R.W Cabdiweli ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu maamuusayey maalinta dhalinyarada Aduunka
Muqdisho, August, 12, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, qaar kamid ah xubnaha labada gole ee dowladda, Wakiilo ka socday QM, iyo AMISOM ayaa maanta ka qeyb galay Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay maalinta dhalinyarada Adduunka isla markaana xariga looga jarayay dhismaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga oo dib u habayn iyo…
