Xildhibanada Golaha Wakilada Somaliland Aaya Saaka ka Warbixiyey Halka Uu Ku Sal Leyahay Khilaafkan Sharci Ee Golaha Wakilada
Hargeisa 28/oc.2014(SDN/QJ)Qaar kamida xildhibanada golaha wakilada somaliland ee garabka wadani ayaa saaka faahfaahiyey halka uu ku sal leyahay khilaafka sharci ee golaha wakilada somaliand Iyada Oo Khilaaf Xoogan Ka Dhex Dilaacay Golaha Wakiilada Somaliland Isla Markaana Uu Midba Midka Kale Maalmahan Hawada U Marinayay Eeddayn Kulul Ayaa Waxa Manta Magaalada Hargeisa Shir Jaraaid Ku Qabtay…
