Qaabkii Saaka looga Ciiday Magaalo Xeebeedka Berbera Halkan ka DAAWO

    Berbera 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Guud ahaan Caalamka Islaamka oo ay Somaliland ku Jirto looga Dabaal Degay Munaasibada Ciidul Adxa Madax Sare oo ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Bulshada ku dhaqan Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil waxay Saaka kula Tukadeen Barxad Weyn oo ku taala Magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=u_Ei77Q8Z9w&feature=youtu.be

    Read More

      “Aafada maanta ina haysataana waa qabiil, Qabiilna maanta meel uu ina gaadhsiinayaa ma jirto oo qabiil iyo…..” Madaxweyne Kuxigeenka Somaland

      Hargeysa:Oct,04,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo maanta shacabka kala qaybgalay Munaasibadda Ciida, ayaa bulshada ku guubaabiyey inay midnimo muujiyaan oo dhinac iska dhigaan kala qaybsanaanta. Waxa uu mudane Saylici usoo jeediyey shacabka inay qabyaalada iska dhaafaan oo ay midnimo iyo wadajir  ku wada Noolaadaan, “Maanta Haddaynu nahay umadda Reer Somaliland waxa inoo taalla…

      Read More

        Muqdisho Oo Laga Mamnuucay Inay Soo Galaan Dadka Da’doodu Ka Weyntahay 40-Jirka

        Muqdisho:Oct,04,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Somalia ee Muqdisho, ayaa saaka oo ciid ah waxa laga Mamnuucay inay soo galaan, kadib markii ay Dawladda Xasan Sheekh Go’aankaas Soo Saartay Maalintii Khamiistii ina Dhaaftay. Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay dadka ku celinayaan halka loo yaqaan Siinka dheer, halkaasi oo gaadiidka lagu baadhaayo, dadka da’dooda ay ka…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka kala Qaybgalay Tukashada Salaadda Ciidda

          Hargeysa:Oct,04,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Maanta salaaddii ciida kala qaybgalay Boqolaal Dadweyne ah oo ku tukanayey Masjid  jaamaca weyn ee Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha oo ay Tukashada salaadda ciida ku wehelinayeen Xubno kamid ah Golihiisa Wasiirrada iyo Taliyayaasha kala duwan ee ciidamada qalabka sida, ayaa si weyn shacabka ugu boorriyey inay kala shaqeyeen Nabadgelyada iyo…

          Read More

            St. David’s Center’s autism treatment preschool reaches out to Somali families

            When St. David’s Center for Child and Family Development decided to establish a new autism day treatment (ADT) preschool program in Northeast Minneapolis, mental health paraprofessionals went door-to-door to talk to parents and recruit potential students. “We went out into the community,” recalled paraprofessional Amina Hassan of this unusual approach. “We just knocked on doors…

            Read More

              There is no greater glory than feel affection for, nor any greater punishment than jealousy

              The reason influence me writing is that, I have come across someone who upset for a an achievement accomplished by talented personality originated our country. Such achievement was recognized throughout the world, let alone somaliland. Usually when we notice high talented youths in any part of the world, it affects our emotion positively and if that personality originate from us, then it is expected ,…

              Read More

                Axkaamta Udxiyada iyo Aadaabta Ciida (Muxaadaro​)

                Gaalkacyo.12.1435 , 02.10.2014 Iyadoo Maalinta Sabtida ee nagusoo aadan ay Ciidi doonaan Dhamaan Muslimiinta joogta daafaha Caalamka ayaa Muxaadaradaani ku saabsan Axkaamta Udxiyada iyo Aadaabta Ciida waxaa lagu qabtay Masaajidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo , waxaana soo jeedinayay Dr.Aadam Muxamed Cigaal oo kamida Culimada ugu waawayn Magaalada Gaalkacyo ahna Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika (Gaalkacyo). Muxaadarada…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Dadka Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey Munaasibadda Ciidul Adxaa

                  Muqdisho Oct 03, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hanbalyeeyey munaasibadda Islaamiga ah ee Ciidul Axdaa. Mudane Cabdiweli ayaa farriintan hanbalyada ah ugu rajeeyey dadka Soomaaliyeed iney nabad ku ciidaan, kuna gaaraan ciidan ciideeda horumar, nabad, barwaaqo iyo midnimo….

                  Read More

                    Baarlamaanka Turkiga Oo Dawladda u Fasaxay Inay Ka Qaybqaadato Hawlgallada Ka Dhanka ah Xoogagga Daacish

                    Stanbul:Oct,03,2014(SDN/QJ)-Golaha Baarlamaanka Waddanka Turkiga, ayaa Dawladdiisa u fasaxay inay  kamid Noqoto Gulufka ka dhanka ah Xoogagga Daacish. Mooshin Baarlamaanku Meelmariyey ayaa si toos ah Dawladd ugu oggolanaaya inay Hawlgallada Militeri ee Koodaas lagu Hayo Qaybteeda ka qaadan karto, iyadoo xoogaggaasina haatan dagaallo  ka wadaan Goobo Ku dhaw xuduudda Turiga iyo Syria u dhaxaysa. Mooshinkan ayaa…

                    Read More

                      Chine Oo Degniin Maraykanka Ugu Jeedisay Xiisadda Ka Taagan Hong-Kong

                      Bejing:Oct,03,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Shiinaha, ayaa Maraykanka iyo xulufadiisa uga digay tageerada ay siinayaan Mudaharaadadda ka socoonaya Jasiirrada Hong-kong, kuwaas oo maalintoodii afraad gelaya. Wasiirka Arimaha Dibadda Shiinaha Wang-Yi ayaa arinta ka taagan Is-maamul Goboleedka Hong-Kong ku sheegay arin u taalla Shiinaha,waxaana Wadamadda reer Galbeedka uu uga digay beenta ay faafinayaan inay joojiyaan iyo taageeradda ay u…

                      Read More

                        Ciidamada Ammaanka Puntland Oo Xabsiga Dhigay Tiro shacab ah Oo Gaadhaysa 40-Ruux

                        Garowe:Oct,03,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Maamula Puntland, ayaa Hawlgallo ay ammaanka ku xaqiijinayeen deegaanka Karkaar ee Gobolka Qardho ku xidhxidhay ugu yaraan 40-ruux oo shacab ah maalintii shalay. Dadka la xidhay, ayaa waxay isugu jiraan kuwo lagu sheegay inay Khalkhal ku hayeen ammaanka iyo kuwo kale oo sida la sheegay dhir jaris ka waday Degmadaasi. Taliyaha Ciidanka Booliska…

                        Read More

                          “Qanjidhada iyo sambabada bisaaska xataa uma tuurayaane.Kuwani(xukuumaddu) innagaabay Ina Cuni Doonaan.” Muj. Cali Gurey

                          Hargeisa:Oct,03,2014(SDN/QJ)-Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey) oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid, ayaa walaac ka muujiyey shirkadda la sheegay inay ku Guulaysatay Arrinta Diiwaangelinta Madaniga ah iyo waliba  ciidanka la sheegayo in loo unki doono ilaalinta arrimaha Shidaalka. Mujaahid cali-gurey ayaa war  qoraal kooban oo uu xalay soo dhigay Boggiisa Face-book-ga, waxa uu ku sheegay in Diiwaangelinta…

                          Read More

                            Somaliland citizen Nadifa Mohamed was recognized as the best Young British Novelists according to Granta one of the 39 best African writers in 2014‏

                            An event was held in the Nigeria town of  Port Harcourt, which is the capital of rivers state, Nigeria. It lies along the bonny river and is located in the Niger delta. The town was prepared by its self to become the World Book Capital 2014.A panel of expert judges to select the African best writers and Margaret…

                            Read More

                              GOBOLADA BARI 90% TAAGEERO BUUXDA AYAY U HAYEEN GOONI ISU-TAAGA SOMALILAND​, BALSE XUKUUMADAN SIILAAYO AYAA KALA DIRTAY. (DOOD QIIMO BADAN OO DHEXMARTAY XISBIYADA WADDANI IYO KULMIYE)

                              London Oct 03,2014(SDN/QJ)-Dood ay isku wejeheen axsaabta Kulmiye iyo Wadani ayaa waxa lagu qaadaadhigay xaaladihii u danbeeyay ee dalka. Dooda ayaa si gaara waxa loogu eegay xaaladaha Gobolada Bariga Somaliland oo sanadihii u danbeeyay ay ka taagnaayeen qalaale siyaasadeed.

                              Read More