Kornayl Barre Hiiraale Oo Aqbalay Inuu Si Shuruud La’aan ah Ku Hor-fadhiisto Axme Madobe
Kismayo:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Gaashandhiga Somalia Kornayl Barre Aadan Shire Hiiraale oo maalamahan kulamo la lahaa Xubno ka tirsan Golaha wasiirrada Somalia iyo Urur-goboleedka Egad, ayaa sheegay inuu aqbalay inuu kulan la yeesho Madaxweynaha Maamulka Juba oo ay si weyn iskaga soo horjeedeen. Labada dhinac waxay ku kulmeen Deegaanka Goobweyn oo 11km u jirta Magaalada Kismaayo,…
