Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Ku Sii Jeeda Magaalada Xiingalool oo uu Maanta ka Furmayo Shir Muran dhaliyay DAAWO

    Ceerigaabo 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa  Socdaal Shaqo ku Tegay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Weftiga Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Ku Sii Jeeda Magaalada Xiingalool oo uu Maanta ka furmayo Shir dhaqan oo ay leeyihiin Beesha…

    Read More

      Warbaahinta Madaxa bannaan ee Muqdisho oo Amar lagu Siiyay inaanay ka Hadli karin Wararka Alshabaab Cidii ka Hor Timaadana Talaabo laga qaadayo

      Muqdisho 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Taliska Nabadsugida gobolka Banaadir ayaa  amar ku soo rogay saxaafada madaxa bannaan ee ka hawlgasha magaalada Muqdisho kadib markii ay isugu yeereen masuuliyiinta hay’adaha warbaahinta gudaha.   Taliyaha nabadsugida gobolka Banaadir Maxamed Aadan Koofi iyo ku Xigeenkiisa C/fataax Ibraahim Shaaweeye ayaa wariyaasha kula hadlay xarunta nabadsugida gobolka Banaadir iyagoo u sheegay…

      Read More

        Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Punt land oo Tababar Noociisu ku Cusub yahay loo furay {DHAGAYSO}

        Garowe 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 40 askari oo katirsan ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa maanta loo furay tababar ku saabsan qaabka la isaga ilaalinkaro oo looga hortagi karo xanuunka dilaaga ah ee HIV/Aids.   Tababarkaan oo socondoono muddo labo maalin ah ayaa ciidamada la baridoonaa macluumaad badan oo ku saabsan xanuunkaan iyo halistiisa….

        Read More

          Baalashlayashi iyo darbijiifkii hargaisa oo iskubedelay madaxda kooxaha wax tahriibiya iyaga oo guryo iyo gawaadhi qaali ah ka iibsaday lacagta dadka reer Somaliland/moogananta dadka reer hairgaisa iyo lashaqaynta madax katirsan waaxaha emigrationka /cadaymo documenti ah

          Magaalada hargaisa oo ah casimada Somaliland iyo magaalooyinka waawayn ee kale waxa sanadihii ugudanbeeyey lagadareemayay olalaha abaabulan ee tahriibinta dhalinta iyada oo ay hormoodkayihiin kooxa udhashay konfurta Somalia xamar iyo kooxo kayimid jigjiga kililka shanaad itobiya oo baalashlayaal ka ahanjiray suuqyada hargaisa halka ay manta gawadhiga ugu quruxdabadan iyo guryaha uguwaawayn ugajiraan hargaisa .iyagoo gabdho…

          Read More

            Alla Maganne; ASMARA Ayaa Ka Dhow ADDIS ABABA

            23 sannadood ka hor markii ay labadii jabhadood ee SNM iyo EPRDF oo ahaa cududihii xoreeyey dalalka Somaliland iyo Itoobiya iyo Weliba Jabhadii kale ee TPLF oo iyaduna kasoo jeedday deegaanka Eretariya kuwaas oo dhammaantood isku wada fil ahaa isla markaana hal mar wax ka beddelay siyaasadii iyo dawladihii geeska Afrika oo aan xidhiidhkoodu fiicnayn,…

            Read More

              NUSOJ Deplores the Arrest of Dalsan Radio Director and Calls for his unconditional Release

              Mogadishu, September 3, 2014The National Union of Somali Journalists [NUSOJ] deplores detention of prominent journalist in Mogadishu on Wednesday September 03, 2014 between 09 – 10:00am by the Somali National Intelligence and Security Agency and calls for his unconditional release. Members of the NSA arrested Hassan Ali Gesey, Director of Radio Dalsan and Chairman of…

              Read More

                Ogaysiis Dhamaan Tageeraysh​a Xisbiga Wadaani Laanta Sweden Iyo Dhamaan Dadweynaha Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Stockhlom Iyo Nawaaxiige​eda

                dhamaan taageerayasha xisbiga wadaani iyo dhamaan shacabka reer somaliland ee ku dhaqan stockhlom iyo nawaaxigedda waxa sii sharaf leh  lo ogaysiinaya in ay ka soo qeybgalan xalflada lo qabanayo taageerayal cusub oo xisbiga wadaani laantisa sweden ku so biiray ,geesta kale  waxaa lo sheegaya taageeraysha xisbiga wadaani laanta sweden in gudoomiyaha guud ee xisbiga wadaani…

                Read More

                  Somali-American who died fighting for ISIS cleaned planes for Delta Airlines at Minneapolis airport before he joined terrorist group

                  A Somali-American who was killed fighting for ISIS in Syria cleaned jetliners for Delta Airlines before he left the United States to fight for the Islamic terrorist group, it has been revealed. Abdirahmaan Muhumed, 29, had security clearances that granted him special access to Minneapolis-St. Paul International Airport in his job with Delta Global Services,…

                  Read More

                    Double standard: Is the reason that influenced the so-called international community’s call to withdraw troops from Saaxdheer

                    In last days for the month of August, 2014, the inauguration cerebration expected to be honored Khaaatum for the newly elected president of Khaatum, Mr. Ali Khaleef Galaydh was foiled by Somali-land army. However, a joint press statement from U.S. Special Representative for Somalia, James McAnulty, UN envoy to Somalia Nicholas Kay and European Union…

                    Read More

                      Somalia gives Al-Shabaab 45 days to surrender

                      The Somali government has given the members of Al-Shabaab militant group 45 days to surrender and renounce violence. “The government has given Al-Shabaab 45 days to surrender and return to their homes and families,” National Security Minister Khalif Ereg said following a cabinet meeting late on Tuesday. “The government is committed to rehabilitating militants who…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Khudbadii ugu Adkayd Ku Soo Bandhigayay Dhaliilaha Dawlada ee Doorashooyinka {DHAGAYSO}

                        Hargeisa 03.Sep 2014 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,ayaa Maanta Si adag uga Hadlay  arrimaha Doorashooyinka isagoo dhaleecayn ba’an u soo Jeediyay Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu ku eedeeyay inaanay  dhab ka ahayn dooda ay ku sheegaan inay qabanayaan doorashooyinka Xiligii loogu talo galay. Gudoomiye Cirro Waxa uu Xusay in Xukuumadu…

                        Read More

                          “Qabyaaladdu Madaxweynay Leedahay oo waa Siilaanyo waanu Joogaa.” Xildhibaan Bashiir Tukaale {DHAGAYSO}

                          Hargeisa 03.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland Isla markaana Xubin ka ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani ayaa mar uu maanta ka hadlayay Munaasibad uu Xisbigoodu ku soo dhawaynayay Xubno Cusub oo ku soo Biiray Waxa uu Sheegay in Qabyaaladu ay leedahay Madaxweyne Kaas oo ah…

                          Read More

                            DAAWO:Ergeyga dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalka Canada Xuseen Candhoole oo bogaadiyay Culimadii reer Jabuuti ee dhawaanta la sii daayay,kana hadlay wadahadalada mucaaridka iyo dawlada Jabuuti

                            Ottawa Sept 03,2014(SDN/QJ)-Ergeyga gaarka ah ee dalada mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay caasimada dalka Canada ee Ottawa waxa uu uga hadlay siideyntii culimadii reer Jabuuti ee u xirneyd dawlada Jabuuti mudada 18k bilood aheyd. Md Xuseen Candhoole ayaa sidoo kale ka hadlay laba ka mida…

                            Read More

                              Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo ku Baaqay in la sii Daayo Agaasime Xasan Cali Geesey

                              Muqdisho, September 3, 2014(SDN/QJ)-Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xarriga loo geysay Agaasimaha Idaacada Dalsan ahna Guddoomiyaha Dalladda SIMHA oo maanta Arbaco Ciidamada Ammaanka ay xabsiga u dhaadhiciyeen, iyadoo NUSOJ ay ku baaqayso in xorriyadiisa loo soo celiyo. Xarrigga Agaasimaha ayaa yimid kadib markii uu wareysi siiyay Idaacadda VOA, kaasoo…

                              Read More

                                Col. Barre Hiiraale oo magaalada Muqdisho kula kulmay Bulshada qeybaheeda kala duwan

                                Muqdisho Sept 03,2014(SDN/QJ)-Munaasabad ballaaran oo kasoo qeyb galeen Waxgarad, Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Odayaal, iyo Haween oo warbixin looga dhageysanayay Col, Barre Aaden Shire (Barre Hiiraale) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Barre Hiiraale oo warbixin dheer oo ku saabsan marxaladihii kala duwanaa ee soo mareen hanaanka dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka goobta ka akhriyay, ayaa waxa  uu tilmaamay in…

                                Read More