3 Missing US Girls Detained in Germany

    Three teenage girls from the western U.S. city of Denver, Colorado are reported on their way back to the United States after going missing from their homes last Friday and later being apprehended in Frankfurt, Germany. Relatives and other sources told VOA’s Somali Service the girls left Denver and flew to Frankfurt via Chicago. Family…

    Read More

      Golaha Wakiilada oo Fadhi aan Caadi ahayn loo Iclaamiyay Si loo Ansixiyo Komiishanka Cusub+Gudoomiye Cirro oo Sheegay in Qoraaladii lagu ansixin lahaa In Madaxtooyadu Hayso Iyo Xubno la Ansixinayo.DAAWO

      Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo Ku Jira Fasaxoodii Caadiga ahaa ayaa loogu baaqay inay ka soo qayb galaan Fadhi aan Caadi ahayn oo u furmi doona Sabtida Soo Socota Kaas oo lagaga hadli doono laba qodob oo Muhiimad balaadhan u leh dalka. Sida lagu Cadeeyay Qoraal Yeedhmo ah oo uu Soo Saaray…

      Read More

        Sida uu Telefishanka Qaranku dhacdo Wareed uga dhigay Diiwaangelinta Ma Waafaqsan tahay Shuruucda Saxaafada {DAAWO}

        Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Sida ay Mihnad kastaaba u leedahay Shuruuc ay ku dhaqanto ayay Saxaafaduna u leedahay Xeerar iyo Qawaaniin ay ku Sar goyso Wax kasta oo ay ummada akhrisata,Dhagaysata iyo kuwa daawadaba u tebinayso. Waa laba kala duwan War iyo Xayaysiis, Warku wuxuu leeyahay Qodobo la rabo inuu ka Jawaabo Sida Maxaa dhacay,Goormay…

        Read More

          Hay’ada Islaami ah oo ku Wareejisay Wasiirka Cadaalada iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Kun Kartoon oo Timir ay ugu Talo Gashay Maxaabiista Jeelka Hargaysa DAAWO

          Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa  kala wareegay Hay’ada Huda Deeq Timir ah oo ay ugu Talo gashay Maxaabiista ku Jirta Jeelka Caasimada . Wasiirka Wasaaradda Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Xiirane ayaa uga Mahadceliyay Hay’ada Huda Deeqdan Timirta ah…

          Read More

            Kormeerkii Madaxweyne Ku Xigeenku ku Maray Wasaaradaha Dawlada iyo Fariin uu Bulshada u diray DAAWO

            Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa Kormeer Ujeedadiisu ahayd Sidii uu Shacabka ugu dhiirigelin lahaa qaadashada Kaadhka Jinsiyada waxa uu ku soo maray qaar ka Mid ah  Goobaha ay ka socoto Diiwaangelinta Madaniga ah ee Caasimada Hargaysa. Madaxweyne Ku Xigeenka J.S.Land ahna Ku simaha Madaxweynuhu Waxa uu Kormeer…

            Read More

              Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Sii dardaar weriyay Natiijada Socdaalka Sadexda Gudoomiye Xisbi ku tageen Kenya DAAWO

              Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCDI  Eng Faysal Cali Waraabe,ayaa walaac weyn ka muujiyay waxa ay kala soo kulmi doonaan scdaal ay sadexda Guddoomiye Xisbi Qaran ugu kicitimeen xarunta dalka Kenya ee Nairobi oo ay ku soo wada  hadli doonaan qaadhaan bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ka taageera . Guddoomiye Faysal Cali Waraabe…

              Read More

                Qayb Cusub oo lagu Soo Kordhinayo Dugsiga Boodhinka ah ee Balli Mataan ee Deegaanka Sallaxley DAAWO

                Balli Mataan 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska iyo Madax kale oo Wehelisa ayaa dhagax dhigay Qaybo lagu soo Kordhinayo Dugsiga Boodhinka ah ee Balli Mataan. Hirgalinta Dayrkan Waxaa si wada jir ah isaga kaashaday Wasaaradda Waxbarashada iyo Bulshada Deegaanka Balli Mataan ee Degmada Sallaxley. Balli Mataan SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                Read More

                  Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo ka Hadlay Khilaafka Golaha Deegaanka Si Cadna ula Saftay Maayar Solteco DAAWO

                  Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex aloosmay Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa,Isagoo si Toos ah ula Saftay Maayarka Caasimada C.raxmaan Solteco. Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir waxa uu Xusay in Golaha Deegaanku uu Mudo Kooban Shaqaynayay isagoo sheegay inaanay Wax dhici kara ahayn…

                  Read More

                    Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Madal loo dhamaa Gudoomiye Muuse Biixi ugu Bandhigay Gefafka Xukuumada DAAWO

                    Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Wax lala yaabo ay tahay in Xeerkii Diiwaangelinta oo Weli ku Jira Gacanta Golayaasha Xeer dejinta hadana loo fasiro mid dhaqan gal ah . Murashax Jamaal oo ka hadlayay Xili ay dalka ka dhoofayeen Gudoomiyeyaasha Sadexda Xisbi ee Kulmiye,Ucid…

                    Read More

                      Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo Xaaran ku Tilmaamay Diiwaangelinta Socota oo Shuruucdeedii Weli Qabyo Yihiin

                      Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga talada haya ee KULMIYE iyo Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa isku raacay inay sharci-darro tahay in diiwaangelinta Madaniga ah si rasmi ah ay u bilawday Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland iyadoo aanu illaa hadda ansax noqon Xeerka diiwaangelinta Muwaaddiniinta iyo Ta Cod-bixiyeyaasha doorashooyinku oo uu weli Golayaasha Sharci-dejinta la yaallo….

                      Read More

                        Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay in Ciwaan ku Leeyahay Shabakada Xidhiidhka Dadweynaha ee Facebook

                        Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)-Taliyaha Ciidaanka Booliska Somaliland Sareeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa shaaciyay inaanu lahayn FACEBOOK uu isticmaalo, isla markaana ay jiraan dad magaciisa ku isticmaala Facebook-ga. Taliye Fadal Wuxuu la socodsiiyay shacabka reer Somaliland iyo cidd-kasta oo isticmaasha Facebook-ga inay sidaa ula socdaan oo ay uga war-hayaan: “Facebook aan leeyahay oo aan isticmaala…

                        Read More

                          The head of united nation-monitoring group for Somalia and Eritrea (Jarat Chopra) and Al-Qaida affiliated group (Alshabab) have shared interest to destabilize somalia even though that ill mission has been be unsuccessful‏

                            In the event anyone concentrates Somali news headlines regardless any part of the world, you will come to notice that Somalia is recovering gradually from anarchy in place over 20 years, as security has improved beyond any imagination by the will of Somali people, their leadership and with friendly cooperation of Somalia neighbors countries…

                          Read More

                            AU to probe sex abuse by AMISOM troops in Somalia

                            THE African Union (AU) has established a team to investigate allegations of sexual exploitation and abuse by Ugandan and Burundian troops serving under the AU Mission in Somalia.   According to AMISOM, the chairperson of the AU Commission Nkosazana Dlamini-Zuma authorized the deployment of an investigation team into the allegations against AU personnel made by…

                            Read More

                              Kenya: 5 suspected bombers killed

                              NAIROBI, Kenya (AP) — Kenyan and Somali soldiers killed five suspected Islamic extremist bombers attempting to cross into the country from Ethiopia in a car laden with explosives and six suicide vests, a Kenyan military spokesman said Sunday. Bogita Ongeri said authorities recovered 100kg (220 pounds) of TNT from the vehicle which was intercepted at…

                              Read More

                                Daawo :Odayasha Galbed Somaliland Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Xukunki Ay Maxakamada Ciidanka Milatarigu Ku Riday Dad Ku Eedaysnaa Fududaynta Dilkii Sharaakiishi Qorilugud

                                Hargeisa 19/oc/2014(SDN/QJ)Qaar  ka mida odayaasha ku  dhaqan  magaalada hargeisa ayaa  saka si  adag uga soo hor jestay xukun ay  maxkamada ciidanka milatariga somaliland  ku  riday  dad ku eedaysnaa  fududaynta dilkii labada sarkaal Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.comm

                                Read More

                                  Banaanbixii Ugu Waynaa Oo ka Dhacay Magaalada Baladwayne Ee Xarunta Hiiraan

                                  Baladwayne 19/oc/2014(SDN/QJ)Bannaanbixii ugu weynaa ee dhawaanahan ka dhaca magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta ka dhacay degmadaas, dibadbaxan oo looga soo horjeedo ciidamada Jabuuti eek a socda dalka Hiiraan. Shacabka degmada Baladweyne ee dibadbaxa ka qaybgalaya ayaa waxay ku eedeeyeen ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah AMISOM inay mas’uul ka yihiin dagaallada Deefoow…

                                  Read More

                                    Daawo: Safiirka midawga Yurub U Qaabilsan Soomaliya Neil Wigan Oo Sheegay Sababaha Hortaagan Aqoonsiga Somaliland

                                    Hargeisa 19/oc2014(SDN/QJ)Safiirka Ingiriiska  u qaabilsan Somalia, Neil Wigan oo fadhigiisu yahay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya ayaa waraysi uu siiyey telefishanka Universal kaga hadlay arimo ay ka mid yihiin sababta ay dawlada Ingiriisku u aqoonsan la’yihiin somaliland, iyo heshiishka Mamul goboleedka puntland iyo Dawladda Soomaaliya. http://www.youtube.com/watch?v=zxp9HH2f-mk Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com  

                                    Read More

                                      Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Kormeer ku Soo Maray Goobaha Tirada Yar ee Diiwaangelinta Madaniga ahi ka Socoto SAWIRO

                                      Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland waxa uu maanta Kormeer kedis ah ku soo maray qaybo ka mida Wasaaraddaha Dalka, Goobaha Diwaangelintu ka socoto iyo Hay’adda Shaqaalaha. Madaxweyne ku xigeenka oo aan haba yaraatee wadan baabuurta Ciidanka iyo Askar marka laga reebo…

                                      Read More

                                        Idaacad Cusub Oo Kooxda Khaatumo Leedahay Oo Laga Dhagaysto Burco Iyo Xukumada Oo Iska Dhago marinaysa

                                        Burco(SDN/QJ)Idaacad Cusub ayaa maalmihii u danbeeyayba laga Dhagaysanayey Hawadda Magaalada Burco ,taasi oo sida la sheegay Tijaabo ah ,sida ay noo xaqiijiyeen Ilo Xogogaal ahi. idaacadan oo mar-na hawada ka baxaysa mar-na soo galaysa ayaa waxa leh maamulka Khaatumo State sida la sheegay ,waxaana laga dhagaystay Mawjadaha gaagaaban ee Short-Wives SW1. Waxaana marka ay soo…

                                        Read More