Siciid Cali Muuse oo ka Hadlay inuu Gudoomiye ka Noqdo Komiishanka Cusub ee Doorashooyinka DAAWO
Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Suxufiga caanka ah ee Siciid Cali Muuse oo muddo sannadood ah ka shaqaynayey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, isla markaana caan ku ahaa Barnaamijyo uu ka mid yahay Bandhigga Ciyaaraha, ayaa ka sheekeeyey markii ay ugu darnayd intii uu Saxaadda Saxaafadda ku jiray iyo dhacdadii ugu yaabka badnayn uguna naxdinta…
