“Ogolaan Mayno Dhaqdhaqaaq uu Cali Khaliif Galaydh ka Sameeyo Magaalada Buuhoodle,Hadii ay Dhacdana Talaabada ugu Haboon ayaan ka qaadaynaa” Wasiirka Caafimaadka DAAWO
Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed ayaa Hor tagay Gudida arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada. Kulankan oo ahaa Mid ay Saxaafadu dibada ka joogtay ayaa markii uu dhamaaday Waxay Warbaahintu wax ka weydiisay Wasiirka Caafimaadka Dr Saleebaan Xaglo toosiye waxaanu sheegay inay Gudida Warbixin ka siiyeen Xaalada Caafimaad…
