“Waxaa la Yidhi Xalku Wuxuu Noqonayaa Xadhig iyo Xabad,haday sii Xumaatana Waxay Keenaysaa in Xabadu Mar ka wada Bilaabanto Hargaysa,Berbera iyo Burco” Cali Guray DAAWO

    Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Sheegay in Xukuumada Maanta Jirta ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ay tahay ta ugu neceb taariikhdii SNM,Isla markaana Golihiisa wasiirada ay ka madhan yihiin Mujaahidiintii u soo dagaalamay Xoraynta Waddanka. Gudoomiye Cali Guray oo ka hadlayay fal ay Ciidamada…

    Read More

      Gudoomiyaha Kulmiye iyo Madasha Wada Tashiga oo ka Heshiiyay Qabashada Xuska Shuhadadii SNM DAAWO

      Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Xasan Guur ayaa ka hadlay Sababtii Keliftay in Maalintii Shalay loo diido inay ka qayb galaan Xus loogu baroor diiqayo Shuhadadii SNM oo ay soo qaban qaabisay Fannaanada Sahra Halgan isla markaana Ciidamada RRU kula wareegeen Huteelkii ay lahayd fannaanadu. Xasan Guure Waxa uu…

      Read More

        DAAWO:Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti oo ka warbixinaya kulan uu la yeeshay masuuliyiinta Africa u qaabilsan wasaarada arrimaha dibedda Canada

        Ottawa Oct 17,2014(SDN/QJ)-Ergeyga dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN u qaabilsan dalkan Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa ka warbixyay qodabadii ay ka wada hadleen masuuliyiinta wasaarada arrimaha dibedda u qaabilsan qaarada Africa. Md Cadhoole ayaa uGu bishaareeyay reer Jabuuti in dawlada Canada ay shicibka iyo mucaaridka Jabuutiba in dawlada Canada diyaar u tahay in ay…

        Read More

          Mid ka Mid ah Tiirarka Fanka oo Hargaysa Ku Geeriyooday laguna aasay

          Hargaysa 17.Oct 2014 (SDN/QJ)-Alle ha u naxariiste Fanaankii weyna ee Ruug cadaaga Cabdilaahi Axmed Xirsi (Cabdilaahi Wigic) ayaa la aasay, kadib markii uu Shalay  ku geeriyooday  aqalkiisa oo ku yaala Xaafadda Axmed Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa. Marxuum Cabdilaaahi Wigic waxa uu ahaa Mullaxan,Heesa aad u cod macan iyo Weliba Abwaan curiya midhaha Heesaha waxaanu…

          Read More

            DAAWO:Khudbadii Wasiir Xirsi ka jeediyay Shirkii Maal geshiga ee London ka dhacay

            London Oct 17,2014(SDN/QJ)-Wasiir madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Xasan ayaa khudbad uu uga waramayo dhismaha wadooyinka ka jeediyay shirkii maalgashiga Somaliland ee London lagu qabtay, qoraal wasiirku uu arinkan ka diyaariyay ayaa sidan u qoraa: “Somaliland waa Dal Dihin oo Daboolan isla Markaana Buuxiyey Shuruudaha Maalgashiga oo ay ugu Muhiimsan yihiin Nabada, Tartanka iyo Dimuqraadiyadu. Waa…

            Read More

              Sahra Halgan is more patriotic, more nationalist, true citizen and freedom fighter than any of Somali-land government officials and its own party members.‏

              Being living over 30 years overseas, I have l come to know Sahra Halgan not more six years the role taken by those noble women in our liberating and ever since I learned her through the media, she is all time occupied collecting donation for those scarified their lives in this country. We would have…

              Read More

                Halkan warbaxin koban oo wariyey Cabdilaahi Maxamed Cali idinka Diyaariyey Shirkii Maalgashiga Somaliland ee ku dhacay London Daawasho wacan

                london 17Oct14(SDN/QJ) warbixin koban oo idin diyaarshay Wariyaha Ruug Cadaga Cabdilaahi Maxamed Cali oo iska shanayan shabakada qurbejoog waxa iidiin bilamaby (qormoadii) shirkii maalgashiga Somaliland ee London oo wali qaybi soo wado haddii Alle yidhaa. Waxase aan halkan idiinku soo gudbinayaa wareyis kooban oo lala yeeshay Rger Martin oo ah madaxa shirkada DMA ee shirka…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha Burundi

                  Bujumbura Oct 16, 2014(SDN/QJ) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa magaalada Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha dalka Burundi, Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweyne ku-xigeenka, Mudane Prosper Bazombanza iyo xubno ka tirsan Xukuumadda oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wasiirka Gaashaandhiga dalka Burundi, Waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dawladood…

                  Read More

                    President Hassan Sheikh:Today, as a nation, we have taken a positive step forward

                    Yesterday, the Federal Government of Somalia and the State of Puntland signed an agreement to resume relations and work together to build a federal state. I welcome this agreement and congratulate everyone for their willing and constructive input. We have been through many difficult years as a nation. Inclusive political settlement, built upon nationally-led reconciliation…

                    Read More

                      Ku-simaha R.W oo ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay kala shaqeeyaan Sugidda Amniga

                      Khamiis Oct 16,2014(SDN/QJ)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Axmed Ereg, ayaa cambaareeyay falalkii foosha xumaa ee kooxaha Nabad-diidku u geysteen Shacab Soomaaliyeed oo waxba galabsan. Mudane Khaliif Axmed Ereg oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay markii kooxda Al-shabaab lagu jabiyay goobaha dagaallada, lagana qabsaday illihii dhaqaaluhu kasoo…

                      Read More

                        Badhasaabka Tog-dheer oo ku amray Mulkiilayaasha Hotelada Burco inaan lagu qaban Xuska maalinta shuhaadada

                        Burco 16/oc/2014(SDN/QJ)Badhasaabka Tog-dheer oo ku amray Mulkiilayaasha Hotelada Burco inaan lagu qaban Xuska maalinta shuhaadada SNM+Warqadii uu u qoray Hoteelada Badhasaabka Gobolka Togdheer ayaa warqad digniin ah ukala diray qaar ka mid ah Hotelada Burco ee Munaasibadaha aalaba lagu qabto.Badhasaabku wuxuu ku amray Hoteladu uu waraaqaha u qoray inaan hoteeladooda lagu qabin Karin xuska sanadguuradii…

                        Read More

                          Weriye Ka Tirsan Telefishanka Qaranka iyo Idaacada Radio Hargaysa oo Beeniyay War lagu faafiyay Ciwaan Face Book aanu lahayn.

                          Hargaysa ()- Mid ka Mid ah Weriyeyaasha Barnaamij soo Saaraha ka ah Telefishanka Qaranka iyo Idaacada Radio Hargaysa ayaa si adag u beeniyay War lagaga been abuuray iyadoo la isticimaalay Sawiradiisa isla markaana lagu faafiyay Barta Shabakada bulshada ee Face book una sii Gudbay Qaar ka Mid ah Websityada. Axmed-Zaki Daahir Xasan Waxa uu Sheegay…

                          Read More

                            “Muuse Biixi Waxanu Ku Heshiinay In Hutelka Ciidanka Laga Qaado, Xafladdii Maansoorna La Joojiyo, Munaasibada……”Muj. Xasan Guure

                            Hargeysa:Oct,16,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa ka Hadltay Talaabada ay ciidanka RRU-du saaka kula wareegtay Xarunta Hutelka Hiddo-dhawr oo lagu waday inay ka dhacdo munaasibadda Maalinta Shuhadada SNM. Mujaahid Xasan Guure oo maanta warbaahinta la Hadlay ayaa ugu horrayn ka Hadlay dhibaatada ka dhalata Munaasidaha loo qabto maalinta SNM…

                            Read More

                              Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa kulan la qatay Agaasimaha Tvga qaranka Somaliya Xafiiskisa London Amina muuse Waheliye

                              London 16Oct 14 (SDN/QJ) Magaalada London o ay ku sugan yihiin wefdi wasiiro ah oo uu hogaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo uu ka mid yahay afhayeenka Madaaxtooyada ayaa la soo weriyay in kulan uu dhexmaray hawlwadeenada warbaahinta Xamar iyo xubno ka mida wefdiga Madaxtooyada Somaliland Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland  Axmed Saleebaan Dhuxul oo ku sugan London…

                              Read More

                                Xukuumada oo Baajin kari wayday Xuska Shuhadada & Dareenada ku Xeernaa Goobta lagu Kulmay DAAWO

                                Hargaysa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)- Fannaanada Caanka ah ee Sahra Halgan oo Xukuumadu ka Hor istaagtay inay Huteelkeeda Hido dhawr ku qabato Xaflad la Xidhiidha Xuska Maalinta Shuhadada oo beri ku beegan isla markaana Saaka Soo dhoobtay Wajahada hore ee Huteelka Ciidamada RRU oo dhamaanba Joojiyay adeegyadii huteelkaasi bixin jiray ayaa Meel boqol talaabo u jirta…

                                Read More

                                  Xukuumada oo Albaabada u Laabtay Huteel Hido dhawr iyo Mujaahid Dhego Weyne oo dil ka badbaaday

                                  Hargaysa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)-Mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xusseen (Dhagaweyne) oo doonayey in uu Galo Hotel Hiddo Dhawr oo Saaka ay la wareegen Ciidanka RRU-du ayaa Waxa Xabad Nool ku Qabtay Ciidankaasi RRU-da Waxanu ku sigtay in ay ku Ridaan Rasaastaasi, Dhagaweyne oo ka cadheysan Xadhiga Huteelka Sahra Halgan ee Ciidanku xidheen ayaa Diiday Amarka Ciidanka ee…

                                  Read More

                                    Kulan London ku dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Uk,iyo Wixii la isku afgartay

                                    London 16.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee ku sugnaa maalmahanba Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada London ayaa shalay galabnimadii la kulmay wasiirka Horumarinta caalamiga ah Ms. Lynna Featherstone. Warsaxaafadeed uu Ku Saxeexan Yahay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa lagu Sheegay in Kulankani uu ahaa mid ay…

                                    Read More

                                      Qoys Bulshada u Muujiyay in Waxbarashada la Wadan karo Marka Reer iyo Ubad la Yeesho iyo Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Maamuusay

                                      Hargaysa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)-Lammaane Shaqaale ah dawladeed wada ah, isla markaana isku Jaamacad dhiganayey, ayaa shalay mar-wada qalin-jebiyey, waxaanay Munaasibaddii loo qabtay qalin-jebintooda ay keeneen Wiilkooda Curad oo dhashay muddadii ay Jaamacadda Shahaadada Digriiga koowaad ah dhammaysanayeen. Lammaanahan Cali Ibraahim Warsame iyo Amaal Cali Jaamac oo labadooduba ka tirsan shaqaalaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, ayaa…

                                      Read More

                                        Qaramada Midoobay Oo Ka Walaacsan Khilaafyada Madaxda Somalia u dhexeeya Ee Soo Noqnoqanaya

                                        New York:Oct,16,2014(SDN/QJ)-Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa, ayaa walaac weyn ka Muujisay Khilaafka ragaadiyey hoggaanka Soomaalida ugu sarreeya oo muddooyinki ugu dambeeyey wax joogto ah noqday. Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Ambassador Nikolas Kay oo shalay Golaha Amaanka ee qaramada Midoobay uga warbixiyay xaaladda Somalia ayaa ka hadlay howlgaladii ugu dambeeyay ee ay…

                                        Read More