Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Aragti Haboon iska taagay Khilaafka Golaha Wakiilada DAAWO
Hargaysa 15.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xaruntiisa ayaa baaq u jeediyey shacabweynaha Somaliland, kuna adkeeyey adkaynta nabadgelyada iyo muujinta ilbaxnimadooda. Md Muuse Cabdi Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo shir jaraa’iskaa ay ku wehelinayeen gudoonka sare ee xisbigu waxa uu ugu horayn sharaxay…
