Hiigsiga Gobolka Banadir waa in Cadaalad lagu wada noolaado
Muqdisho Nov 19,2014(SDN/QJ)-“Hiigsiga Gobolka banaadir ee 2016 waa Muqdisho oo nabad ah, ka caaggan fal argagxiso, soona ceshata bilicdeeda, shacabka Soomaaliyeedna ay ugu wada noolaadaan si siman oo caddaalad ah”. Sidaasi waxa yiri gudoomiyaha Gobolka banaadir isla markaana ah Duqa Magaalada Muqdisho General Hassan Mohamed Hussein (Muungaab) oo ka qeybgalay shirka Kopenhagen. Shir caalimi ah…
