomiyeyaasha KULMIYE iyo WADDANI oo Khudbado Miisaan Leh ka Jeediyey Madal Kulmisay inta Badan Madaxda Afrika

                                    Hargeisa 17/8/2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo dhiggiisa xisbal-xaakimka talada haya ee KULMIYE – Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbado miisaan leh oo isugu jira garnaqsi ku saabsan qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland iyo dalabyo culus ka jeediyey kulan ka dhacay xarunta Midowga Afrika…

                                    Read More

                                      Wasiiro ka tirsan Somaliland oo ku soo wajahan Boqortooyada Ingriiiska iyo Ujeeda Boqashada oo la shegay inay ku lug ledahay Nabad galyada Somaliland

                                      London August 17, 2014 (SDN/QJ/)warar aan ka helay ilo xogagaal oo shabakada wararka ee qurbejoog ayaa waxa la xaqijiyey in xubno wasiiro oo ka tisran xukumada somaliland ay ku soo fool leyahiin wadankan Uk wasaaradiisa arimaha dibada taas oo loga hadlayo arimaha amniga ee somaliland ,xubanhan oo ka gaabsaday magacooda ayaa waxay shegeen in ujeeda…

                                      Read More