Dumarka Sucuudiga Oo Sanad-guure yaab Leh Xusaya
Riyad:Oct,27,2014(SDN/QJ)-Haweenka ku Nool dalka sucuudiga, ayaa xusaya sanad-guuro aan dunida kale la qabin ah oo la xidhiidha rabitaan ay ku doonayaan in loogu ogolaado kaxaynta Gadhawaadhiga oo dalkaasi aan laga ogolayn. Ololaha loogu jiro in haweenku ay baabuurta kexeeyaan waddanka Sacuudigu waxaa uu soo bilawday labaatan sano kahor, waxana wali lagu jiraa halgankaas. Laakiin waxaa…
