Wax Xidhiidh ah Kama Dhexeeyo Qaraxii Jabouti iyo Rasaasta Askarigu Ku dhaawacay Dhakhtarka”Dawlada Jabouti oo Ka hadashay Falkii Madaarka.

    Hargeisa 27/8/2014 (SDN/QJ)-Dawladda Jabuuti ayaa si faahfaahsan uga hadashay sidii uu u dhacay Falkii lagu dhaawacay Dhakhtarka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo laba Askari oo kale wakhti Madaxweynaha Jabuuti ka soo degay Madaarka. Wasiirka arimaha dibada Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay inuu Askariga falkan gaystay sheegtay Arimo gaar ah oo isaga iyo dhakhtarka…

    Read More

      Madax Dhaqameedka Iyo Odoyaasha Deegaankii Ay Ku Muransanayeen Golayaasha Deegaanada Hargeysa Iyo Salaxlay Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Maamul Ahaan Hoos Tagayaan Caasimada Hargeysa.

      Hargeysa 27/8/2014 (SDN/QJ):-odoyaasha iyo madax dhaqameedka deegaanka Koonfureed ee madaarka caasimada Hargeysa ayaa maanta iskugu yimid shir ay kaga hadlayaan cida ay maamul ahaan hoos tagayaan degmooyinka Hargeysa iyo Salaxlay. Shirkan aoo ay iskugu yimaadeen odayaasha, waxgaradka iyo  caaqiladda deegaanka koonfurta madaarka Hargeysa ayaa sheegay in khilaafka caasimadda iyo degmadda Sallaxley ka jira ee ay…

      Read More

        Aqoonyahanka qurbejooga reer Gabilay oo fariin u diray Xukumada Somaliland (Waqtigii aan tashan lahayn baa la gaadhay)

        London 27Aug14 (SDN/QJ) Munaasabad aad u qiimo iyo qaayo badnayd ayaa kulmisay qurba-jooga reer-g abiley ee cariga ingiriiska habeenimadii sabtida. Waxay ahayd xaflad soo dhaw eyn iyo sagootin ah oo loo sameeyey  badhasaabka gobolka Gabiley mr. Maxam ad Cabdi “Shiine”.  kuyalnkan oo  Il-yarta ayaa is qabatay waxaanay u dhacday si sharaf iyo m aamuus leh….

        Read More

          Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka ee waddanka Ingiriiska Mr. Julian Miller oo Safar Hargaysa ku Joogaa,Madaxweyne Siilaanyo iyo Mas’uulkan oo Booqday Ciidanka RRU

          Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka (Deputy National Security Adviser) ee waddanka Ingiriiska Mr. Julian Miller, ayaa markii u horraysay safar shaqo oo kedis ah ku yimi Somaliland shalay. Sarkaalkan darajadiisu aadka u sarrayso ee ka socda Hay’adda Amniga Qaranka, isla markaana Boqortooyada Ingiriiska uga wakiil ah Isbahaysiga NATO, waxa uu safar saacado…

          Read More

            “Ninkaa(cali khaliif) inaanu qabanno ayaanu rabnay laakiin waa naga Baxsaday Oo Ethiopia ayey u Carareen.”Taliye Dhunkaal

            Saax-dheer:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Maxamed Maxamuud Dhunkaal, ayaa Ka Hadlay Dagaal ciidankiisu shalay galabtii  gudaha ugu galeen Magaalada Saax-dheer ee Koonfurta Gobolka Sool. Taliye Dhunkaal oo u warramayey mid ka mid ah idaacadaha ka Hawlgala Dhinaca Koonfurta Somalia, ayaa sheegay inay ciidankooda ku amreen sidii ay u  baajin lahaayeen Caleemo-saar kooxda Khatumo doonaysay inay ku…

            Read More

              Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Si adag ula Hadlay Maamulka Degmada Sallaxley oo Ku Eedeeyay in Dhul Degmadooda ka Tirsan uu Gobolka Hawd Hoos geeyay

              Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ku tilmaamay war been abuura oo aan sal iyo raadtoona lahayn,kaas oo sheegaya inuu Suldaan Maxamed qorsheynayo dhul ay leedahay Sallaxlay inuu ku daro Gobolka HAWD,isla markaana waxa uu eedeeyn kulul u jeediyay Maayarka SALLAXLEY oo uu ku tilmaamay inuu fashilmay….

              Read More

                Hoggaamiyaha Maamulka Jubba Land Oo Lagu Cadaadinayo Inuu Wareejiyo Dekedda Iyo Garoonka Kismayo

                Kismayo:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Maamulka Juba Land Sheeh Axmed Maxamed Islaam (axmed-madoobe), ayaa Haatan lagu cadaadinayaa sidii uu dalwadda Federalka ah ugu wareejin lahaa Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismayo. Heshiis ay sanadkii hore Dowladda iyo Maamulka Jubba ku wada gaadheen Magaalada Addis Ababa, ayaa waxaa laga soo saaray in lix bilood ka dib Dowladda Somaliya, lagu…

                Read More

                  Xabad-joojin Lagu Diirsaday Oo Laga Hirgeliyey Deegaanka Qaza

                  Qaza:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Dagaalyahannada Xamaas ee Reer Falastiin iyo Maamulka Yuhuudda ayaa si wada jir ah u aqbalay Heshiis xabad-joojineed oo ay dabada ka riixayso Dawladda Masar, kaas oo laga hirgelinayo Deegaanka Qaza ee Dagaalladu ka socdeen. Sarkaalka u qaabilsan Xamaas arrimaha wadahadalada Moussa Abu Marzouk ayaa sheegay in heshiis soo afjarayo dagaal socday muddo 7 toddobaad ah…

                  Read More

                    Madaxweynaha Kenya oo Ka Dalbaday Ku Xigeenkiisa inuu Waxbarashadiisa Soo Dhamaysto,Isla Markaana uu Macalimiintiisa Qanciyo Si aanay u Ceeboobin

                    Nairobi 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay ku xigeenkiisa William Ruto inuu dhammeeyo waxbarashadiisa, uusan-na ceebeyn dowladda. Madaxweynaha ayaa ka hadlayay xaflad lagu dhagax-dhigayay dhismeyaal cusub oo lagu kordhinayo Jaamacadda Nairobi. Madaxweynaha ayaa u jeediyay Ruto oo dhowaan iska diiwaan-geliyay PHD jaamacadda Nairobi inuu si adag wax u barto si…

                    Read More

                      Beel Miisaan Leh Oo Sheegtay Inay Ka Baxayso Maamulka Puntland, Una Guurayso Maamullada Dawladda Taabacsan

                      Gaalkacyo:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Beel ka mid ah Kuwii Dhidibada u taagay Maamulka Puntland, ayaa ku dhawaaqday inay Go’aansadeen inay iska baxaan Maamulkaas, isla-markaana ay u digorogonayaan dhinaca Dawladda Federalka. Kulan Waxgaradka Beesha Layl-kase ay ku yeesheen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa sheegeen in ay uga Arinsadeen Qaabkii ay uga bixi lahaayeen Maamulka Puntland. Nabaddoon Salaad…

                      Read More

                        Awiimiir Cusub Oo Shabaabka Buulla-Madheedh Siiyeen Shacabka Deegaanka iyo Weerarro Dhawaan La Filayo In Ciidanka Huwanta Halkaas Ku Bilaabaan

                        Buulo-Madheedh:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Kooxaha Alshabaab eek u sugan magaalada Buull-madheedh ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa shacabka Halkaas deggen awaamiir cusub kusoo rogay. Alshabaab waxa ay gaadiidka waawey ku xidhay Cod-baabiyayaal, waxana ay bilowday inay dadka u sheegto inay magaalada Iskaga Baxaan, waxana ay sabata uga dhigeen inuu cadow kusoo wajahan yahay iyadoo xilligan Ciidamada Huwantu ku sii dhaw…

                        Read More

                          Qaar ka mid ah Shaqaalaha Beeraha Qaadka Kenya Oo Lagu Arkay Xanuunka Ebola iyo Halista Somalia Kaga Iman Karta

                          Nairobi:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya warar sheegaya in Qaar kamid ah shaqaalaha Beeraha qaadka eek u Yaalla Gobolka Meru ee dalka Kenya laga Helay Xanuunka Halista Badan ee Ebola. Shaqaalahani Cudurka Halista ah ee Ebola laga helay ayaa waxaa la sheegay inay ahaayen dhalinyarada gurta Qaadka islamarkaana u kala dhoofin jiray Dalalka Africa. Shaqaalahaani Cudurka laga helay…

                          Read More

                            Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo:Annigu waxaan ku talin lahaa dawladda Somaliland-na aan u soo jeedin lahaa in wada hadal lala furo Cali Khaliif

                            Hargeysa Aug 27,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Cusub ee Xaysimo ee Somaliland Md. C/rashiid Maxamed Axmed (Xiir) ayaa dawlada Somaliland uGu baaqay in wadahadal lala furo madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh. “Annigu waxaan ku talin lahaa dawladda Somaliland-na aan u soo jeedin lahaa in wada hadal lala furo Cali Khaliif, oo wada xaajood lala gallo ayaan ku…

                            Read More

                              Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka ah oo Isku Muruxsaday Iyo Daneeyayaasha Dimuquraadiyada Somaliland oo la eegayo inay soo Farogeliyaan DAAWO

                              Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweyne-nimada Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal ali Xuseen, ayaa faahfaahin ka bixiyey waxay ka wadahadleen Wefti ka socda dalalka Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka iyo nidaamka dimuquraaddiyadda oo Hargeysa ay Insiintii doraad  kulan ku wadayeesheen Masuuliyiinta Xisbiyada, waxaanu sheegay inay Weftigaasi ka garnaqayaan ama dhex-dhexaadinayaan khilaaf…

                              Read More

                                poetry and dance celebrations….damashad gabay iyo ciyaaro

                                Waxaanu si Rasmi ah ugu soo dhawaynayaa bulshada Somali Museum oo xagaagan ay ka socoto bandhig hidaha iyo dhaqanka ah. waanu casumaynaa dhamaantiin inaad kasoo qabgashaan damaashaadka hidaha iyo dhaqanka soomaalida iyo galabnimo ku saabsan gabayada iyo ciyaaraha Bandhigan waxa kawada shaqeeyey Somali Artifact and Cultural Museaum iyo Made Here, oo ah mashruuc ay leedahay…

                                Read More