Militant suspect linked to Somali passport scam

    A Somali people-smuggling cell linked to an overseas terror suspect has been able to get dozens of people into Australia through a passport-swapping scam. Confidential Immigration Department documents obtained by Fairfax Media reveal those suspected of being involved in the scam were known to federal authorities but have not been pursued because of a lack…

    Read More

      OGEYSIIS:Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo la kulmi doonta dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan UK

      Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan dalka UK ogaysiinaysaa uguna baaqaysaa inay ka soo qayb galaan kulan la isugu iman doono maalinta Jimcaha ah 8 Aug 2014, 7da galabnimo, kaasoo ku qabsoomi doona The Egyptian House, 95 Bloemfountain Road, White City, London W12 7DA. Halkaas oo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo…

      Read More

        “Cabdi-weli wuxu ahaa Weriye iyo tifaf-tire curin iyo hal-abuurba lahaa Suulkiisii iyo saxeexiisiiba wuxu kaga tegay saxaafadda” Muj. Boobe Yuusuf Ducaale

        Hargaysa 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md. Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, eheladii iyo guud ahaan bahda Saxaafadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Cabdi-weli Faarax Jaambiir. Sidaa waxa uu Boobe Yuusuf Ducaale ku sheegay qoraal uu caawa ka soo saarey…

        Read More

          Tobanka Arday ee Ugu Sareeyay Imtixaanaadkii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Punt land oo la shaaciyay

          Garowe 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasaarada waxbarashada ee dowladda Puntland ayaa Maanta shaacisay natiijadii kasoo baxday imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexee Puntland. Dr Maxamed Cali Faarax wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarshada ee dowladda Puntland oo Maanta shir Jaraa’id ku qabtaya xarunta wasaarada ee Garoowe ayaa sheegay in sanadkaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe ay ufariisteen…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Warfaafinta oo Tacsi u diray Qoyskii uu Ka Baxay Maareeyihii Wargayska Ogaal oo Hargaysa ku Geeriyooday

            Hargaysa 06.Aug 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada, Shacbiga Somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ee uu ka baxay Maareeyihii Wargeyska Ogaal Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay Suxufi door muhiima ka soo qaatay heerka saxaafada Dalku ay…

            Read More

              R.Wasaare Cabdiweli: “Waxaan bogaadinay​aa go’aanka Ximan iyo Xeeb ugu soo biirtay heshiishka Gobollada Dhexe”

              Muqdisho Aug 06, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta bogaadiyey go’aanka Maamulka Ximan iyo Xeeb ugu soo biiray Heshiishka Maamul-u-samaynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo ay garwadeen ka tahay Xukuumadda Federaalka, kaasi oo dhabaha u xaaraya in dadka degan gobolladaas ay dhistaan hal maamul Gobolleed oo ay ku midaysan…

              Read More

                Marxuun Cabdi Weli Faarax Jaanbiir oo ka Mid ah Tiirarka Saxaafada Somaliland oo Maanta Hargaysa ku Geeriyooday

                Hargaysa 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Allaah ha u naxariistee Suxufigii weynaa ee Cabdiwali Faarax Jaambiir, ayaa galabta ku oo ay bishi tahay 6-da bisha 8-aad ee sannadka 2014-ka ku geeriyooday Cusbitaalka New Hargeysa ee magaalada Hargeysa oo uu toddobaadyadii ugu dambeeyey u jiifay Xanuun. Allaah ha u naxariistee, Cabdiwali Faarax Jaambiir, ayaa ahaa mid ka mid…

                Read More

                  Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo Tacsi U diray Maxamed Yusuf Jaamac (Dhegay) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa iyo Marxuum Suleebaan Haybe Xaaji Dude oo ku geeriyooday magaalada Burco.

                    Hargeisa 6/8/2014 (SDN/QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee ay ka bexeen Marxuumiinta kala ahMaxamed Yusuf Jaamac (Dhegay) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa iyo Marxuum Suleebaan Haybe Xaaji Dude oo ku geeriyooday magaalada Burco.   Labadaa Marxuum oo ahaa Odayaashii iyo waxgaradkii kaalinta…

                  Read More

                    Halkan Ka Daawo: Hargeisa:kulan lagu sharciyaynayo Lacagaha Xawaaladdaha Lagu soo Diro ee Dibadda Ka imanaysa

                    Hargeisa 6/8/0214 (SDN/QJ)- Kulan Lagu gorfaynayay Xakamaynta Lacagaha Dibada Looga soo diro dadwaynaha Somalida ee loo soo marinayo Xawaaladdaha Somalida ayaa waxa lagaga hadlay sida ugu fudud ee sharci loogu samayn karo Lacagahaasi soo diraya ,Waxaana Ka soo qayb galay Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland ,wasiirka Maaliyada iyo Qaarka mid ah masuuliyiinta Xawaaladdaha Somalida. Hargeisa SDN/QJ…

                    Read More

                      Halkan Ka Daawo : Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socday IGAD oo dalka ku joogay maalmahan booqasho

                      Hargeisa 6/8/2014 (SDN/QJ) Madaxweynaha  Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socday IGAD oo dalka ku joogay maalmahan booqasho.Waxaana madaxweynaha Kulankan ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Xoghaya gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali, Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Saleebaan…

                      Read More

                        ”Al-shabhab iyo boko haram Waa khatarta kaliya ee Africa” Madaxweyne Obama

                        Washington 06.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday qaarada Africa ,iyadoo ay jirto in mareykanku uu loolan kula jiro midowga yurub iyo wadanka China. Balse madaxweynaha mareykanka ee kasoo jeeda Africa ayaa qaarada Africa umuujinaya in mareykanku ay garab taaganyihiin. “Madaxweyne ahaan…

                        Read More

                          DAAWO: Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani laantiisa Sweden oo ka Khaladaadka isdaba yaalka ah ee xukuumada Kulmiye

                          Stockholm Aug 06, 2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani laantiisa Sweden Md. Cantar Kidaar Cune ayaa waxa uu ka hadlay fadhiidnimada dawlada Axmed Siilaanyo iyo wasaaradaha hawlahooda gabay ee hadana ku mashquulay axsaabta mucaaridka dhaliishooda. HALKAN HOOSE KA DAAWO AFHAYEENKA OO QODOBEYNAYA DHALIILAHA KULMIYE SDN/QJ-Stockholm contact@qurbejoog.com

                          Read More

                            Hay’ada Human Corncern oo gacan ka geysan doonta Mashruuca dhismaha wadada Cad(SAWIRO)

                            Hargeysa Aug 06,2014(SDN/QJ)-Hay’ada gargaarka ee Human Concern ee xarunteedu tahay dalka Canada ayaa shaacisay in ay gacan ka geysan doonto mashruuca dhismaha Wada Cad ee isku xiri doonta magaalada Hargeysa iyo Ina Guuxaa. Qurbajooga degaanka wadadu mari doonto ayaa Iyana sidoo kale waxa ay wadashaqeyni dhexmari doontaa hay’ada HCI. Haween weynaha beesha Maxamed Daauud iyo…

                            Read More

                              Inka Badan 2000-kun Oo Tahriibayaal Soomaaliyi Ku Jirto Oo Badda Talyaaniga Laga Soo Badbaadiyey

                              Sicilia:Aug,06,2014(SDN/QJ)-Tahriibayaal Tiradadooda lagu sheegay inay Kor u dhaafayeen 2700-qof oo somaliyi ku jirto, ayaa maalmihii jimcihii iyo Axaddii toddobaadkan laga soo badbaadiyey Xeebaha dalka talyaaniga. Barta Twitterka ee u gaarka ah Mariniska Talyaaniga ayey ku sheegeen inay gurmad xooggan u sameeyeen Muhaajiriinta oo iyagu la socday dhowr dooni oo aad loo soo buux dhaafiyey. Gurmadkii…

                              Read More

                                Muslmiinta Galbeedka Afrika Oo Sanadkan Loo Diiday Inay Xajka Tagaan

                                Riyad:Aug,06,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Sucuudiga ayaa sheegay inay xujayda ka tegaysa Galbeedka afrika aan loo ogaalaan doonin sanadkan inay Tagaan Xajka. War qoraal ah oo ay heshay Warbaahinta Gudaha sucuudigu, ayaa lagu sheegay in dalkaasi mamcuunay inuu fiiso siiyo dadka galbeedka qaarada Afrika kasoo xajaya, iyadoo sababtuna tahay cudurka halista ah ee Ebola oo dalalkaas faro baas…

                                Read More

                                  Maraykanka Oo 33-Bilyan Oo Dollar Ugu Deeqay Qaaradda Afrika

                                  Washington:Aug,06,2014(SDN/QJ)-Shirka Madaxda Afrika iyo Maraykanka u socda oo gebogebo ku dhaw  ayaa lagaga dhawaaqay lacago tiro badan oo la siin doono Qaaradda Afrika. Madaxweynaha maraykanka ayaa shirkaas kaga dhawaaqay inuu bixin doono lacag dhan 33-bilyan oo dollar, taas oo lagu bixin doono Arrimaha muhiimka u ah baahiyaha qaaradda Madow. Hadal uu ka jeediyay shirka Afrika…

                                  Read More

                                    Waalidiinta Aan Ubadkoodu Gacantooda Ku Jirin Oo Bilaabay Inay Iska Diiwaangeliyaan Saldhigyada Muqdisho

                                    Muqdisho:Aug,06,2014(SDN/QJ)-Saldhigyada Magaalada Muqdisho, waxa si weyn u buuxdhaafiyey Boqolaal Waalidiin ah oo aan Haynin Meel ay kaga warramaan caruurro ay dhaleen oo loo malaynayo inay Al-shabaab ku biireen. Waalidiintan ayaa kusoo baxay Hadalkii uu dhawaan Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka qalabka sidaa, kaas oo ahaa in qofkasta oo Alshabaab ah oo gacanta lagu soo dhigo lala soo…

                                    Read More

                                      Taageereyaasha Mucaaridka Jabuuti oo ay Weheliyaan shucuubka Geeska Africa ee Mareykanka ku nool oo ku mudaharaaday Madaxweynaha Jabuuti

                                      Washington Aug 06, 20149SDN/QJ)-Taageereyaasha iyo madax ka mida mucaaridka xukuumada Jabuutioo ay weheliyaan jaaliyadaha dalalka Geeska Africa ayaa ku mudaharaaday madaxweynaha Jabuuti oo ka mida madaxda Afrika ee dalkaa booqanaya. Isu soo baxa oo ay ka qeybgaleen in ka badan 2000 oo ruux ayaa waxa goob jog ku ahaa masuuliyiin uu ka mid ahaa Madaxweyne…

                                      Read More