DAAWO:Maanso Difaaca Diinta Abwaan Mohamed Abdullahi Abubakar ‘Dhaaley’

    Muqdisho Nov 07,2014(SDN/QJ)-Iyadoo ay soo kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee inta ay ka bexeen Diintoodii Islaamka ahayd hadana dagaal aan kala joogsi lahayn ku haya Diinta oo maalin kasta Muuqaalo ceebeynaya Diinta kusoo faafiya Baraha Xiriirka Bulshada, ayaa waxaa farriin dadkaas loogu jawaabayo oo Suugaan ah diray Wariye iyo Qoraa Dhalinyar oo Soomaaliyeed, kaasoo magaciisa la…

    Read More

      Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed Oo Muuse Biixi U Jawaabay Sidoo Kalena Xukumada Ugu Baaqay Inay xoriyadooda U Soo Celiso

      Hargeisa 7/11/2014(SDN/QJ) Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa gashaanka ku dhuftay Guddida Anshax ee Wasiirka wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyi Gelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in xukuumadu u samanayso saxaafadda madaxa banaan lana diiwaan gelin doono xarumaha warbaahineed, cashuurna laga qaadi doono. Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md.Axmed Mu’min Seed,…

      Read More

        Jawaab Maqaalkii Waa Kuma Musharaxa Xisbigga UCID?

        Marka hore salaan bahda saxaafadda; waxaan jecelahay inaan ka jawaabo maqaal uu qoray nin magaciisu ahaa; Mohamed Haji mohamoud oo sheegtay inuu yahay political science and research analyst. Nuxurkii maqaalkiisuna wuxuu ahaa shaki ayaa ku jira musharaxnimadda Jamaal Cali Xuseen maadaama aanay shirweyne ansaxin, oo wixiisuba ay yihiin heshiis ay gaadheen isaga iyo Faysal Cali Waraabe. Walaalkay…

        Read More

          Ethiopia Oo Xal U Heshay Khilaafkii Madaxda Soomaaliyeed Ragaadiyey

          Addis Ababa:Nov,07,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Addis Ababa, ayaa la sheegayaa inay heshay xalka Khilaafka dhexyaalla Madaxweyne Xasan sheikh iyo Ra’isal wasaarihiisa. Sida ay sheegayaan warar hoose oo lagu kalsoon yahay, waxa Madaxweynaha Somalia oo Haatan safar kedis ah ku jooga Addisa ababa lagu qanciyey inuu Hoos u dhigo Khilaafka, isla-markaana ay lagama maarmaan u tahay inuu tanaasul degdeg…

          Read More

            Jawaari Oo Ganafka Ku Dhuftay Mooshinka Ka Dhanka ah Ra’isal wasaaraha

            Muqdisho:Nov,-7,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helay Xildhibaanada kasoo horjeeda Ra’isal wasaare Cabdiweli ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Barlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaaari aanu raalli ka ahayn in xilliga la keeno Mooshin ka dhan xukuumada Jirta, taas Beddelkeena xal kale la raadiyo. Guddoomiye Jawaari oo haatan ah Ku-simaha Madaxweynaha, ayaa la sheegay inuu si weyn uga cago-jiidayo mooshinkaas, waxana uu…

            Read More

              Askarigii Dilay Usama Bin Laden Oo Noqday Nin Khaarajiyey Dhallinyaro Soomaaliyeed, Sharraxaadna ka Bixiyey Qaabkii Dilka Ben Laden

              New York:Nov,07,2014(SDN/QJ)-Wargeyska Waddanka Ingiriiska kasoo baxo ee Daily Mail, ayaa markii ugu horraysay soo bandhigay Magaca Askarigii geystay dilka Hoggaamiyihii dunida loogu doonista Badnaa ee Usama Ben Laden. Wargeyska ayaa Magaca Askarigaas ku sheegay Rob O’Neill, kaas oo 38-jir ah kana tirsan ciidamada gaarka ah ee Mareykana ee loo yaqaan Navy Seals. Ninkan oo ka…

              Read More

                “Anigu qaab qaran baan u hadlay, Laakiin in la reereeyo oo wasiirradu ay reeraha dhaqdhaqaajiyaan oo si beelaysan la iskugu jawaabo ma aha….”Siciid Sulub

                Hargeysa:Nov,07,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta somaliland Siciid Sulub Maxamed, ayaa jawaab cad ka Bixiyey Hadallo uu hore ugu duray Wasiirka Duulista somaliland oo Madax-dhaqameed warbaahints Dawladda soo dhexmaray si kale u turjumeen. Siciid Sulub oo Haatan xubin muhiim ah ka ah Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in hadalkiisu aanu ahayn mid naxli…

                Read More

                  “Shacabka guryaha Dawladda Ku Jira waxanu leenahay xukuumaddan xamaamta sii urursanaysa ee safarka ku jirta lacagna ha iska siinina, guryahaasna haka bixina…..”Xildhibaan Buubaa.

                  Hargeysa:Nov,07,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa Ka Hadlay Hanti-boobka ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Dhulka Danta Guud oo Maalmahan Xukuumaddu weerar ku qaadday. Xildhibaan Buubaa oo Warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in Hantidii qaranka si gaar ah loogu takrifalo, isla-markaana cid gaar ah oo dano rakhiis ah laga…

                  Read More

                    “Warkaa Muuse Maaha War Jira,Waxaanan Leeyahay Saaxiib Dee Basha Biyo Iskaga Dar,” Gudoomiye Cirro oo Beeniyay Hadal Gudoomiyaha Kulmiye hore u sheegay

                    Hargeysa 07.Nov 2014 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal dhawaan uu warbaahinta mariyey guddoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah KULMIYE Md:Muuse Biixi Cabdi oo sheegay in uu guddoomiye Cirro uu ku bogaadinaayo sixitaan uu sheegay in uu…

                    Read More

                      Doorashooyin laga Warwar qabo Qabsoomidooda iyo Korodhka Murashixiin u Taagan Golaha Cusub ee Wakiilada FAALADA SHABAKADA.

                      Hargaysa 07.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Walaac xoogan laga qabaa qabsoomida doorashooyinka is barkan ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada oo ku mudaysan badhtamaha Sannadka soo socda ee 2015, Waxaa ilaa iminka lagu muransan yahay Xeerka Kaabista iyo Wax ka bedelka lagu sameeyay ee Codbixiyeyaasha kaas oo dhex heehaabaya Shirgudoonada labada gole ee Sharci dejinta “Guurtida iyo…

                      Read More

                        Maayarka Gabiley oo Kullan la Yeeshay Dhigiisa Degmada Hardenberg ee Dalka Netherland iyo Xidhiidh Cusub oo Labada Degmo u Bilaabmi doona

                        Hardenberg O7.Nov 2014 (SDN/QJ)-Duqa Degmada Gabiley ayaa kullan kula yeeshay Dawlada Hoose ee Hardenberg Maayarka Degmada Hardenberg ee Dalka Netherland Peter Snijders .   Kullanka labada Maayar ayaa waxaa ku Wehelinayay laba Xubnood oo ka mid ah Madaxda Ururka Ogaal iyo Jaalliyada Somaliland ee Gobolkaasi kuwaasi oo kala ahaa Mudane Ismaaciil Maxamuud (Bood-bood) iyo Sahra…

                        Read More

                          Mudo intee Le’eg ayuu qaadayaa dhismaha Jidka isku Xidha Berbera Iyo Ethiopia intuuse ku dhamaanayaa?

                          Hargaysa 07.Nov 2014 (SDN/QJ)- Safiirka dawladda Holland u qaabilsan dalalka Kenya, Soomaaliya/Somaliland iyo Jasiirrada  Seychelles, fadhigiisuna yahay magaalada Nairobi Ambassador Joost Reintjes, ayaa shaaciyey xaddiga dhaqaale ee ku baxaya  dhismaha jidka isku xidhaya dekedda Berbera iyo waddanka Itoobiya (Berbera Corridor). Safiirka ayaa bogga uu ku leeyahay Twitter-ka ee internet-ka ku faafiyey, in injineer u dhashay…

                          Read More