Cabdi Mingiste:“Cirro Ha Kala Saaro Shaqadda Xisbigiisa Iyo Golaha Shacbigu Soo Doortay”

    Hargeysa Nov 19,2014(SDN/QJ)-Siyaasi Cabdi Maxamuud Saleebaam Mingiste ayaa ka hadalay xaalada Gollaha wakiilada iyo dooda labada xil ee uu isku hayo Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland Cabdirahman Cirro ayaa sheegay in loo bahan yahay in Gudoomiyuhu labada xil mid u haro. Cabdi Mingiste ayaa mar uu waramay Jariirada Dawan waxa uu yiri “Marka hore waxaan tacsi…

    Read More

      USAID launches water systems in Somalia Region of Ethiopia

      The United States Agency for International Development Mission Director (USAID) Dennis Weller officiated the launch of a new water site in the Gubadley kebele (district), Somali Region, as part of the USAID WATER Project implemented by the International Rescue Committee (IRC). Through IRC, USAID is partnering with communities and local officials to provide access to…

      Read More

        Journalist killed in Somalia, third this year

        MOGADISHU (AFP) — A Somali journalist working for a London-based television station became the third reporter to die in the war-torn country this year after he was killed Tuesday in the semi-autonomous Puntland region, police said. Abdirisak Ali Abdi, who worked for Garowe Radio in Puntland and London-based Horn TV, was shot by a group…

        Read More

          Golaha Wasiirada oo Meelmariyey Miisaaniyadda dalka ee 2015 iyo Hindise-sharciyadeedyo

          Muqdisho  Nov19, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey miisaaniyadda dalka ee sannadka 2015 oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda. Miisaaniyadda oo ka kooban dakhliga gudaha ka soo xerooda iyo deeqaha caalamiga ah ayaa gaaraysa $216 malyuun oo dollar,…

          Read More

            Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Cadeeyay in la abuurayo Gudidii Anshaxa Saxaafada iyo Xeer Nidaamiyaheedii oo la saxeexay DAAWO

            Hargaysa 18.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa shaaciyey in maanta la saxiixay xeer nidaamiyaha xeerka saxaafadda Somaliland (Xeer NO.27),Kaas oo ahaa Xeerkii Dhaqan galka ahaa ee uu Saxeexay Madaxweynihii Hore ee Somaliland. Wasiirka Warfaafintu waxaa kale oo…

            Read More

              Daawo:Hadii Warar Beena Suuqa Yaalaan Musharaxa Dhabta Ah Ee Xisbiga Kulmiye Ee Talada Dalka Hayaa Waa Mudane Axmed Maxamed Siilanyo “wasiirka Maaliyada Somaliland

              Hargeisa 18/11/2014(SDN/QJ)wasiirka  maaliyada somaliland cabdicasiis  samale ayaa maanta  cadeeyey  hankiisa  siyaasaded    ee ku  aadan  madaxtimaada  isagoo  fariin  u diray  ciad  aan  awoodi  karin  inta madaxwayne  siilanyo  sharax  yahay  inay   iskaga baxaan  hanka siyaasded   https://www.youtube.com/watch?v=7x05uONDONs&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Daawo:Madaxwayne Siilanyo Waxa Uu La Mid Yahay Nalson Mandelaha Koonfur Africa”Wasiir Abiib Diiriye Nuur

                Hargeisa 18/11/0214(SDN/QJ)wasiirka warshadaha somaliland abiib diiriye  nuur  ayaa saaka mar  uu ka hadlaayey madal lagu  taagerayey  musharaxnimamada   ayaa waxa uu ka sheegay  inaan  inta madaxwayne siilanyo  noolyahay  cidi  iska sharxi  karin  beeshooda  madaxwayne siilanyana uu la mid  yahay  nice madelaha  koonfur  africa Hargeisa SDN?QJ ConcatSomaldiasporanews.com

                Read More

                  Salaadiinta, Cuqaasha iyo Siyaasiyiinta Beesha Degta Waqooyiga Iyo Galbeedka Hargeisa Ayaa Saaka Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawaynaayo Musharaxnimada Madaxwayne Siilanyo

                  Hargeisa 18/11/2014(SDN/QN)Beesha degta koonfurta  iyo galbeedka magalad hargeisa ayaa saaka munaasibad  balaadhan  oo lagu soo dhawaynayo musharxnimada  madaxwayne  siilanyo  ugu  sameeyey  hutel maansor   ee magalad  hargeisa iyadoo mussibadasi  soo dhawaynta ay  ka so qayb  galen  badiba salaadiinta waxa garadka xubnaha wasirada ee beeshasi ayaa waxa ay  isku  mida u taageren  musharaxnimada madaxwayne siilanyo  iyadoo…

                  Read More

                    Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo soo dhaweeyay doorashadii Shariif Xasan

                    Muqdisho 18/11/2014(SDN?QJ)Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Somalia, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay xukuumaddu ay soo dhoweyneyso doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay xilkan loo doortay, isagoo doorashada ku tilmaamay mirihii kasoo baxay shir muddo dheer soo socday. Goodax ayaa sheegay in doorashada Shariif Xasan ay ku timid xilli uu soo socday…

                    Read More

                      War Degdeg ah: Xalkii Golaha Wakiillada Oo Adkaaday Iyo Guddidii Dhexdhexaadinta Oo Muddo-kordhin Dalbatay

                      Hargeysa:Nov,18,2014(SDN/QJ)-Guddidii Ku Hawllanayd Daminta Khilaafka ka dhex aloosan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shaacisay in lo kordhiyo Muddadii ay qaateen Oo Maanta ku Ekayd. Guddidan oo ka kooban xubnaha Ugu Miisaanka Culus Aqalka Golaha Guurtida somaliland, ayaa wararka aanu ka Helaynaa waxa ay tilmaameen inay soo direen war aan saxaafadda loo sheegin oo ah in la…

                      Read More

                        UCID Statements on the Somaliland parliament dispute

                        UCID party is concerned about the on-going dispute between the chairman of the House of the Representatives and the president of the Republic of Somaliland, while the nation is just about seven months away from the forthcoming presidential election. UCID strongly condemns the government’s action of closing the House of the Representative, harassing and arresting…

                        Read More

                          Drs MARYAN WARSAME….GABADH SOMALIYEED OO AQOON IYO KARTI ADUUNKA KAGA YAABISAY (1-2) !!!

                          Wuxuu ahaa Safarkii ugu dheeraa ee gabar Somaliyeed u gasho hey’adda caafimaadka aduunka (WHO) iyadoo Saynisyahano fara ku tiris ah oo rag iyo dumarba leh ay gaareen halka ay gaadhey. Drs Maryan warsame oo ah gabar Soomaaliyeed kuna barbaartay dalka Somalia wexey ahayd curadda 10 walaalaa, yaraanteedii dadaaliyo juhdi ay waxbarashadeedii ku bixisay ayaa u…

                          Read More

                            Farshaxan Ku Eedaysan Astaamaha Xisbiga Waddani Oo Maalintii Afraad Booliska Gacanta Ugu Jira

                            Hargeysa:Nov,18,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Booliska somaliland, ayaa Maalintii shanaad gacanta ku Haya Farshaxanka Xasan Ibraahim Nuur(Ganey) oo ah Farshaxan naqshadaynta sawirrada iy qoraallada caan ku ah, kaas oo  lagu haysto inuu Calamo uu leeyahay xisbiga waddani uu sameeyey. Wararka aanu Hayno ayaa sheegaya in Farshaxankan iyo  mid kamid ah shaqaalihiisa ciidamada ammaanku xabsiga dhigeen kadib markii la sheegay…

                            Read More