Jabhada FRUD oo weerartay Magaalada Tadjura ee dalka Jabuuti
Tadjura Aug 11,2014(SDN/QJ)-Jabhada FRUD ee ka dagaalanta Jamhuuriyada Jabuuti ayaa weerar ku qaaday magaalada Tudjura ka dib kolkii maalmihii danbeeyay ay halkaa isku hor fadhiyeen ciidamada dawlada Jabuuti. Sida ay ku soo waramayaan dadka degaanka Tudjura,waxaa iminkaa ay duleedka magaaladaasi noqotay goob dagaal. Waxa la arkayaa labada dhinac oo ciidamo aad u hubeysan ku sii…
