Xulka Brazil Iyo Xulka Argentine oo Isku Naf Baxay (Brazil 2 Argentine 0 Latin America Cup) DAAWO-By Jaahuur.

Beijing-12-Oct-2014-(SDN/QJ) Asxabtay ciyaar aad iyo aad u xiisa badneyd oo dhexmartey xulka Brazil iyo Argentine kana tirsaneyd koobka Latin America ayaan waxba la isu reeban,waxaana ka dhexmuuqdey xiddigihii ka dhexmuuqdey koobkii kubadda cagta ee aduunka laguna qabtey dalka Brazil ee daawasho wacan. SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com.    

Read More

    Akhri Toban Waxyaabood Oo Reer Baraawe Ka Nasteen Al-shabaab Kadib

    Barawe:Oct,13,2014(SDN/QJ)-Muddadii Lixda Sano iyo dheeraadka ahayd ee Ururka Al-Shabaab  gacanta ku hayeen Magaalada Barawe, waxa dadka halkaas ku nooli qabatimeen dhaqanno ay dhibsan jireen oo lagu soo rogay. Dhammaanba dhaqamadii ay reer Barawe shabaabka kala kulmi jireen dhammantood waa soo gunaanadmeen, waxana waxyaabaha dadka maankooda kasii dhex guuxaya kamid ah Tobankan waaxyaabood oo dhammaantood haatan…

    Read More

      Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Canbaareeyey Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho

      Garoowe Oct 13, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday dad rayid ahaa oo ku sugnaa maqaaxi laga cunteeyo oo ku taalla waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa weerarkan ku tilmaamay mid fulaynimo ah oo aan qiil loo…

      Read More

        Akhri Tiro-koobka Rasmiga ah ee Laga soo Saaray Xujayda Sanadkan Ku Geeriyootay Gudashada Rukniga Xajka

        Riyad:Oct,13,2014,2014(SDN/QJ)-Kadib toddobaad kadib markii ay soo dhamaatay gudashadii waajibka xajka ee sanadkan, ayey dawladda waddanka sucuudigu soo saartay tiro koob ay ku sheegayso tirada sanadkan ka dhimatay muslimiintii u soo kicitay gudashada xajka. Wasaaradda caafimaadka Sacuudiga ayaa war ay soo saartay waxay ku sheegtay in 133 ruux oo Xujay ahaa ay ku geeriyoodeen magaalooyinka Maka…

        Read More

          Waxa Meeshii Ugu Galay Cali Maxamed Warancadde​!!!

          Ma Deyrkii Xabaalaha Ayuu Tiyaatarkiina Ku Darsaday!!! Xogtan Xaqiiqada Ku Qotanta Waxa inoo Soo Gudbiyey Qoraaga, Aqoonyahan Imaam Siciid Maxamuud Gahayr oo 10/10/14  Jimcihii Warbaahinta Dalka Inoo Soo Mariyey. Waxan Qoraaga Marti Uga Ahay Codsi Ogolaasho aan Falanqeyn iyo Taxliilu Rayi Caafimaad Qaba aan Ku Eego Xogtan Iyo Warbixinta. Waxan Xoog Uga Feejinaan Doonaa in…

          Read More

            Halyeygii Feedhka Miisaanka Culus ee Maxamed Cali Kalay Oo Xaalkiisu Meel Xun Marayo

            Dallas:Oct,13,2014(SDN/QJ)-Feedyahankii Dunida caanka ka ahaa ee qaatay diinta Islaamka Maxamed Cali Kalay oo u dhashay dalka Maraykanka, ayaa xaaladiisa caafimaad si weyn looga dayrinayaa. Maxamed Cali Kalaay oo ka hor intii aanu diinta islaamka qadanin magaciisa la odhan jiray Cassius Marcellus Clay Jr,isla-markaana caan ku aha afmiishaarnimo iyo dhiirranaan badan, ayaa in muddo ah la…

            Read More

              Dib-u-dhiska Qaza Oo Loogu Yaboohay Balaayiin Dollar

              Caira:Oct,13,2014(SDN/QJ)-Burburkii Ciidanku Yuhuuddu badhtamihii sanadkan u geysteen Deegaanka Qaza ee Dhulka Reer Falastiin, ayaa waxa laga shiray sidii dib loogu dhisi lahaa, iyadoo shirkaasina uu ka socdo Magaalada Caira ee dalka masar. Shirkaas oo shalay furmay, ayaa waxa deeq bixiya-yaashii iskugu yimi ay ku yabooheen lacago gaadhaya ilaa iyo 5.4 bilyan oo doolar, si dib…

              Read More

                Cabdi Good oo la weydiiyay Su’aal uu Jawaab u waayay oo ku saabsan Codad si qarsoodi ah looga duubay,iyo Inuu Maanta Xaas leeyahay DAAWO

                London 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca afka Somaliga Cabdi Good Cabdi ayaa la Weydiiyay Su’aalo ku Saabsan Codad si hoose looga duubay oo lagu faafiyay Baraha ay Isticimaalaan Bulshadu kuwaas oo uu ku dooday in laga been abuuray kana gaabsaday inuu si Mug leh uga hadlo. Cabdi Good Cabdi oo Marti ku…

                Read More

                  Golaha Wakiilada iyo WHO oo ka Wada hadlay Sida ay uga Diyaar garoobeen Cudurka Ebola Xili lagu soo Waramayo in Kiisas Cudurkan ka mid ah lagu arkay Itoobiya

                  Hargaysa 13.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Guddida ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada ayaa kulan xafiiskooda ay kula yeeshay xafiiska Hay’adda Caafimaadka aduunka (WHO) ee Somaliland ayaa waxa ay kaga hadleen tabaabushaha cudurka Ebola ee faraha baas ku haya wadamada Galbeedka Afrika. Kulankan oo uu gudoominayay gudoomiyaha gudidaas Mudane Maxamed Cali Xirsi waxa ku wehelinayay…

                  Read More

                    Warbixin Iftiiminaysa Tirada Dadka Sanadkii Hore Lagu Qalay Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa,Intee Dhimatay Inteese badbaaday?

                    Hargaysa 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, ayaa ka hadlay tirada guud ee  dadka lagu qalay sanadkii hore Cisbitaalka guud ee Hargeysa inta dhimatay iyo dadk badbaaday. Waxaa kale oo uu Wasiirka Wasaaradd Caafimaadka Somaliland waxba kama jiran ku sheegay oo uu beeniyay warar sheegayay in Cisbitaalka guud ay…

                    Read More

                      Gudoomiye Cali Guray oo Madaxweyne Siilaanyo ku bogaadiyay in Doorashadu Xiligeeda ku qabsoonto

                      Hargaysa 13.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Guddoomiyaha Saddexaad Ee xisbiga Mucaaridka ah Ee UCID Muj Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa soo dhawaayay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha ee la xidhiidhay inay doorashadu xiligeeda qabsoomi doonto,isla markaan wuxuu sheegay in isaga (Madaxweynaha), ay la shaqeeyaan dad aan karaamadiisa Tudhay.   Mujaahid Cali Guray wuxuu sidan ku baahiyay…

                      Read More

                        Qofkii u Horeeyay ee Ku eedaysan inuu Been abuuray Qoraalada Shirkadaha Shidaal baadhista oo Dacwadiisu Maxkamada Gobolka Hargaysa ka Socoto

                        Hargaysa 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa bilwaday dhegeysiga dacwad ciqaab ah(criminal casse)oo xeer-ilaalintu ku soo oogtay   Mr Cabdiwahaab Axmed Yaasiin Gabayxadi. Maxkamada ayaa guda gashay dhegeysiga dacwadan maalintii khamiista 9/10/2014 ka dib markii xafiiska xeer-ilaalinta gobolku ku soo oogay Mr Cabdiwahaab Axmed Yaasiin eed ah inuu beeb-abuur (forgery) ku sameeyay dokomentiyo la xidhiidha…

                        Read More

                          “Shirarka Somaliland iyo Somalia ay wada galayaan haddii aan la balaadhin wuxuu noqonaya shir beeleed” Madaxweyne ku Xigeenka Punt land

                          Garowe 13.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Madaxweyne ku-xigeenka maamul goboleedka Puntland Cabdixakiin Cumar Camey, ayaa ugu baaqay dawlada federalka Soomaaliya inay ballaadhiso wadahadalka ay kula jirto Somaliland, islamarkaana maamul goboleedka Puntland laga qeyb galiyo wadahadalad u socda Somalia iyo Somaliland.   Cabixakiim Cumar Camey ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad lagu soo dhawaynayay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh…

                          Read More

                            “Illaa Immika Waxaannu Ognahay Inuu Siilaanyo Yahay Musharax Oo Nimankii Sawirka Muuse Biixi Cidii Ay Ku Arkaan Xidhayey…” Jamaal Cali Xuseen

                            Hargaysa 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Musharraxa u taagan jagada Madaxwaynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa dhalanteed ku tilmaamay warka sheegaya inuu madaxwayne Siilaanyo ka tanaasulay musharaxnimadii Kulmiye, taas bedelkeedana arrintaasi ku tilmaamay mid ay xukuumadda Siilaanyo ku jahawareerinayso kalsoonida shacbiga Somaliland oo uu sheegay inay calool go’een xukuumadda taladda haysa. Jamaal Cali…

                            Read More

                              Qodobo ay isku mari la’ yihiin dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedka Punt land iyo Ifafaalaha Muuqda

                              Garowe 13.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta ay Noqonaysaa Maalintii Sadexaad ee  shirka u socda DFS iyo xukuumada Puntland kaasi oo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafaadka u dhaxeeya Puntland iyo DFS kaasi oo laga doodayay qodobo loo arkayay inay dawo u yihiin khilaafkan mudada soo jiitamayay. waxaana  soo baxaya warar hor dhaca oo soo gaadhaya…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Garoowe kaga QaybgalayXuska Maalinta Qaran ee Calanka Soomaaliya

                                Garoowe Oct 13, 2014(SDN/QJ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qaybgalay xaflad ballaaran oo lagu xusayey sannad-guurada lixdanaad ee maalinta qaran ee calanka Soomaaliya oo lagu qabtay hoolka shirarka ee Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Calanka Soomaaliya ayaa sannad walba la xusaa 12-ka bisha…

                                Read More

                                  Somali Government strongly condemns the attack of journalist in Mogadishu

                                  Mogadishu, 12 October 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, Minister of Information today strongly condemned the attempted assassination of Abdirizak Jama (Black), the Director of Somali Channel TV in Mogadishu office. The Minister of Information said “Today’s attack and the attempted assassination of Abdirizak Jama (Black) is a barbaric and heinous attack amid to silence journalists…

                                  Read More