Dhulka Tiyaatarka Hargeysa Waa Mulki Beeli leedahay!!!!
Waxan Maanta Warbaahinta Dalka ka soo Baxa Qaarkood ka HalacsadayQoraal uu ku Aaxeexnaa Maayorka Hargeysa, Ref: XDH/H 4 S/ 2014 Uj: Baneyn Dhul. Hordhac: Magaca Beeleed oo Midaysan, Magaca Beeleed oo Gaf iyo Gardaro soo Noqnonaysa Tirsanaysa, Waxan Shacabka Somaliland ee Nabadda Jecel, Shacabka Somaliland ee Xalaal Maalka ah aan u Sheegayaa, in aanu Jirin…
