Taliye Fadal Oo faahfaahiyey Hannaankii ay Gacanta ugu dhigeen Idaacaddii Baadi-goob iyo shaqaalaheedii
Hargeysa:Nov,18,2014(SDN/QJ)-Taliska Ciidanka Boliska somaliland, ayaa ka hadlay Idaacad FM ah oo xalay Fiidkii hore kasoo qabteen Gudaha Magaalada Hargeysa xilli ay ku jirtey Hawsheedii shaqo. Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan oo la hadlay idaacadda VOA-da, ayaa qiray inay idaacadaaas gacanta ku dhigeen, isagoo faahfaahiyey sida ay u heleen idaacaddan oo ay muddo ku daba…
