Wasiir eedo dul hoganayaan oo dhaliishiisa ku Sar jaray Xiligii Udub
Hargaysa 21.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo si adag uga difaacay eedo Musuqmaasuq oo uu jeediyey Wasiir hore uga tirsanaa Xukuumadii Madaxweyne Rayaale Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa isbarbar dhig ku samaayey dhismayaasha dawlada ay iibiyeen Xukuumadii Madaxweyne Rayaale iyo Xukuumadda haatan ee Madaxweyne Siilaanyo,…
