“Samaalow Miyaanay ceeb kuugu fillayn adiga oo Wasiirkii Maaliyadda ah in tuulooyinka aad kasoo jeedo ee Allay-baday iyo Wajaale aad 13-Jeer Safar Ku Tagto si…….”Xildh. Cabdiqaadir Askar

    Hargeysa:Aug,04,2014(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Askar Xuseen oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada somaliland, ayaa eedo kulul oo la xidhiidha eex iyo qabyaalad dusha ka saaray Wasiirka Maaliyadda somaliland cabdicasiis Maxamed Samaale.  Xildhibaan Askar ayaa wasiirka ku tilmaamay nin ku jira Dagaal ka dhan ah cidd kasta oo siyaasad ahaan  uu u arko inay ka dhan yihiin, isla-markaana tallaabooyinka…

    Read More

      DAAWO:Sida Guulwadeyaasha Axmed Siilaanyo ay sumcadiisa u dilayaan iyo kalsooni laanta in Madaxweynuhu suaal qura ka jawaabi karo

      Hargeysa Aug 04,2014(SDN/QJ)-Kulankii madaxweyne Axmed Siilaanyo uu madaarka Haregysa kula yeeshay saxaafada Somaliland ayaa sawir ka bixiyay habdhaqan xumada shaqaalaha Madaxtooyada iyo sida saxaafada Somaliland ay ula macaamilaan. Arki meysida Madaaxda Caalamka iyo saxaafada oo sidan oo kale cameradaha hortooda sidan isula dhaqmaya,waxaana hawshoosii gabay shaqaalaha madaxtooyada Somaliland oo Guulwadenimadu noqotay aqoonta qura ee shaqada…

      Read More

        DAAWO:Xildhibaan Riyo “Hadii waraaqihii Cigaal iyo Riyaale sexeexay hadii aaney sharci aheyn Siilaanyona madaxweynenimadiisu sharci ma aha

        Burco Aug 04,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Jaamac Axmed Faarax (Abwaan Riyo) oo ka tirsan Gollaha Guurtida Somaliland ayaa ku tilmaamay xiisada Baliga Diriye Guleed ay ka danbeyso Xukuumada Axmed Siilaanyo oo nidaam qabyaaladeed ku taagereysa mid a mida beelaha degaanka Burco. Xildhibaan Jaamac Riyo ayaa sheegay in xiisadan ay ka dhalatay nidaam dhul balaarsi oo qeyb ka ahaa…

        Read More

          “Waxaanu haasawnay guddoomiyahayaga oo waxaan ku idhi Waar magacan Habar jeclo maxaa idiin diiday sida kuwa Kale“ Xaaji Cabdi Waraabe.

          Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xaaji Cabdikariin Xuseen(Cabdiwaraabe),ayaa kelmad kaftan ah ku bilaabay hadal waano iyo dar daaran ah oo uu ka jeediyay kulan lagu daah furayay Mashaariicda Horumarineed ee sanadkan dalka laga hr galinayo oo lagu daah furay hotel Ambasator ee magaalada Hargeysa . Kelmadda katanka ah ee Xaaji Cabdiwaraabe,ayaa markii uu carabka ku dhuftay…

          Read More

            Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Somalia oo Gurigiisa Hub badan laga soo Qabtay Kaas oo la Sheegay in Lagu Gumaado Shacabka Somaliyeed DAAWO

            Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Ammaanka magalada Muqdisho ayaa xalay weerar ku qaaday guri ku yaala xaafada Buulaxuubey ee degmada Wadajir halkaasoo lagu sheegay in hubka si hoose dadka looga iibiyo. Wararku waxay sheegayaan gurigaasi inuu degan yahay Sarkaal ka tirsan ciidanka DF kaasoo magaciisa lagu sheegay Cabdi Ileys waxana ilaaladiisa iyo ciidanka DF dagaal…

            Read More

              Waa Kuma Hogaamiyaha Dagaal ee u Dhashay Falastiin Isla markaana Hurdo la’aanta ku riday Sirdoonka Israa’il?

              Gaza 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Marwaan Cabdalkariim Ciisa oo lagu naanayso Abu Baraa’ waa hoggaamiye milateri oo Falastiini ah, sannadkii 1965kii ayaa uu ku dhashay Marinka Qaza, muddo shan sano ah waxa uu ku jiray xabsiyada Israa’iil, afar sano oo kalana waxa uu u xidhnaa maamul hoosaadka Falastiiniyiinta ee ururka Fatax hoggaamiyo, kadib markii loo arkay…

              Read More

                “Qofkii Al-shabaab Ah Ee La Soo Qabto Waxaa Hal Mar lala Tooganayaa Waalidkiisa” Cabdiraxmaan Tuur-yare. DAAWO

                Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida, ee Soomaaliya Md. C/raxmaan Maxamuud Tuur-yare oo la hadlay warbaahinta kadib markii dil saddex dhallinyaro maanta ay maxkamaddu xukun toogasho ahaa ku fulisay ayaa in waaliddiin badan ay xidhan yihiin, kuwaas oo uu ku eedeeyay inaanay soo wargelin wiilashooda oo ka mid ahaa Al-shabaab….

                Read More

                  Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Fal Celiyay Xidhiidhkii ay Punt land u Jartay Dawlada Federaalka {DHAGAYSO}

                  Muqdisho 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka hadlay go,aanka Puntland ugu jartay xiriirka ay la wadaagtay Villa Somalia, wuxuuna sheegey in uusan soo dhaweyn doonin hadalka kasoo yeeray Madaxda Dowlada Puntland. “Dalka Somaliya waa mid 22 sano Annagu awood kuma aanu hayn midnimada ummadda waxaa jiray qaar ka mid…

                  Read More

                    Sifooyinka ay ku Kala Duwan Yihiin Afar Madaxweyne oo Somaliland Soo Maray iyo Is barbar dhiga Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga

                    Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa isbarbar dhig ku sameeyey Afartii Madaxweyne ee dalka iskaga dambeeyey, waxaanu sheegay in ALLE ha u naxaxiiste labadii Madaxweyne ee Somaliland ugu horeeyey Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ay ahaayeen laba Madaxweyne oo Umadda daacad u ahaa, oo aan…

                    Read More

                      Abwaan Mubaarik Qoorubaxay oo Ablo ablayn uu Ku Sameeyay Heestii Nolosha Cusub kuna Taageeray Aragtidii Cabdi Good DAAWO

                      Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Heestii Nolasha Cusub Soo dhawee ee uu Curiyay Abwaan C/risaaq Xaamud Caydiid – Jaylaani ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Waxay haysatay Bogaga Hore ee Lagu Falanqeeyo Suugaanta Somalida. Abwaano door ah ayaa ka qayb galay ablo ablayn ku wajahan Sida uu yahay Miisaanka Heestani Qaar ka mid ahi Waxay sheegeen in Heestani…

                      Read More

                        Mashruucii u Horeeyay ee Horumarinta Somaliland oo Si Rasmi ah loogaga Dhawaaqay Caasimada Hargaysa Iyo Meelaha uu Saamaynayo

                        Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxaa  lagu daah furay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa Mashruuca horumarinta Somaliland  kaasoo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee dalka Somaliland laga hir galiyo Ugu horrayn Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka  Sacad Cali Shire oo ka hadlay Mashruuca horumarinta Somaliland ee  shalay la daah furay wa uu kaga duwan yahay…

                        Read More

                          Baraha Internet-ka ee bulshada wax isku dhaafsato oo Ruushku shuruuc adag ku soo rogay

                          Moscow 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Golaha sharci dejinta ee dalka Ruushka ayaa doodo iyo muranno la xiriira xadaynta iyo kontroolka baraha internetka ka yeeshay fadhiyo joogta ah, taasi oo ugu dambaynti u codooyay shuruuc badan oo qusaysaa internet-ka iyo baraha bulshada. Sharci cusub oo la soo rogay ayaa ka dhaqan-galayo waddanka Ruushka kaasoo xadidaayo isticmaalayaasha baraha…

                          Read More

                            Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daahfuray Mashruuc Wax badan ka Taraya Adeegyada Aasaasiga ah

                            Hargaysa 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici),ayaa maanta Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa ka furay Mashruuca horumarinta Somaliland kaasoo wax lagaga qabanayo dhinacyada xoolaha,deegaanka,biyaha beeraha iyo waddooyinka.   Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland,ayaa ku dheeraaday sida  ay mashaariicdani muhiim ugu yihiin dalka Somaliland isagoo sheegay in ay yihin kuwi ugu horreeyay ee ay dawladda…

                            Read More

                              3 Women Killed in Mogadishu Blast

                              Somali officials say a bomb blast in the capital has killed three women and wounded at least seven other people. Authorities say the victims are municipal street cleaners who were working when the bomb exploded in a pile of trash Sunday in Mogadishu’s Hodon district. There was no immediate claim of responsibility for the blast….

                              Read More

                                Somalia executes three Shebab militants

                                Three suspected Shebab Islamic militants were executed by firing squad in Mogadishu on Sunday, Somali police said. All three had been condemned to death for murder, police chief Abdi Mohamed told AFP, with one of the men allegedly taking part in an assault on the presidential palace last month. The executions come three days after…

                                Read More

                                  Somalis find new option on airwaves: sports radio

                                  MOGADISHU, Somalia – For decades Somalia’s airwaves have been filled by radio stations broadcasting news of the country’s long-running violence or troubled clan politics. But now Somalis can listen to a dedicated sports radio station. Gool FM airs sports only, no politics. The station’s managers believe an increase in sports coverage can promote peace and…

                                  Read More

                                    Three women killed in Mogadishu bomb blast

                                    At least three women have been killed and several others injured in the Somali capital Mogadishu after a bomb went off in a pile of rubbish. The explosion occurred as the victims, thought to be street cleaners, were sweeping roads in the southern Hodon district, police said. “We are not sure if the bomb was…

                                    Read More

                                      Raysal Wasaaraha Somalia oo Ka Qayb galay Kulan looga hadlayay Xaalada amni iyo Su’aalo la Weydiiyay

                                      Muqdisho 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay kulan looga hadlay xaaladda amni ee caasimadda dalka. Kulanka oo lagu qabtay Hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho waxaa qaban qaabiyey machadka daraasaadka ee Heritage, waxaana ka qayb galay xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada. Ra’iisal wasaaraha…

                                      Read More

                                        Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land oo ka Raali Geliyay Fannaaniintiisa Garaacis ay Ilaaladiisu ku Sameeyeen

                                        Garowe 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Puntland C.wali Maxamed Cali Gaas iyo Marwadiisa Hodan Siciid ayaa  kulan qado ah ku qaabilay Abwaanka iyo Kooxda Waaberi Puntland ka dib markii jug jugeyn iyo garaacis ay kasoo gaartey habeenimadii 1 Augsto 2014 xafladii lagu qabtay xarunta baarlamanka Garowe qaar ka mid ah Ilaalada Madaxweyne Gaas. Kulanka ay…

                                        Read More