Shidaalka Magaalada Burco Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Kaalmaha Qaarkood Oo Haawanaaya
Hargeisa 5/8/2014 (SDN/QJ) Waxa ilaa Shalay Sara u Kac Balaadhani Ku Yimi Qiimaha Shidaalka Baabuurta Magaalada Burco oo Cirka Isku Shareeray Qiimaha Shidaalkani Burco Ayaa Hore Loo Siin Jiray 6500S/L ($1Dolar) Halka Maantana La siinaayey 9000S/L($1.5 Dolar) Taasi oo Aad U Warwar Galisay Gaadiidlayda Ka Ganacsata Magaalada Burco Sara u kaca Balaadhan Ee Ku…
