Officials say US, frustrated with Somali leaders, threatens to cut funding, will boycott forum

    MOGADISHU, Somalia — The United States has threatened to make significant cuts in the financial assistance it gives to Somalia because of political bickering by its leaders, officials said. The top U.S. representative to Somalia, James P. McAnulty, recently threatened an aid cut unless the country’s bickering president and prime minister begin working together, a…

    Read More

      Dur-Dur Band chooses Mpls. for first gig in 20 years

      When Somalia collapsed into a civil war more than two decades ago, the nation’s cultural community suffered. For Somalis, a big blow came when the Dur-Dur Band, the country’s preeminent party band of the 1980s, dissolved. Since then, its members have been separated far from their homeland. Tonight, members of the popular musical group will…

      Read More

        Amar Madaxtooyada Kasoo Baxay Oo Lagu Xidhay Xogyahihii Guud Ee Golaha Wakiillada

        Hargeysa:Nov,15,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii Guud ee Golaha Wakiillada somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa waxa lagu xidhay Amar kasoo Baxay Madaxtooyada kadib markii uu si badheedh ah uga Hadlay saluugga uu ka qabo tallaabada lagu beddelay Ciidankii Ilaalada u ahaa Golaha. Xadhiga Xoghayaha Waxa warbaahinta u xaqiijiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cirro oo xalay Saqdii dhexe warbaahinta LLa Hadlay,…

        Read More

          AFHAYEENKA XISBIGA WADDANI EE QAARADA YURUB OO KU SUGAN WADANKA KENYA AYAA XUKUUMADA KULMIYE UGA DIGAY INAY XOOG IYO BAQDIN-GELINTA MUWAADANIINTA XAL U MOODO

          Nairobi Nov 15,2014(SDN/QJ)-Soomaaliland waxay dadaal iyo dagaalba ugu jirtay mudo dheer sidii ay uga midho-dhalin lahayd kalsooni u helida gooni isu-taageeda iyo madaxbanaanideeda si ay uga mid noqoto Dawladaha Aduunka ka jira, una hesho Ictiraaf ama aqoonsi buuxa. Hadaba si aynu u gaadhno gunta yoolka aynu higsanayno waxaa hubaal ah inaynu soo jiidhnay derbiyo waaweyn…

          Read More

            2-day event builds Christian-Muslim relationships

            EXCELSIOR, Minn. (AP) – The Evangelical Lutheran Church is hosting a two-day conference designed to build bridges between Christians and those of Muslim faith. The conference is on Friday and Saturday. Experts will talk about tough topics, including how to overcome barriers put up by extremist preachers. Many of the activities take place at Mount…

            Read More

              Xubnaha Baarlamaanka iyo Xukuumadda Kaga Jira Beesha Habar-yoonis Oo Shir Albaabadu u Xidhan yihiin ku Leh Hargeysa iyo Wasiir Waran-cadde Oo Looga Dhaartay

              Hargeysa:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka aanu Ka Helayno Hutel Kaah ee Magaalada Hargeysa, waxa Maanta Kulan Qado ah iskugu yimi Haldoorka, Madax-dhaqameeda, wasiirrada iyo Xubnaha kaga jira Golayaasha Baarlamaanka iyo Guurtida, waxana Kulankaas lagu lafoguray KHilaafka ka taagan Aqalka Wakiillada somaliland. Kulankan oo ah mid  qarsoodi ah, isla-markaana uu soo Abaabulay Suldaanka Guud ee Beesha Habaryoonis…

              Read More

                Suldaanka Ruuxiga ah ee Beesha Habar-yoonis Oo Luuqad Adag Kaga Falceliyey Weerarka Madaxtooyadu Ku Hayso Guddoomiye Cirro

                Hargeysa:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Suldaanka Guud   ee Beelaha Habar-yoonis SuldaanSuldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa Noqday Hoggaamiyii ugu horreeyey xagga dhaqanka ee si badheedh ah uga hadlo Hujuumka  Madaxtooyada somaliland ku Hayso Xilka uu Guddoomiyaha Golaha wakiilladu ka Hayo Aqalka Baarlamaanka somaliland. Suldaanka Guud ee Beelahaasi waxa uu muujiyey inaanu ku qanacsanayn Tallaabada La Doonayo in Meesha lagaga saaro…

                Read More

                  Muran Soo Kala Dhexgalay Jaaliyadda Somalida Denmark Oo Loo Hakinayo Kulamo Xogol-xaadh u ahaa Shireynaha Arrimaha Soomaalida ee Copenhagen ka Dhacaya

                  Copenhagen:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Dawladda Waddanka Denmark ayaa ku Hawllan qorshe lagu hakinayo kulan Gogol-xaadh u ahaa shirka dhawaan la filayo in somalida loogu qabto magaalada Copenhagen. Kulankani ayaa ahaa mid hor dhac u ah Shirka 19-ka bishan Soomaaliya loogu qabanayo Magaalada Kopenhagen, waxa ayna wararku sheegayaan in muran adag uu hadheeyay Jaaliyadda kunool Dalkaasi oo ka shaqeyneysa Shirkan,…

                  Read More

                    Kenyan Airways Oo Soo Bandhigtay Khasaare Ku Habsaday Oo Gaadhay 10-Bilyan Oo shillin

                    Nairobi:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Shariikadda Diyaaradaha ee     Kenyan Airways, ayaa Baahisay Khasaare laxaad leh oo soo gaadhay, kaas oo lagu qiyaasay ilaa iyo 10-Bilyan oo shilinka dalka Kenya ah. Qiimeyntan la sameeyay ayaa ah mudo sanad badhkiis ah, oo ku dhamaatay bishii September ee sanadkan 2014-ka. Masuuliyiinta Shirkadan ayaa sababta keentay hoos u dhacaan ku go’aamisay amaan darada…

                    Read More

                      Khaliifka Islaamiyiinta ISIL Oo Soo Diray Cajalad Uu Ku Beeninayo Dilkiisa Oo Hore Loo Baahiyey

                      Mousil:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Khaliifka kooxda Islaamiga ah ee ISIL Abu Bakr al-Baghdadi ayaa soo saaray cajalad maqal ah oo uu soo duubay si uu u beeniyo  warar dhawaan Reer Galbeedku Baahiyeen oo sheegayey inuu duqayn ku geeriyooday ama ku dhaawacmay. Cajalada codka ah oo soconaysa 17 daqiiqo oo laga soo daayay baraha bulshada ayaa uu al-Baqdadi ku sheegay…

                      Read More

                        Warar Cusub Oo Kasoo Kordhay Kontinarkii Hubka iyo Dirayska Diday Ee Dhawaan Dekedda Muqdisho Lagu Qabtay

                        Muqdisho:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Warar cusub ayaa kasoo kordhaya Kontinar cabsi iyo shaki ku abuuray Dawladda Federalka somalia, kaas oo Bishii hore lagu dhex arkay Hub, dirays Militeri iyo Agab kale oo kamid ah waxyaabaha qarxyada loo adeegsado. Shabakadda wararka ee IHS Maritime, ayaa iyadu qortay warar ka faahfaahsan kii hore, kuwaas la xidhiidha Halka uu ku dambeeyey Kontinarkaas…

                        Read More

                          “Siilaanyo waa Nin aanu Saaxiib Nahay aadna usoo wada shaqaynay, Reerkiisa iyo Kaygu asxaab bay ahaayeen, waana nin aanu dadka isaga sokayno.” Cali Khaliif

                          Miniapolis:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Ku Hawllan Fadqalaynta Deganaanshaha Gobolada Bariga somaliland Cali Khaliif Galaydh, ayaa markii ugu horraysay Si cad u sheegay xiisaha uu qabo wada hadallo uu la yeesho Xukuumadda somaliland, si meesha looga saaro Xurgufta ka taagan deegaanada Bariga somaliland. Cali Khaliif Galaydh ooh ore u sheegay inuu yahay Madaxweynaha Kooxda Khaatumo, isla-markaana iska diiday inuu…

                          Read More

                            Somaliland Parliamentary speaker makes a self-serving request to the public, again

                            Burao (SDN)-Somaliland parliamentary speaker as well as the chairman of Wadani party Abdirahman Ciro asked the people of Somaliland to assemble in order to defend the Somaliland Parliament from the government. The Chairman is currently campaigning in Buao ahead of the official campaign period while the Somaliland Parliament is mired in partisan squabble between the…

                            Read More

                              “Waxaan Shacabka Hargaysa ugu baaqaynaa in Maalinta Sabtida ay Golahooda u soo Gurmadaan oo Badbaadiyaan” Xildhibaan Ibraahin M.Buubaa DAAWO

                              Burco 14.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ah Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada isla markaana ah Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ku guubaabiyay Bulshada ku nool Magaalada Hargaysa inay isugu soo baxaan Maalinta Sabtida oo Yimaadaan Xarunta Golaha Wakiilada si ay uga badbaadiyaan in Xukuumadu Hawl gal ka fuliso…

                              Read More