Khasaaraha Qaraxii Xalay Ka Dhacay Degmada Xamar-weyne Oo Sii Kordhaysay

    Muqdisho:Oct,16,2014(SDN/QJ)-Qaraxii habeenkii xalay ka dhacay makhaayad ku taalla Degmada Xamar-weyne, ayaa khasaarahiisu sii kordhayaa, waxana ilaa iyo Haatan dhimashadu gaadhay ilaa iyo 5-qof, halka dhaawacu kor u dhaafay 15-qof. Gaadhi nooca Spacio oo uu la socday hal nin, ayaa waxaa la sheegay in la soo dhigay meel ku dhow maqaaxida uu qaraxu saameeyay, isla-markaana waxaa…

    Read More

      Mujaahid Cali Gurey Oo Reer Burco u sheegay inay Kooxo Dano Gaar ah Lihi Madaxweynaha Jaahwareeriyeen

      Burco:Oct,16,2014(SDN/QJ)-Mujaahid Cali Yuusuf Maxamed(cali-gurey)oo ah Guddoomiye-kuxigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid, ayaa shacabka u sheegay inay Madaxtooyada somaliland ka Buuxaan kooxo dano gaar ah leh oo madaxweynaha wareerinaya, kuwaas oo ujeedadoodu tahay inay madaxweynaha sumcaddiisa dilaan. Mujaahid Cali Gurey oo haatan ku sugan Magaalada Burco, ayaa shacabkaas u sheegay in looga Baahan yahya in madaxweynaha ay…

      Read More

        Hargeysa:Nuxurka Warqad Digniin ah Oo Xukuumadd usoo Dirtay Muj. Sahra Halgan iyo Jawaabta ay Ka Bixisay

        Hargeysa:Oct,16,2014(SDN/QJ)Xukuumadda Somaliland, ayaa waraaq digniin ah oo lagu diiddan yahay in xuska Maalinta Shuhadada SNM eek u Beegan maalinta Berri ee taariikhdu tahay 17-,10-2014, lagu qabto Huteel Hiddo-dhawr u dirtay Mulkiilaha Huteelkaas Muujaahidad Sahra Axmed Maxamuud(sahra halgan). Waraaqda digniinta ah oo kasoo baxday wasaaradda Arrimaha Gudaha, isla-markaana uu ku saxeexan yahay Wasiir-ku-xigeenka amniga Cali-gadh-dheer, aya…

        Read More

          “Inuu dadkan wax u qabto ayay ahayd ilayn dadkan isagaa ilaa Qaaxo soo laayaye” Mujaahidiin Xaalado Caafimaad ka Cabanaya DAAWO

          Hargaysa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Mujaahidiintii ku naafowday Halgankii Dib u Xoraynta Waddanka ayaa dhaleecayn xoogan u soo jeediyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyagoo ku dooday inaanu sidii la rabay wax ugu qaban Mujaahidiintii ku naafoobay halgankii dib u xoraynta wadanka .   Koox dhakhaatiir Ajaanib ah ayaa Cisbitaalka Guud ee…

          Read More

            “Madaxweynaha Afkiisa waxaynu ka haynaa in uu sharaxan yahay, kuwii beenta ka sheegay wali waxay sii wadaan beentii,” Wasiir Samaale

            Hargaysa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland  Md. C/casiis Maxamed Samaalle,  ayaa sheegay Madaxweyne  Axmed Siilaanyo in uu cadeeyey in uu musharax yahay, isla markaana uu bulshadda daboolka uga qaaday murrashaxnimadiisa kalka labaad ee dastuurku u jideeyay. Waxase uu been abuur cad iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay inuu ka tanaasulay tartanka doorashada…

            Read More

              Kulan ku Wajahan Gorfaynta Adeega Kaalmada Sharci oo Wasiirka Cadaaladdu Hargaysa ka Furay DAAWO

              Hargaysa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha Garsoorka  ayaa furay kulan hawleed lagu darsayo xal u helida caqabadaha hor yimaada adeega kaalamada sharciga  oo loo qabtay bahda cadaaladda. Hay’adaha Garsoorka,Garsoorayaal,Xubno ka socday Ciidanka Asluubta iyo ashkaas kale. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com

              Read More

                Baqdin Hor Leh oo ka Taagan Xarunta Itoobiya ee Addis ababa iyo Maraykanka oo Digniin ka Soo Saaray

                Addis ababa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Mareykanka ayaa ka digtay in kooxda Islaamiyiinta Al-Shabaab ay qorsheynayaan in ay weerar ka fuliyaan caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa. War qoraal ah oo ka soo bAxay safaaradda mareykanka ee Itoobiya ayaa ka digay in Al-shabaab ay maleegayaan weerer ay ku qadaan degamda Bole oo ay ku yaalaan safaaradaha…

                Read More

                  Garaad Cabdi Nasir Abshir Salax oo Warqad furan oo ku socota Shacabka Somaliland Guud ahaan iyo Madaxda Somaliland soo gaadh siyey qurbejoog

                  London16Oct14(SDN/QJ)Garaad Cabdi Nasir  Abshir Salax oo  ka mida aqoonyahanka Gobolka Sool oo aad u dhalilay Xukumada Somaliland ayaa waxa uu soo gaarsiyey xafiiska qurbejoog ee uk Warqad furan oo ku socota Shacabka Somaliland Guud ahaan iyo Madaxda Somaliland  waxanay u dhignayd sida tan An open letter to Somaliland   Ref/chfd/29f-London                                                                          15/10/14   Ku : Shacabka…

                  Read More

                    Aqoonyahanka Beesha Sacad Muuse iyo Siyaasinta ku sugan London oo ka arinsanaya Hadalo ka soo Baxaya in Madaxwayne Siiranyo is casilayo

                    london16Oct14(SDN/QJ) Warbaxin ay heshay xafiiska wararka ee qurbejoog xubno ku dhaw Madaxwaynaha ayaa waxa laga soo wariyey kulan ku dhex maray madaxwaynaha iyo xubno siyaasina iyo wasiiro ka tirsan beesha Sacad muuse ay ka arinsanayaan cida ku haboon ee xisbiga kulmiye isaga soo sharaxaysa tartanka Madaxwaynaha xubnahan oo aan kula kulanay goob lagu kulmo oo…

                    Read More

                      Gunaanadkii Shirkii Shalay ee Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Iyo Balan qaad uu Ingiriisku u fidiyay Somaliland

                      London 15.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa si buuxda u ballanqaaday inay taageero ka gaysan doonto, isla markaana ka go’an tahay sidii looga shaqayn lahaa in Somaliland noqoto dal dhaqaale ahaan deggan, barwaaqana ku noolaadana mustaqbalka. Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen wasiirrada Arrimaha Afrika, ahna Kaaliyaha Xoghayaha Xafiiska Arrimaha Dibadda ee…

                      Read More

                        Daawo:Dadka “Reer Gabilayaw Wax Kastod Ka Tabanaysan Xukumada Kulmiye waanu idiin Fulinaynaa Hadii Aad Codkini La Yaqaanay Na Siisaan “Gudomiyaha Xisbiga Wadani C/raxman Ciro

                        Gabilay 15/oc/2014(SDN/QJ) Gudoomiyaha xisbiga  wadani  c/raxman maxamed cabdilahi  o gabilay si  baladhan  lgo soo dhaeyey  isagoo gudoomiye c/raxman dadka  rer  gabilay  ugu  balan qaaday  inuu u  fulin doono  wax  kastoo ay  ka  tabanayan  xukuumada maanta talada hayse  kulmiye   Gabilay  SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Daawo:Gudomiyaha Soyal Oo Shegay Xuska SNM La Qaban Doono Malinta Sabtida Ah Digniina U Diray Dadka Ku Qadhaabsada Magaca Shuhada SNM

                          Hargeisa 15/oc/2014(SDN/QJ) Gudoomiyaha Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal Xasan Cabdi Maxamed Oo Shaaciyey Xuska Maalinta Mujaahidiintii SNM Digniin Kulula U Jeediyey Dadka Ku Qadhaabta Magaca Mujaahidiinta isagoo xukuumadana ugu baaqay  inay  talaabo  cad  ka qaado  dadka noocasi  oo kae ah Hargeisa SDN/QJ Maxamed @Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Wasiirka Maaliyada Somaliland C/casiis Samaale Ayaa Sheegay Inay Xukumadu Kafalo Qaaday Kharashadkii Hayada Shaqalaha(CSI) Oo Ay Hore Hayad UNDP U Bixin Jirtay

                            Hargeisa 15/oc/2014(SDN/QJ)Wasiirka maaliyada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay kafaalo qaadan doonto oo ay miisaaniyadda qaranka ee 2015-ka ku dartay  dhaqaalaha lagu dabarayo machadka shaqaalaha dawladda ee CSI oo ay hore u maalgelin jirtay Hay’adda UNDP. Wasiirka maaliyaddu waxa uu sheegay in Hay’adda UNDP ooh ore u taageeri jirtay machadkaasi ay xukuumadda isku af-garteen inay…

                            Read More

                              Dawlada Ingiriiska Ayaa Balanqaaday Inay Somaliland Ka Taageri Doonto Dhinacyo Badan Ooy Ka Mid Tahay Soo Saarida Khayraadka Ku Duugan Dhulka Somaliland

                              London 15/oc/2014(SDN/QJ)- Dawladda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa si buuxda u ballanqaaday inay taageero ka gaysan doonto, isla markaana ka go’an tahay sidii looga shaqayn lahaa in Somaliland noqoto dal dhaqaale ahaan deggan, barwaaqana ku noolaadana mustaqbalka. Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen wasiirrada Arrimaha Afrika, ahna Kaaliyaha Xoghayaha Xafiiska Arrimaha Dibadda ee UK Mr….

                              Read More

                                Wasir Ku Xigenki Hore Arimaha Gudaha C/lahi Abokor Oo Lagu Wado In Maalinta Khamiista Ah Maxkamad La Hor Keeno

                                Hargeisa  15/oc/2014 (SDN/QJ)Maalinta khamiista ee bishu tahay 16 ka bisha tobnaad waxaa maxkada lakeenayaa wasiir ku xigeenkii Amniga wasaarada arimaha gudaha somalailn Cabdilaahi Abokor,oo ay ciidamada RRU du ay habeen madaw kala soo baxeen gurigiisa oo ku yaala magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada Jigjiga yar. Wasiirku xigeenkii amniga wasarada arimaha gudaha waxay ciidamada RRU du…

                                Read More

                                  Akadami Ciyaareed Cusub oo Laga Furey Magaalada Hargaysa iyo Dhalinyaniyarada Soo Dhawaysay.

                                  Hargeisa 15/oc/2014(SDN/QJ) Akaademiyad cusub oo ka shaqayn doonta dhinaca horumarinta ciyaaraha oo soo kordhisay garoomo casri ah ayaa shalay xadhiga lagaga jaray caasimadda Somaliland ee Hargeysa, agagaarka Hutel Maansoor. Akaademigan oo ah kii ugu horreeyey ee noociisa oo kale ah waxa maal-gashaday muwaadiniin aqoonyahano qurbe joog ah waxaana xafladdii furitaanka akaademigan horumarinta ciyaaraha ka soo…

                                  Read More