Wasiirka Maaliyada ee Punt land oo ka Hadlay Natiijada Socdaal uu Dibada ugu Maqnaa DAAWO

    Boosaaso 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa dib ugu soo laabtay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,isagoona kasoo Socdaalay dalka Isutaga Imaaraatka Carabta. Garoonka diyaaradaha ee Bandar-qaasim ayaa,waxaa kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha gobolka,duqa degmada Bosaso,Ganacsato,mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo qaar kamid ah Shacabka magaaladda. Wasiirka Maaliyadda Puntland Shire Xaaji…

    Read More

      Cabdi Good oo Wuxuu Hees ku Qoslaba isagii loo Fikiray iyo Kalmado Halqabsi leh oo laga duubay DAAWO

      London 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Cabdi Good Cabdi oo ah Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca Af Somaliga oo Mudooyinkii u danbeeyay noqday Mid hadal haytiisu aad ugu dhex baahday bulshada ku hadasha afka Somaliga isla markaana uu kaga hadlo Sidii Suugaanteena loo waafajin lahaa anshaxa Suuban ee diinta Islaamku ina farayso ayaa Naqdigiisa waxa uu ku…

      Read More

        Wasiir Warancade iyo Macdanta oo Safar aan La Shaacin Ku tagay Dubai iyo Kulan ay la qaateen Shirkadaha Shiidaal baadhista Somaliland Maxaa la isku afgartay DAAWO

        Dubai 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiiradda Wasaaraddaha Macdanta iyo Arrimaha Gudaha ayaa Shir Xasaasi ah Waxay kula Yeesheen Magaalada Dubai Shirkadaha Sahaminta iyo Baadhista Shiidaalka ka wada Deegaamo ka tirsan Somaliland. Labada Wasiir ayaa ka hadlay Socdaalkan aan hore loo Shaacin ee ay ku tageen Magaalada Dubai . Dubai SDN/QJ contact@qurbejoog.com

        Read More

          Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu Qaabilsan Dhalinyarada oo Booqday Soomaaliya

          Muqdisho Oct 02 2014(SDN/QJ)– Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu qaabilsan dhalinyarada Mudane Ahmed Alhendawi ayaa booqasho laba maalmood ah ku bixiyey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si uu madaxda Soomaaliya ugala xaajoodo kaalinta dhalinyarada Soomalaiyeed ee hindisayaasha dhismaha nabadda iyo dowladnimada ee Soomaaliya iyo weliba siyaabaha Qaramada Midoobey ay ku caawin…

          Read More

            Dood Xiiso Badan oo dhexmartay labada Afhayeen ee Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye iyo Xisbiga Ucid oo aan ka soo Qaybgalin Arimo aan la cadayn iyo Wariye Duraan oo ka rali galiyey Tagerayasha Ucid

            London  02Oct14(SDN/QJ)Dood Xiiso Badan oo dhexmartay labada Afhayeen ee Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye iyo Xisbiga Ucid oo aan ka soo Qaybgalin Arimo aan la cadayn iyo Wariye Duraan oo ka rali galiyey Tagerayasha Ucid ka dib markii uu casuumad u diray madaxda xisbiga ee ucid ee uk ku sugan oo aan marwalba ka qayb galin…

            Read More

              Maayarka Gebilay oo Huteelada ka Mabnuucay Shirarka Xisbiyada iyo Ucid oo u Joojin Weyday

              Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maayerka magaalada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa  soo saaray Amar uu ku mabnoocayo Xafladaha Siyaasadeed ee lagu qabto Huteellada magaaladaas, isla markaana waxa uu Mulkiilayaasha iyo Masuuliyiinta Hudheellada Gabiley ku amray inaanay Meheradohooda u oggolaan karin in Munaasibadaha Siyaasadeed ay ku qabsadaan Xisbiyada Siyaasaddu, ciddii amarkaa u hoggaansami waydana wuxu ugu…

              Read More

                Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland oo Xukun Dil ah ku riday Gacan ku dhiiglihii Dilka ku fuliyay Taliyaha Booliska ee Arabsiyo

                Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maxkamada darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida ee jamhuuryada Somaliland ayaa Goor dhawayd Waxay  Xukun Dil ah ku  Riday gacan ku dhiigle Mawliid Maxamed Suudi oo si badheedh ah maalintii shalay u dilay taliyihii Ciidanka booliska ee dagmada arabsiyo Marxuum Cabdi Ismaaciil Xaaji cali oo ku magac dheeraa cabdi case kadib…

                Read More

                  Dawladda Switzerland oo Laba Milyan oo Doollar ku kordhisay Dhaqaalaha ay Somaliland ku taageeri jirtay

                  Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wefti ka socda dawladda Switzerland oo uu hoggaaminayo Xoghayaha arrimaha dibedda dalkaas, ayaa maanta booqasho shaqo ku yimi magaalada Hargeysa ee xarunta dalka, waxaanay kulan la yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirro Xukuumaddiisa ka tirsan, iyagoo ballan-qaaday inay Lacag laba Milyan oo Doollar dhan ku kordhiyeen caawimooyinka ay hore Somaliland ugu taageeri jireen….

                  Read More

                    Aas Qaran oo loo Sameeyay Taliyihii la Dilay ee Degmada Arabsiyo iyo Madaxda Sare ee Qaranka oo Meel adag iska taagay Dilka Taliyaha DAAWO

                    Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u Naxariistee Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Aas Qaran loogu Sameeyay Taliyihii Ciiidanka Booliska ee Degmada Arabsiyo Marxuun Cabdi Cade oo u Geeriyooday rasaas uu ku furay Mid ka Mid ah Askarta uu Maamulayay . Madaxweyen Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil,Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska,Shirgudoonka Golaha Wakiilada,…

                    Read More

                      War Saxaafadeed : Somaliland Iyo Itoobiya Oo ka Wadahadlay iskaashiga labada dawladood ee dhinacyada Duulimaadyada, Nabadda, iyo deggenaanshiiyaha Gobolka

                      Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda dawladda Fadaraalka Itoobiya Ambassador Berhane Gebre-Christos. kulankaasi ayey labada Wasiir kaga wada hadleen xidhiidhka iskaashi ee labada dawladood iyo sidii sare loogu qaadi lahaa…

                      Read More

                        Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Dawlada ku Naqdiyay Hanaanka Xulista Komiishanka Cusub DAAWO

                        Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Xukuumadda Somaliland u dhaliilay qaabka ay xulayso Xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka qaranka. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu Golaha Guurtida Somaliland ku eedeeyey inay ka shaqaynayaan wax aan shaqadooda ku jirin, isla markaana ay dano u gaar ah isha ku…

                        Read More

                          Halkan Ka Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka War Bixinaya U Jeedada Waftiga Swesarland U Yimaaden

                          Hargeisa 1/oc/2014(SDN/QJ)Wasiirka arimaha dibada somaliland  ayaa  manta soo dhaweyey wafti  ka socday dalka swesarland isagoo wasiirku  ka warbixiyey  ujeedaga waftigani  u soo gadhen  hargeisa  isagoo  wasiirku ka warbixiyey  waxyaabaha ay  ka codsaden  inay somaliland ka caawiyan Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo:Wasiirka Wasaarada Deegaanka Somaliland Shugri Ismacil Oo Ka Hadashay Dad Lagu Qabtay Ka Ganacsiga Ugadha Ilaahay Dalkena Ku Manaystay

                            Hargeisa 1/oc/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Wasaarada deeganka iyo  hurumarinta somaliland shugri ismacil bandare ayaa si  adag  uga hadashayka ugadhsiga duurjoogta  somaililand  iyado sheegtay  in  gobalada galbeed  si  aada looga dhoofiyo  duurjoogta  gaar  ahaan  boorama ayna waxii imika ka danbeeya  isha ku  hayn doonan dadka ka ganacsada Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Wasaaradda waxbarasha​da oo imtixaanta​y 200 macallin

                              Muqdishu Oct 01,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta imtixaan ka qaadday 200 macallin oo la doonayo inay qeyb ka noqdaan mashruuca ‘Aada Dugsiyada’ ee ay dowladdu ku dhawaaqday sanadkii hore. Imtixaanka waxaa lagu qabtay Dugsiga Macallin Jaamac ee degmada Xamarweyne. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda Xaamud Cali Xasan ayaa…

                              Read More

                                Dagaallo Aan Waxba La Isula Hadhin Oo Xalay Ka Dhacay Deegaano Ku Yaalla Gobolka Sh/Hoose

                                Katan-laas:Oct,01,2014(SDN/QJ)-Dagaal xooggan ayaa habeenkii xalay ahaa Deegaanka Kabtan-laas ee Gobolka Shabeelaha Hoose ku dhex maray Xoogagga Al-shabaab iyo Ciidamo katirsan  kuwa AMISOM, waxana la sheegayaa inuu keenay Khasaare laxaad leh. Kabtan Laas waxay ku taal inta u dhaxeysa deegaanada Shalambood iyo Golweyn, waxaana fadhiisimo ku leh Ciidamada Amisom, kuwaa oo muddooyinkii ugu dambeysay saldhigtay deegaankaasi,…

                                Read More

                                  Ehelka Dhalay Haweenaydii Dhawaan Weerartay Kooxda Daacish Oo Cambaareeyey Tallaabada Gabadhoodu Qaaday

                                  Dubai:Oct,01,2014(SDN/QJ)-Ehelka Dhaw ee Haweenaydii dhawaan Weerarka ku qaadday Xarumo Kooxda Daacish ku lahaayeen Dalalka ciraaq iyo Syria, ayaa cambaareeyey Weerarka Haweenaydani ku lug yeelatay. Haweenaydan oo magaceeda lagu sheegay  Major Maryan Al-Mansuuri, ayaa wade ka ahayd diyaar dagaal oo weerartay kooxda Daacish, waxana warkeeda si weyn u ammaanayey Warbaahinta iyo madaxda kala duwan ee reer…

                                  Read More

                                    Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo soo xiray Aqoon-siweydaarsi loo qabtay Saamileyda Barnaamijka Heshiiska Cusub

                                    Muqdisho Oct 01 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo xiray aqoon-isweydaarsi saddexd maalmood ahaa oo magaalada Muqdisho loogu qabtay saamileyda barnaamijka Heshiiska Cusub ee heer gobol ilaa heer qaran. Aqoon-isweydaarsigani ayaa waxaa ka soo qaybgalay 180 qof oo ka socday Maamul Goboleedyada, Maamulada Gobolada, xubno ka socday bulshadas rayidka…

                                    Read More

                                      Dad La Ildaran Xanuunka Ebola Oo Lagu Arkay Dalka Maraykanka

                                      Dalas:Oct,01,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Gobolka Texas ee Dallas, ayaa lagu arkay Qofkii ugu horreeyey ee Maraykan ah ee La Tiicaya Xannuunka Afrikada Galbeed Ka Dillaacay ee Ebola, kaas oo astaamaha cudurka lagu arkay xilli uu ku sugnaa Gudaha Dalka Maraykanka. Mas’uuliyiin ka tirsan isbitaalka Texas Health Presbyterian Hospital ayaa sheegay in qof aan la shaacin magaciisa lagu hayo…

                                      Read More