Saraakiil Ka Tirsan Xubnaha Golaha Ammaanka Oo Maanta Muqdisho kasoo Degi Doona iyo Cidda ay La Kulmi Doonaan

    Muqdisho:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Saraakiil sarsare oo ka tirsan Xubnaha Golaha ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa la filayaa inay maanta Booqasho ku yimaadaan Magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan warar ay heshay Qurbejoog.com, booqashadan ayaa noqoneysa tii u horeysay oo Golaha Ammaanka ku yimaadaan, waxaana garoonka diyaaradaha ay kula kulmi doonaan Madaxda dowladda Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in Xubnaha Golaha Ammaanka…

    Read More

      Baraamijka Dareenka Shacabka oo kulmiyey Xisbiyada Mucaradka iyo Xisbiga Kulmiye oo dood xiiso badan ku dhexmartay London Dawasho wacan

      London 13Aug14(SDN)Barnaamijka dareenka shacabka iyo Siyaasiga oo lagu falanqeeyey maxaa u qabsoomay ama ka qaldamay 4-tii sano ee uu xukuumada somaliland ee xisbiga Kulmiye ee uu madaxweynaha ka ahaa Axmed maxamed maxamuud(Siilaanyo) doodan oo ka qayb galeen xubnaha xisbiga ee u fadhiya Uk Wadani ,Ucid, Kulmiye. Barnaamijka oo dhamaystiran Halkan ka daawo.

      Read More

        Ganacsade Caan ahaa Oo Xalay Lagu Dilay Galkacyo

        Galkacyo:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhay Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubaysani Habeenkii xalay ku dileen Nin ganacsade ah oo caan ahaa. Ninkan ganacsadaha ah oo magaciisa lagu sheegay Xuseen Macalin, ayaa waxaa la sheegay in si weyn looga garanayay Suuqa Gaalkacyo, oo in muddo ah halkaasi uu ku ganacsan jiray. Niman hubaysan…

        Read More

          OGEYSIIS:Doorashada guddida SSUK

          Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan UK ogaysiinaysaa kuna boorinaysaa inay ka soo galaan shirkeedii sanadlaha ahaa oo ku qabsoomi doona The Egyptian House, 95 Bloemfountain Road, White City, Shepherds’ Bush, W12 7DA,  Maalinta Axada 18/08/2014, 2da galabnimo Shirkaa oo dadweynuhu  ku dooran doono guddida hogaamindoonta SSUK labada sano ee inagu…

          Read More

            Farriintii Ugu Dambaysay Ee Uu Robin William Adduunka Kaga Tegay oo uu Marwadiisa u Gaar Yeelay

            Santiego:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Robin Williams oo ahaa jilaa caan ka ahaa dunida, isla-markaana laga jeclaa dalka maraykanka gudihiisa oo shalay nafta iska jaray, ayaa farriin ka tegay ka hor intii aanu is dilin. Williams oo adduunka ku dhex lahaa saaxiibo badan oo haatan  murugaysan wuxuu farriin gaara u reebay gabadhiisa ka hor inta aanu go’aansan inuu aduunka ka…

            Read More

              Sarkaalkii Ka Dambeeyey Weerarradii Gudaha Kenya Laga Fuliyey Oo Gacanta Lagu Dhigay

              Nairobi:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen ugu yaraan16-ka mid ah Shakhsiyaad lagu tuhunsan yahay inay hormood ka yihiin shabaabka dagaalka ka wada Gudaha Kenya. Dadkan la qabqabtay ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwii bishii june weerrarada ka geystay Gudaha  Kenya, isla-markaana halkaas ku laayey dad aad u tiro badan. Wargeyska The Daily…

              Read More

                UN: Somali youth obliged to join Alshabab

                Mogadishu (DIPLOMAT) – The theme of this year’s “International Youth Day” is “Youth and mental health”. There are only few countries in which mental health is as important a topic as in Somalia. Many Somali youth have grown up in a country where violence and crime were the order of the day. Many of them…

                Read More

                  Shirkii Golaha Wasiirrada ee Shalay Oo Lagaga Hadlay Goosashada Xaabsade iyo Jawaabta Wasiirrada Beesha Harti Bixiyeen

                  Hargeysa:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Shirkii Golaha Wasiirrada ee Shalay ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu soo hadal qaaday Goosashada Axmed Axmed Xaabsade oo habeenadan ku sugnaa Magaalada Garowe ee Maamulka Puntland. Sida ay sheegayaan wararka ay heshay Qurbejoog.com, waxa goosashadaas la isku  weydiiyey Shirkaas, iyadoo wakhti kooban la faaqiday sababta keentay inuu axmed Cabdi xaasade Somaliland ka goosto,…

                  Read More

                    Madaxweynaha Puntland oo ka waramay wadahadal ay la leeyihiin dawlada dhexe ee Soomaaliya

                    Bossaso Aug 13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Md Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in ay wadahadalo u socdaan iyaga iyo dawlada dhexe ee Soomaaliya. Puntland ayaa xiriirkii wada shaqeyneed u jartay dawlada dhexe ka dib kolkii Muqdisho dhawaan lagag dhawaaqay maamul ay yeelanaayaan Gobolada Galgaduud iyo Mudug. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in ay jiraan wadahadalo…

                    Read More

                      “waa foolxumada siyaasada ay xukuumadani dalka ku hogaaminayso Sababta keentay in siyaasiinta reer laascanod ay hal hal uga siibtaan somaliland kuna biiraan….”Xildh. Buubaa.

                      Hargaysa:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa ka Hadlay SHirkadaha Shidaal qodista u jooga Goobo ka mid ah Somaliland oo qaarkood weerarro loogu geystay Halkii ay shidaalka ka qodayeen. Mudane Buubaa oo warbaahinta u warramay, ayaa xusay in shirkadahaasi ay dalka ku joogaan Sharci darro, isla-markaana wixii dhibaato ah ee soo gaadha lagala xisaabtami…

                      Read More

                        Xaabsade Oo Ka Hadlay Sababaha Uu Somaliland Uga Goostay, Soona Dhaweeyey Aqbalaadda Haddii Puntland Xil Looga Dhiibo

                        Garowe:Aug,,13,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo Haatan ku sugan Magaalada Garowe, ayaa ka Hadlay Sababaha uu u jooga Deegaankaas. Axmed Cabdi Xaabsade oo u warramayey Idaacadda BBC-da, ayaa inuu puntlnad u tegay sidii uu khilaafka iyo is qabqabsiga ka dhex jira meesha uga saari lahaa, isla-markaana uu khibradiisa uga…

                        Read More

                          Wasiirka Warfaafinta “Dhalinyaradu waa laf-dhabarka bulshada iyo Mustaqbalka Dalka.”

                          Mogadishu Aug 13, 2014(SDN/QJ)–Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali huhulow oo ka hadlayey maalinta Dhalinyarada Caalamka ee 12ka August ayaa ku nuuxnuuxsaday doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu yiri “Dhalinyaradu waa laf-dhabarka bulshada iyo Mustaqbalka Dalka.” Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed looga baahanyahay inay u midoobaan sidii ay uga shaqeyn lahaayeen midnimadooda…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayah Guud ee QM

                            Muqdisho Aug 13, 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaliya dane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta xarunta  Madaxtooyada ku qaabbilay Ku-Xigeenka hayah Guud ee Qaramada  Midoobay Peter Drennan. Madaxweyanaha iyo ku-xigeenka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay  waxay ka wada hadlay wada shaqeynta Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, xaaladda ammaan ee dalka iyo taageerada Qaramada Midoobay ay u fidiso Soomaaliya. Mudane Peter…

                            Read More

                            Man United oo Soo Kabaneysa Ayaa 2-1 Ku Naasnuujisey Velencia.(DAAWO GOOLASHA)(By Jaahuur)

                            Old Traffod,London-12-Aug-8-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay toddobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa Man United oo aad moodo iney ka soo fiicnaaneyso wixii ka qabsadey horyaalkii hore oo aay ka gashey kaalinta 7-aad,haddaba maxaa iska bedeley? Man United oo runtii horyaalkii hore isku jaah wareersan ayaa waxay soo xaretsatey tababare Van Gaal oo watey xulkii kubadda cagta ee…

                            Read More

                              Xukuumada Somaliland oo adkaysay Sidii Socotadu ugu Gudbaysay Jabuuti iyo Baaq ay Dawlada Jabuuti u direen

                              Saylac 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanu dalka jabuuti uga soo gudbi Karin dad aan siday sharciga socdaalka, waxa kale oo ay sharci ku xidhay dadka reer Somaliland ee u kicitimaya dalka Jabuuti oo iyagan sharci socdaal lagu xidhay. Sidaasna waxa maanta daboolka ka qaaday Badhasaabka Gobolka Salal iyo Taliye xigeenka ciidanka laanta…

                              Read More

                                Xildhibaan Jaamac Riyo oo ka dalbaday Siyaasiyiinta Beesha Dhul bahante inay Somaliland Gudaheeda kaga Gorgortamaan Mawqifkooda intay Goosan lahaayeen DHAGAYSO

                                Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Jaamac Riyo oo ka mida mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta beesha dhul-bahante inay ka waantoobaan goosashada intay Somaliland xil ka qabtaan,ay hadana u baxsanayaan Garoowe, isaga oo u soo jeediyey inay ka gor-gortamaan Somaliland oo wixii tabasho ah ay sheegtaan, waayo dhul-bahante waa dad reer Somaliland ah….

                                Read More

                                  Saamaynta Caruurtii Saado Cali Warsame uu Dilkeedu kaga tagay Daawo

                                  Washington 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Laba Carruur ah oo ay dhashay Allaah ha u naxariistii Fannaanaddii Soomaaliyeed ee caanka ahayd Saado Cali Warsame, ahaydna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo 25-kii Bishii Ramadaan ay Koox Al-Shabaab ka tirsani ku dileen magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, waxaanay Carruurta Marxuumaddu ka tegtay oo ah Wiil iyo Gabadh…

                                  Read More