“Amar si toos ah ama si dadban la iisiiyey oo aan diiday ma jiro, xildhibaan aan xidhayna ma jirto markii aan….” Sanbaloolshe
Muqdisho:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Cabdilaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay xilka-qaadista uu ku sameeyey ra’isal wasaare Cabidweli oo muran dhalisay. Mudane salbaloolshe oo u warramay TV-ga Universal, ayaa sheegay inaanu waligii diidin amarro la siiyey, isla-markaana xilka-qaadistiisa dambe ee uu madaxweynuhu sameeyey tahay mid mudan in loo hoggaansanaado. Waxa uu sheegay inay tahay xilka qaadistiisu…
