“Mana jirin wax la xidhiidha siyaasada Somalia oo Somaliland kala xaajootay Kay, sida nidaamka Federaaliga ah ee Somalia” Wasaaradda Arrimaha Dibada oo Tilmaan ka bixisay arrimihii ay kala hadleen Danjire Key

    Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa maanta Qoraal ay soo saartay Waxay ku faahfaahisay Socdaalkii Wakiilka Xoghayaha Guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia uu ku Yimi Caasimada Hargaysa,Waxaanay Cadaysay inaanay ka wada hadlin amuuraha la xidhiidha Siyaasada Somalia. Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexan yahay u qaybsanaha Wasaaradda Arrimaha Dibada ee…

    Read More

      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Gudoomiye u Magacaabay Gobolka Xaysimo ee Xaruntiisu tahay Magaalada Taleex

      Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Warsaxaafadeed Maanta ka soo Baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu Sheegay in Madaxweynaha Somaliland uu Digreeto ku magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Cusub ee Xaysimo oo Xaruntiisi Tahay Magaalada Taleex. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay SL/M/XERM/249-2670/082014 ku magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Jamhuuriyadda Somaliland.   MADAXWEYNUHU:-…

      Read More

      Libya oo Ka Tanaasushey (Africa Cup of Nation) Maxay Qoonsatey? (By Jaahuur)

      Libya-24-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo Libya oo ka cabatay in koobka horyaalka Afrika lagu qabto dalkeeda sannadka 2017-ka  sababna aay ka dhigteen dagaalo aay isku feenteen awgeed. Xidhiidhka kubadda cagta ee Afrika (CAF) ayaa ku marti qaadey kuwii u diyaar ah tartanka. Waddankii jecel inuu qabto tartanka koobkan waxay haystaan ilaa…

      Read More

        Daacish Oo Warbaahinta Keentay Dagaalyahankeeda Ugu Da’da Yar 5000-kun Ee Ajaanibta Gacanteeda Ku Jira

        Mosil:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Kooxda ka dagaallanta dalalka Syria iyo Ciraaq ee Daacish, ayaa warbaahinta kasoo saartay wiil aad u da\yar oo kor u haya Qoriga AK-47-ka, kaas oo ka mid ah dagaalyahanadeeda ajaanibta ah. Wiilkan yar ayaa magaciisa lagu sheegay Younes Abaaoud oo ah 13 jir ka tagay dalka Belgium, waxana ay muujiyeen sida uu diyaarka ugu yahay…

        Read More

          Madaxweyne Kenyata Oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Deriska la ah Ee Uganda

          Nairobi:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Uhuru Kenyata, ayaa safar ku gaadhay dalka Uganda, iyadoo u jeeddaduna tahay siduu uu uga qaybgeli lahaa kulan dhallinyarada Arrimahooda Lagaga hadlayo  oo Halkas ka dhacaya. Madaxwayne Kenyatta, ayaa lagu wadaa inuu kulankaasi hadal ka soo jeediyo iyadoo la filayo inuu ka jawaabo su,aalo ku aadan hogaanka, maaraynta iyo ganacsiga. Madaxwaynaha dalka ayaa sidoo…

          Read More

            Raxan Daanyeerro ah Oo Xoog Kula Wareegay Biyo Loo Waday Dadweyne Ku Harraadanaa Gobolka Gedo

            Garbahaarray:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Waxa Maalintii shalay ka dhacday Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo dhacdo yaab badan, kadib markii raxan daayeerro ahi weerar laxaad leh ku qaadeen Dameero u dhaansanaa Dadka deegaankaas deggen oo Haraad  iyo abaaro la ildaran. Daayeerradan ayaa  iyagoo kooxo kooxo u socda waxa ay weerar ku qaadeen Daameero Biyo lagaga soo raray Goobo Fogfog iyo…

            Read More

              Xasan Sheekh Oo Jeelka Kasii Daayey Siyaasiyiin Aqbalay Shuruudo La Hordhigay iyo Axmed Daaci Oo Shuruudo Cusub Codsaday

              Muqdisho:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la sii daayey tiro ka mid ah siyaasiyiintii Siyaasadda Dawladda Dhaliilay ee  dhawaan lagu xidhxidhay  Gudaha Magaaldaas, halka qaar kalena wali jeelasha ku jiraa. Wararka ayaa intaas ku daray in Siyaasiga Maxamuud Daahir Faarax (Qooley) iyo Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Jamhuuriga Cali Maxamed Nuux (Timajilic) xalay laga…

              Read More

                Jimciyadda Quruumaha Ka Dhaxaysa Oo Caddaysay Inay Ciidanka AMISOM Weerarayaan Dedekadaha Al-shabaab Gacantooda ku Hadhsan

                Nairobi:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay Inay ciidamada AMISOM Diyaar u yihiin weerarro ay ku qaadaan Goobha Dedekaddaha ah ee Kooxda Alshabaab wali gacanteeda ku hadhay. Ergayga Qaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay oo isagu arrintan ka Hadlay ayaa sheegay in ciidanka AMISMO iyo kuwa Somalia diyaar u yihiin inay Goobahaas Weeraaraan si…

                Read More

                  Cali Gurey:Xeerka Doorashooyinka madaxweynuhu Wakiilada Horgeeyay waa ka duwan yahay kii lagu heshiiyay

                  Hargeysa Aug 24,2014(SDN/QJ)-Gudoomiye ku-xigeenka xisbiga UCID Cali Gurey ayaa ka waramay xeerka Doorashooyinka ee uu madaxweyne Axmed Siilaanyo dhawaanta u gudbiyay Gollaha Wakiilada Somaliland. Cali Gurey ayaa sheegay in madaxweyne Axmed Siilaanyo uu xeer baal marsan heshiiskii Doorashooyinka ee beesha calamku wax ka ogeyd mid baal marsan geeyay Wakiilada, Qoraalka Cali Gurey ayaa sidan u…

                  Read More

                    DAAWO:Khudbad uu Afhayeenka xisbiga Wadani ee dalka Swden ka jeediyay xaflad ay isku dubarideen Guddiyada cusub ee xisbiga UCID ee dalka Sweden

                    Fagersta Aug 24, 2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani ee dalka Sweden Cantar Kidaar Cune ayaa khudbad uu uga hadlayo xaalada siyaasada ee uu dalka Somaliland haatan ku jiro waxa uu ka jeediyay xaflad ay soo abaabuleen Gudidyada cusub ee xisbiga UCID ee dalka Sweden. Afhayeenka Wadani ee dalka Sweden ayaa ku dheeraaday ka hadalka cadaalad darada iyo…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada Somaliland oo Si adag uga Dooday Xeerka Baananka Ganacsiga Daawo

                      Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Dood adag oo xasaasi ah ka yeeshay Xeerka Baananka Ganacsiga ee Somaliland oo la hor-geeyey Wakiillada, ka dib markii uu soo curiyey Baanka dhexe ee dalku, kuwaasoo is-dul-taagay qodobbo ay sheegeen inaanay Bulshadana dammaanad buuxda u muujinayn iyo qodobbo Shareecada Islaamka iyo Dastuurka Qaranka…

                      Read More

                        Musuq Maasuqa iyo Wax is daba Marinta lagu eedaynayo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Qoraalo Sir ah oo soo baxay AKHRI

                        Washington 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia ayaa u direy Bankiga Keydka Mareykanka US Federal Reverse Bank waraaq uu ku dalbanayo in loo ogolaado lacagta keydka ee Dowladii Somaliya lahayd.   Waxaana fududeeyay qoraalka waraaqdan safiirka Somalida ee dalka Kenya Maxamed Cali Americo, iyadoona la direy xilli uusan Madaxweynuhu kala tashan qoraalkan Baarlamanka Dowlada Federalka Somaliya.   Talaabadan…

                        Read More

                          Xisbiga Waddani oo ka Digay Talaabooyin ay Xukuumadu Cimri dherer iyo Mudo Kordhin ku raadinayso DAAWO

                          Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa Xukuumadda ku eedeeyay in ay waddo ama mar marsiiyo u raadinayso sidii loogu samayn lahaa muddo kordhin loo sameeyo muddo xileedkeeda sii dhamaanaya isla markaana tilmaamay in aanay ka Xisbi WADDANI ahaan in aanay  diyaar u ahayn in ay aqbalaan in diiwaan galinta muwaadiniinta la sameeyo…

                          Read More

                            Mudanayaal Ka Tirsan Golayaasha Deegaanada Dalka oo ka Dareen Celiyay Xayiraad ka qaadistii Wasiirka A.Gudaha ee Kulamada ay Hogaanadooda Xasaanada kaga qaadayaan

                            Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Goleyaasha deegaanka ee dalka ayaa dhamaantoodba si isku mid ah u soo dhaweeyay go’aankii uu wasiirka daakhiliga Somaliland Cali Warancadde ku fasaxay in goleyaasha deegaanku ay fadhiyadooda aan caadiga ahayn   qabsan karaan. Ka dib markii uu hore xayiraad uga saaray wasiirka arrimaha guduhu goleyaasha deegaanka dalku in aanay  qaabsan Karin fadhiyadda…

                            Read More

                              Maareeyaha Madbacadda Qaranka Oo Ka War Bixiyay Waxqabadkooda Shaqo iyo Xafidnaanta Adeegyadooda

                              Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Maareeyaha Madbacadda Qaranka Cabdilaahi Maxamed Jaamac(Carey),ayaa ka war bixiyay wax qabadka ay Madbacadda Qaranku u hayso Qaranka Somaliland waxaanu  si faah faahsan uga warramay waxyaabaha ay daabacdo Madbacada Qaranku iyo waliba qalab cusub oo ay ku soo kordhiyeen Madbacadda Qaranka,waxaa kale oo uu ka hadlay sida ay waajib u tahay in…

                              Read More

                                Somalia oo Saluugsan Qaabka uu u socdo Wada hadalada u dhexeeya iyaga iyo Somaliland

                                Muqdisho 23.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dawlada Somaliya ayaa gaabis ku tilmaantay qaabka ay u socdaan wada hadalada Somaialnd iyo Somaliya, iyadoo sidoo kale soo jeedisay in la dardar geliyo. Raysal Wasaare ku xigeenka Dawlada Faderaalka Somaliya ahna wasiirka diinta iyo awqaafta Md:Ridwaan Xirsi Maxamed, oo ka soo jeeda asal ahaan Somaliland,  oo la hadlaayey warbaahinta dawladda…

                                Read More