Daawo”Diiwaangelintu Waxay u Muuqataa Saanbuuse laga eedaamay,Ma Soconayso Komiishan aan Jirin,Diiwaangelin aan Socon,iyo Doorasho la Filayo”Boobe Yuusuf

    Hargaysa 15.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Si Xeel dheer uga hadlay Diiwaangelinta Madaniga ah ee Xukuumadu dabada ka riixayso kaas oo u Muuqata Mid fashilantay marka laga Tusaale qaato sida ay haatan u socoto. Boobe Yuusuf Ducaale Waxa uu Sheegay inaanay is qaadanayn Komiishan qabyo ah,Diiwaangelin…

    Read More

      Yuu Matalaa? Yuu Wax Taraa?

      Qormooyin taxane ah, Qaybtii 3aad   “Wuxuu wasiirku ka cadhooday in aan ra’yigeyga cabiro oo aan ku amaano Cali Warancade shaqo fiican oo uu qabtay”   Xilka masuuliyadeed iyo wadaniyada ayaa ku fareysa in mararka qaar aad iskaa u shaqeyso si aad uga hortagto waxkasta oo hadimo iyo dhibaato ku ah dalkaaga iyo qarankaba. Anigoo…

      Read More

        Sir-doonka Somaliland

        Rukunada qaran leeyahay waxa ugu mudan in uu leeyahay ciidan qaran, oo suga jiritaankiisa qaranimo, kana edbiya cid kasta oo u soo muhata in ay wax yeesho, habka iyo hanaanka ay doonto ha u soo martee, se waxa taas ka sii mudan in ciidanka iyo qarankuba ay leeyihiin indho ay ku dhugtaan, cida rabta in…

        Read More

          Washington County deputy suspended for bragging about killing Somalis, blamed it on Dave Dahl encounter, records show

          A Washington County deputy was placed on leave, then suspended over the course of four months this year for unprofessional conduct after an investigation found that he told a suspect of Somali descent that he killed several Somalis while in the military and engaged in other misconduct during a December 2013 arrest, according to records…

          Read More

            New dimensions in racial tensions

            A cafeteria food fight turned into a riot at South High School in Minneapolis in February last year. The school’s security officers were insufficient to the task. Police officers dispatched to the scene sprayed mace and placed the school on lockdown to get a handle on the situation. Three or four students and a staff…

            Read More

              President Silanyo speech in Somali-land business conference held in London is like planting a seed top of rock in view of absences justices a wide corruption at home

              As many of us acknowledge, today, October 14, 2014 Somali-land has participated a business conferences in London which is annual held in London. As authenticated, this annual conferences.In the event we intend planting in the ground a seed, first and foremost we need the availability of fertile soil and running water, but if we do not have any…

              Read More

                Somalia presidential adviser linked to militants

                U.N. investigators have accused an advisor to Somalia’s president of involvement in the unauthorized diversion of Somali government weapons to Islamist militants with ties to al Qaeda, according to a confidential new report seen by Reuters. The accusation by the Somalia-Eritrea Monitoring Group, an eight-member panel of independent experts that oversees compliance with U.N. sanctions…

                Read More

                  Somali president speech in United Nations, General assembly 69th session in 2014 was a role model speech in contrast with all speeches read that in the session‏

                  Speech is the vocalized form of human commutation. It is the the faculty or power of speaking and ability to express one’s thoughts and emotions by speech sounds and gesture. The vocal abilities that enable humans to produce speech also provide humans with the ability to make speeches or sing.   Each spoken word is created out of the phonetic combination of a limited set of vowel and consonant speech sound units. It is…

                  Read More

                    Fannaaniin Nolosha Yurub u Jibbaysayn Oo Ku Andacoonaya In Kenya Qaxootinimo Kala Noqotay

                    Amsterdam:Oct,15,2014(SDN/QJ)-Kooxda Fannaaniinta ee Waayaha Cusub la baxday oo muddo kusoo noolaa Dalka Kenya, ayaa sheegtay inay Kenya kala noqotay Kaadhadhkii aqoonsinimo ee ay hore u haysteen. Kooxdan da’yarta ah oo dhawaan badhig faneed ay dhigayeen u tegay dalka Holland, ayaa markiiba muujiyey sida ay ula dhacsan yihiin Nolosha Reer Galbeedka iyo Yurub, waxana ay taasi…

                    Read More

                      Bulshada Caalamka Oo Si Weyn Usoo Dhaweysay Heshiiskii Puntland iyo Dawladda Federalku Kala Saxeexdeen

                      Garowe:Oct,15,2014(SDN/QJ)-Inta Badan Saaxiibadda ay Somalia ku leedahay Daafaha Dunida ayaa si Kal iyo laab ah u soo dhaweeyey Heshiiskii maaliintii shalay Garowe ay ku kala saxeexdeen Somalia iyo Maamulka Puntland ooh ore iskugu dhacsanaa. Qoraal ay  si wadajir ah u soo saareen wakiilka Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, IGAD iyo Gudoonka Golaha Wasiirada IGAD, Itoobiya, ayaa…

                      Read More

                        Guddoomiye Muungaab Oo Luuqad Waddaniyaydaysan Oo Kulul Kula Hadlay Wasaaradda Maaliyadda Oo Dhibaato Ku Haysatay Shacabka Danyarta ah

                        Muqdisho:Oct,15,2014(SDN/QJ)-Guddomiyaha Gobolka Banaadir Gudoomiyaha Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa markii ugu horraysay Luuqad adag kula hadlay wasaaradda Maaliyadda Somalia oo uu ku tilmaamay mid ka shaqaynaysa Dhibta Shacabkeeda danyarta ah. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay inay wasaaradda Maaliyaddu dadka danyarta ah si joogto ah Kantaroollada Muqdisho ugaga qaaddo cashuurro sharcidarro ah oo aan ku waajibin dadka…

                        Read More

                          “Musharaxiinta Kulmiye Waa Axmed Siilaanyo Iyo Cabdiraxmaan Saylici” Madaxweyne Xigeenka Somaliland

                          Hargaysa 15.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne xigeenka Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Saylici, ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin wararka sheegaya inuu Madaxweynuhu tanaasulay. Waxa uu sheegay in isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo yihiin Musharaxa iyo ku xigeenka Kulmiye. “Waxaa jiray warar suuqa soo galay oo lagu yidhi Madaxweynaha ayaa Musharaxnimo ka tanaasulay,Wararkaasi warar sal iyo…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo “Maalaayiin Qof ayaa Suuqyada Ku Ganacsada iyagoo haysta lacag badan,Malaayin qof ayaa Mobiladooda ka dhigta Baan” Khudbadii Shirkii Ganacsi ee Uk {DHAGAYSO}

                            London 15.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Shalay  si rasmi ah uga furmay Magaalada London isla markaana loogu soo Gabo gabeeyay  Shir Caalami ah oo ku saabsan Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland kaas oo ay ka qayb galeen Wufuud badan oo lagu soo marti qaaday shirkaas,Kaas oo ay ka qayb galeen Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Madaxweyne…

                            Read More

                              Ma dhabaa in Itoobiya Qarinayso in Cudurka Ebola uu dalkeeda soo Gaadhay,Shayga ugu Saamaynta badan ee Cudurkan Somaliland keeni kara DAAWO

                              Hargaysa 15.Oct 2014 (SDN/QJ)- Hadal haynta ugu badan ee ku soo korodhay Bulshada Somaliland ayaa noqotay Faafitaanka Cudurka Ebola oo la soo Wariyay in astaamo ka mid ah Xannuunkan halista  ah lagu arkay dalka Itoobiya taas oo Wararku sheegeen in Sarkaal ka Socday mid ka mid ah Wadamada Galbeedka Africa ee Cudurkani Saamaynta adag ku…

                              Read More

                                Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Shirkii London {DHAGAYSO}

                                London 15.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Khudbad Saamayn leh ka Jeediyay Shirkii lagaga hadlayay Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland ee lagu qabtay Magaalada London. Wasiir Biixi Wax uu ka sheekeeyay Taarikhda Somaliland Sidii ay ku timid Midnimadii Somaliland iyo Somalia, Sababaha Xudun xidhka u ah la soo…

                                Read More