Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka: “Xukuumaddu Mar dhow ayey wadahadal la bilaabaysaa Puntland”

    Muqdisho Sept 22, 2014(SDN/QJ)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay dhowaan wadahadal daah-furan la bilaabi doonto Dawlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Mudane Ridwaan Xirsi ayaa sheegay in wadahadaladii la filayey inay dhowaan dhex-maraan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Puntland uu dib-u-dhac ku yimi sababo…

    Read More

      Golaha Wasiirada oo Magcaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka

      Muqdisho, 21, September, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaliya. Kulankan oo looga dooday arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin ammaanka qaranka iyo Hindise-sharciyadeedka Biyaha, ayaa waxaa ugu danbayntii lagu magcaabay Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka….

      Read More

        Deputy Prime Minister congratulates International Peace Day – “ We have to Hold up the Somali People’s Right to Peace”

        His Excellency the Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia Ridwan Hersi Mohamed today congratulated the Somali people on the International Peace Day, declaring that the great nation of Somalia deserves peace, development and to keep pace with the world. His Excellency Ridwan Hersi also urged all Somali people to refrain from use…

        Read More

          Trio prosecuted for hate attack against Somalis

          Three young men in southern Sweden suspected of attacking Somali refugees with stones and screaming “sieg heil” have been indicted on charges of racial agitation. The incident occurred on August 21st in the small municipality of Tomelilla in Skåne. Three brothers from Somali were awoken in the early hours when a window of their apartment…

          Read More

            Water shortage hits Somali regions

            People and animals in the Galgagud, Hiran and Mudug regions of central Somalia have been hit by an acute shortage of water after almost a year without proper rainfall.The Commissioner of Mahas district in Hiran region, Mumin Mohamed Halane told the African Press Agency on Sunday that hundreds of rural people have flocked to towns…

            Read More

              Gabay Cusub oo Halku Dhegiisu Yahay “Badhaysi” Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Cumar Cashuur {DHAGAYSO}

              Hargaysa 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hal abuur kasta Xil ayaa ka Saaran inuu wax ka Curiyo Xaalad kasta oo ay Ku Sugan Yihiin Bulshada uu ku dhex Nool yahay,Hal abuurku Waa Tilmaame iyo Tusaha dadkiisa u Sheega Wadada ay Marayaan inay tahay Tii la rabay ee Higsiga iyo Himiladooda ka Turjumaysay. Maanta Waxay Shabakada Qurbejoog.com halkan…

              Read More

                Madaxweynaha Gal Mudug oo loo diiday in Diyaarad uu soo raaci lahaa ay Gaalkacayo soo Fadhiisato,Waa Maxay Sababtu?

                Gaalkacayo 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Diyaarad ka soo qaadi lahayd magaalada Muqdisho madaxweynaha maamulka Galmudug,Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa amar lugu siiyey inaysan soo caga dhigan karin magaalada Gaalkacyo.   Ilo xog-ogaal ayaa  xaqiijiyey in madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) uu ka baaqsaday diyaarad uu ka soo raaci lahaa Muqdisho oo uu ka soo dagi…

                Read More

                  Murankii ka Taagnaa Arrimaha Diiwaangelinta Somaliland oo lasoo Gunaanaday iyo Hoggaanka saddexda Xisbi-qaranka oo Ka Hadlay

                  Hargeysa:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Waxa goor dhaweyd  kulan lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland lagu soo Gunaanaday murankii ka taagnaa arrimaha Diiwaangelinta,iyadoo ay halkaas ka hadleen hoggaanka sare ee axsaabta qaranka Somaliland. Kulan maalintii shalay bilaabmay oo ujeeddadiisu ahayd in bulshada loo bayaamiyo in meesha laga saaray khilaafkii ka  taagnaa qoddobo ku jirey xeerka diiwaangelinta oo haatan horyaalla Golaha Baarlamaanka, …

                  Read More

                    Halkan Ka Daawo: Xasan Ciise Jaamac Oo Maanta Si Adag Uga Hadlay Dilkiiii Sarakiisha Iyo Shaqaaqadii Gabilay Dhacday

                    Hargisa 21/9/2014 (SDN/QJ)Gudoomihii  ururkii  xaqsoor  xasan ciise jaamac ayaa maanta ka hadlay  shaqaaqadii ka dhacday gobalka gabilay  isagoo sidoo kale ka hadlay dilkii Sarakiisha  ciidankee ka dhacay degmada qori lugud  taasi  oo xukuuada si adag ugu canbaareyey  wax ka qabashadeda Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Conact@somalidisporanews.com  

                    Read More

                      Halkan Ka Daawo: Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland C/raxman Saylici Oo Ka Hadlay Muranki Diiwan-Galinta Madaniga Ah

                      Hargeisa 21/9/2014 (SDN/QJ) Madaxwayne ku xigenka somaliland  ayaa maanta ka hadlay xeerka diiwan galinta madaniga ah oo baryahii ugu danbeyey muaran badani  ka taagnaa taasi oo dhaman  gobalada iyo degmoyinka si adag loga soo  horjestay  ayaa markale xukuumadu  qasriga madaxtoyada ku marti qaday gudomiyasha labada xisbi Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                      Read More

                        DAAWO:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Safarkiisii Ottawa Canada oo la kulmay Jaliyada Somaliland

                        Ottawa Sept 21,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Md Maxamed Yonis Bixi ayaa booqasho shaqo oo uu ku tegay dalka Canada waxa uu kulan gaar ah la yeeshay jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan caasimada Canada ee Ottawa. Wasiirka ayaa halkaa jaaliyada khudbad uu uGu jeediyay waxa uu ku dheeraaday xaaladihii u danbeeyay ee dalka iyo…

                        Read More

                          Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo meesha ka saaray inuu jiro Khilaaf u dhexeeya Madaxda sare ee Qaranka

                          Muqdisho Sept 21,2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomalaiya, kaasi oo diiradda lagu saarayey horumarka laga sameeyey ammaanka iyo siyaasadda dalka. Shirkan aan caadiga ahayn ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud…

                          Read More

                            Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                            Mogadishu Sept 21, 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Dib u heshiisiinta ka socota Kismaayo, Dib u heshiisiinta ka socota Baydhabo, horumarka tirokoobka dadweynaha, horumarka waxbarashada dalka, shirka amniga…

                            Read More

                              Cali Khaliif Oo Cambaarayn Kala Kulmay Qaar Kamid ah Taageerayaashii Durbaanka u Tumi jirey

                              Muqdisho:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Xubno katirsan odayaasha durbaaka u tuma Kooxda Khaatumo, ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Muqisho ku sheegay inay si weyn uga soo horjeedaan Hannaanka uu Cali Khaliif u magacaabay xubnaha uu wasiirrada ku sheegay xilli uu wali ku dhuumaalaysanayo dhirta dhexdeeda. Cabdillaahi Sheekh Cabdi oo ka mid ah odayaasha  sida joogtada ah ula…

                              Read More

                                Hay’ad Caalami ah Oo Walaac Ka Muujisay Nolosha Carruurta Da’da Yar ee Reer Kenya

                                Nairobi:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Kenya ayaa lagu daray Dalalka ay sida joogtada ah ugu geeriyoodaan Carruurta Da’doodu ka Hoosayso Shanta Sano sida ay sheegayso Warbixin cusub oo dhawaan lasoo saaray. Sida ku cad warbixinta ay soosaartay UNICEF dowlada kenya ayaa ku guul daraysan karta hadafka la tiigsanayo 2015ka taasi oo ah in dhimashada caruurta ka yar 5 sano hoos…

                                Read More