Siyaasi Cismaan Hindi Oo Qaar Ka Mida Siyaasiyinnta Ka Ag Dhaw Madaxwayne Siilanyo Ku Tilaamay Qaar Dano Gaara Wata Oo Sharaftisana Wax Udhimaya Waxna Ka Qabto
Siyaasiga Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa iftiimiyay Koox uu sheegay in Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ay ka tirsan yihiin,kuwaasi oo uu tilmaamay inay Siyaasadda Madaxweynaha ka soo horjeedaan Siyaasi Cismaan Hindi Oo Wargeyska Jamhuuriya la hadlayay ayaa yidhi “Anigoo aad u ixtiraamaya Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), laakiin waxa suuqa la isla dhexmarayo;…
