Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye oo Cadeeyay in Madaxweyne Siilaanyo yahay Murashaxooda

    Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga KULMIYE Wuxuu Si cad u Beeninayaa Warka Shalay ku Soo Baxay Labada Jariidadood ee kala ah Ogaal iyo Geeska Africa ee lagu Sheegay inuu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu Go’aansaday inuu ka Tanasulay Murashaxnimadiisa Doorashada Madaxtoyada Ee 2015-Ka ka Dhici Doonta Dalka. Iyadoo Warkan Lagu Sheegay inuu Madaxweynuhu Go’aankiisa…

    Read More

      “Madaxwaynuhu Wuu Sharaxan yahay,Barnaamijkaasi uu intiisii badnayd fuliyay ayuu ku soo noqonayaa” Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta DAAWO

      Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md C/waaxid C/qaadir C/raxmaan ayaa maanta ka qayb galay kulan ay jaamacadda Golis ku soo bandhigaysay fursado waxbarasho oo ay ka faa’iidaysan karaan suxufiyiinta reer Somaliland. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland ayaa sheegay in Madaxwaynuhu sharaxan yahay,Wallow warar maalmihii ugu dambeeyay…

      Read More

        Akhri Kiisaska Cudurka Ebola Oo Laga Helay Addis Ababa iyo Tirada Oo Kor Usii Socota

        Addis Ababa:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Astaamo dhakhaariirta caafimaadku aaminsan yihiin inay yihiin kuwii Cudurka Ebolaha ayaa lagu arkay diblomaasi kasoo jeeda Dalalka Galbeedka Afrika oo ku sugan Magaalada Addis ababa. Sidoo kale saddex qof oo kale oo astaamaha cudurkan lagu arkay ayaa la dhigay Cisbitaalka Black Lion Hospital, waxana lagu sheegay Astaamo ay kamid yihiin Xumad  Dhiig-bax badan. Dhakhaatiirta…

        Read More

          Daawo:Wasiir Xaglo Toosiye Oo Beeniyey In Cisbitaalku U Xidhmayo Adeeg Xumo Kana Waramay Horumarka Cisbitaalka Guud Ee Hargeisa

          Hargeisa 12/oc/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye waxa uu sheegay in aanay xaqiiq ahayn Warar sheegay in xaaladda Adeegyadda Cusbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa ay hoos u dhacday oo ay baahiyeen Qaar ka mid ah Warbaahinta guddaha.Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Cismaan Xuseen Warsame iyo Axmed Cumar Askr oo ah Agaasimaha Cusbitaalka guud…

          Read More

            War Degdeg ah:Wariye Ka Hawlgeli Jirey Somali Channel Oo Muqdisho Lagu Dhaawacay

            Muqdisho:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Somaia ee Muqdisho waxa Goor dhaweyd Lagu dhaacay wariye ka Hawligeli jirey TV-ga Somalia Channel xaruntiisa Muqdisho. Wariyaha La Dhaawacay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Jaamac Cilmi Black, waxana dhaawaciisa Geystay la  geeyey Cistibaalka Madina ee Magaalada Muqdisho oo xaaladiisa lagula tacaalayo. Wariyaal ka Shaqeeya TV-ka Somali Channel Xafiiska Muqdisho oo la hadlay Warbaahinta…

            Read More

              Daawo:Beel Habar-jeclo ka mid ah oo si weyn uga soo horjeestay Madaxweyne Siilaanyo, Shirna Ugu Baaqay In Uu Suldaanka Guud Ee Beesha Habarjeclo Qabanqaabiyo

              Hargeisa 12/oc/2014(SDN/QJ):- Qurbo-joogga Beesha Yoonis Cabdiraxmaan oo ka mid ah Beelaha Habar-jeclo, ayaa shir ay ku yeesheen magaalada London ee waddanka Ingiriiska, ka soo saaray go’aammo adag oo ay ku dhalliileen hoggaaminta Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo ay sheegeen inuu ku fashilmay hagidda dadka iyo dalka lagu aamminay ee uu u dhaartay inuu daacad u noqonayo, waxaanay…

              Read More

                Il Dhaqaale Oo Shabaabku $10-Milyan Oo Dollar Ka Macaasheen Hal Sano Oo La Shaaciyey

                New York:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Xaqiijinta iyo Ogaanshaha Ilaha ay Kooxaha Al-shabaab ka helaan Dhaqaaluhu waa shaqo ay Dunidu ku Bixiso malaayiin lacag ah, waxana intaas si joogto ah u socdo Hawlo lagu ogaanayo Goobahaas. Haddaba Kooxda QM ee Kormeerka xayiraadda hubka ee Somalia iyo Eritrea  oo sidoo kale dabagal ku Haysa Meelaha Shabaabku dhaqaalaha ka helaan, ayaa waxay…

                Read More

                  Mombassa Oo Kooxo Aan La Garanayni Ku Laayeen Askar Katirsan Ciidamada Ammaanka

                  Mombassa:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Magaalo xeebeedda Mombassa, ayaa waxa Habeenkii xalay lagu dilay askari katirsan Boliska Waddanka  Kenya, sida uu qorayWargeyska The Saturday Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairbi. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ay labo dhallinyarro oo wadatay mooto toogteen Askarigaasi oo la odhan jirey Simon Chelugho, kaasi oo ilaalo ka hayey duleedka Hotelka Royal Court Hotel ee…

                  Read More

                    Turkiga Oo Xayiraaddii Ka Qaaday Lacago Malaayin dollar ah Oo Uu Bilkasta Siin Jirey Dawladda Somalia

                    Ankara:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Turkiga, ayaa fasaxday oo soo daysay lacagihiii caddaanka ahaa ee Sida Billaha ah u siin jirtey dhiggeeda somalia, taas oo lagu kabi jirey Miisaaniyadda Dawladda. Turkiga, ayaa bil kasta dowladda Soomaaliya siin jiray adduun lacageed oo gaadhaya $4.5 milyan oo dollarka Mareykanka, waxaana lacagahaan la hakiyay bishii December ee sanadkii 2013, markii la…

                    Read More

                      Wasiir Hore Uga Tirsanaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Kasooo Horjeestay Qaranimada Somaliland iyo Jiritaankeedaba

                      Garowe:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Warfaafinta iyo Hawlaha Guud ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Axmed Cabdi Xaabsade oo Haatan ku sugan Xarunta Maamulka Puntland ee Garowe, ayaa ku dhawaaqay erayo kadhan ah Somaliland oo uu muddo badan lasoo caano maalay. Mudane Xaabsade oo Quudd-darraynaya Xil wasiirnimo oo laga siiyo dhinaca Maamulka Puntland, ayaa ballan ku qaaday inuu…

                      Read More

                        Aragtida Madaxweye Siilaanyo ee Shirka Denmark ay dabada ka riixayso DAAWO

                        Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu sheegay inaanay Xukuumaddiisu ka qayb-galayn Shir lagaga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo bisha fooda innagu soo haysa lagu qabanayo Magaalada  Copenhagen ee dalka Denmark. Madaxweynaha Somaliland Md Axmed-Siilaanyo waxa uu sheegay inay Somaliland shirkaas ka qayb-galayso,waase haddii-buu yidhi si gaara oo Soomaaliya ka…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo la Wariyay inuu ka Tanaasulay Hankiisii Murashax ee Doorashada soo Socota Iyo Madaxtooyada oo ka hadashay

                          Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inuu go’aansaday inuu ka tanaasulo tartanka Madaxweynenimo ee doorashada soo socota ee 2015-ka. Wararka laga helayo qasriga Madaxtpooyada Somaliland,ayaa intaa ku daraya in Madaxweynuhu laba kulan oo uu ku qabtay Madaxtooyada ku soo bandhigay mawqifkiisan ah inuu ka tanaasulay tartanka Doorashada sanadka dambe haddii…

                          Read More

                            Wasaaradda Macdanta oo Faahfaahin ka Bixisay Hawl gal Macdan Baadhis ah oo Shirkad Chine ahi ka Bilaabayso Deegaano Gobolka Awdal ah DAAWO

                            Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland Siciid Axmed Jibriil ayaa jawaab ka bixiyey hadalo dhawaanahan ka soo yeedhayey dadka deegaanka Baki ee gobolka Awdal oo laga bilaabay hawlo dhinaca macdan baadhis ah. Agaasmaha guud ee wasaarada macdanta oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa waxa uu sheegay inaanay jirin wax…

                            Read More

                              Dacwadii Mulkiyada iyo La Haanshiyaha Telefishanka Universal oo Weji kale Yeelatay loona Gudbiyay Ingiriiska DAAWO.

                              Muqdisho 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-   Waxaa in Mudo ah Maxkamada Somalia ay ka Garnaqaysay Dacwad ku Saabsan Lahaanshiyaha Telefishanka Universal oo u dhexeeyay Axmed Abukar Mubaarik iyo Cabdiqaadir Axmed Maxamed . Maxkamadu waxay burisay Xukun Maxkamadeed oo hore loo soo saaray in dhinac ka mid ah labada dhinac ee dacwadu u dhaxaysay Waxay Maxkamadu isaga Wareejisay…

                              Read More

                                Wada Xaajood si rasmi ah ugu Furmay Dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedka Punt land

                                Garowe 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland,ayaa waxaa u furmay wada xaajoodkii ugu horreeyay ee ay isku soo hor fadhiistaan Puntland iyo Soomaaliya ka dib muran siyaasadeed oo soo kala dhex galay labada dhinac. Raysal-wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta furay shirka wada-hadalka dowladda Soomaaliya iyo Puntland, kaasoo…

                                Read More

                                  Afar Kun oo Ruux oo u Geeriyootay Cudurka Ebola iyo Baqo Cararka ka taagan Qaarada Yurub Iyo Tiro Koob la sameeyay

                                  Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-   Tirada dadka u dhintay Cudurka Ebola oo saamayn ballaaadhan ku yeeshay adduunka, ayaa kor u dhaafaysa 4,000 oo qof tan iyo markii uu cudurkani ka dillaacay Galbeedka qaaradda Afrika bishii saddexaad ee sannadkan. Sida lagu baahiyey warbixin hor leh oo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadku ka soo saartay cudurkan, ayaa…

                                  Read More