140 Xildhibaan oo u Gudbiyay Gudoonka Baarlamanka Mooshin ka dhan ah Raysal Wasaare Cabdi weli

    Muqdisho 07.Nov 2014 (SDN/QJ)- Mooshin ka dhan ah Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa Shalay  galabloo gudbiyay baarlamaanka Soomaaliya.kadib markii khilaafkii u dhaxeeyey Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha la xalin kari-waayay. Xildhibaan C/naasir Gaarane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa VOA u sheegay in 140 xildhibaan ay saxeexeen mooshinka kalsoonidda lagaga noqonayo ra’iisul-wasaaraha, isla markaana loo gudbiyay…

    Read More

      Doorasho- doon iyo doorasho-diid Kee baa danta qaranka wada?. Cali Guray

      Hargaysa 07.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbigaasi Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa iftiimiyay Sababaha uu Gudoomiyaha Golaha Guurtidu isu dhaafin la’yahay Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha. Cali Guray ayaa qoraal uu amuuran kaga faaloonayo waxa aanu ka soo xiganay barta uu ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka Dadweynaha ee Facebook…

      Read More

        Wasaaradda Deegaanka Somaliland oo ka Cabanaysa Sifo Qarsoodi ah oo Ajaanibku ugaadha uga dhoofiyaan Madaarada dalka

        Hargaysa 07.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa walaac xoogan ka muujisay dadka ajanebiga ah ee dalka imanaya oo ay ku tilmaantay inay faro-baas ku hayaan ugaadha duurjoogta ee ku dhaqan Somaliland. Wasiir Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa waxay  soo saartay wareegto ay ku mamnuucayso ka ganacsiga Duurjoogta…

        Read More

          Tiro Siyaasiyiina Oo Xilal Culus Ka soo Qabtay Xukuumada Siilanyo Oo La Filaayo Inay ku Biiran Xisbiga Wadani

          Hargeisa 6/11/2014(SDN/QJ)Tiro siyaasiyiin ah oo gaadhaysa ilaa iyo Shan Iyo Toban (15)Siyaasi Iyo Taageerayaashoodii Ayaa La Filayaa Inay Maalmaha Soo Socda Ay Si Rasmiya Ugu Biiraan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Isagu Hada Ugu Dhaq Dhaqaaq Badan Xisbiyada Dalka Siyaasiyiintan Oo Intooda Badani Ay Xilal Kala Duwan Ka Soo Qabtay Xukuumada Hada Jirta Ee…

          Read More

            Daawo:Madaxwaynaha Oo Xafiiskisa Ku Qaabilay Wafti Uu Hogaminayo Safiirka Arimaha Somaliland Iyo Somaliya U Qaabilsan Fransiska

            Hargeisa 6/11/2014(SDN/QJ)Kulanka Uu Madaxwaynaha Somaliland Manta Xafiiksiisa Kula Yeeshay Waftigan Uu Hogaaminayay Safiirka Armaha Somaliland Iyo Somaliya U Qaabilsan Dalka Ayaa Waxa Ku Wehelinayay Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Xukumada Somaliland Waxaana Markii Uu Shirjkaasi Soo Dhamaaday Oo Ay Saxaafadu Dibad Joog Ka Ahayd Waxa Markii Uu Soo Dhamaaday Warbaahinta Kula Hadlay Wasiirka Arimaha…

            Read More

              DAAWO:Faaqidaada buug laga qoray cadaalad darada Puntland iyo beelaha ku dulman

              Minneapolis Nov 06,2014(SDN/QJ)-Sacdiya Salaad Samatar oo ah haweeney siyaasad ah ayaa waxa ay Buug ka qortay hanaanka cadaalada darada ah ee hayadaha dawliga ahi ku saleysan yihiin. Sacdiya ayaa wareysigan waxa ay ku qaadaa dhigeysaa sida loo qeybiyay baarlamaanka, wasiirada iyo madaxweynahaba oo ay sharexeyso in ay cadaalad daro ku fadhiyaan. “Puntland xaalkeedu waa Hal…

              Read More

                Muuse Biixi:“Mucaaradku Nagama Fadallo cadda ee way naga Calaacal Badan yihiin, waxba maaha waa Mucaarid iyo Xeerkii”

                Hargeysa Nov 06,2014(SDN/QJ)-Guddomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye Md Muuse Biixi ayaa jawaabo ka bixiyay hadalo dhawaan ka soo yeerayay mucaaridka Somaliland. Muuse waxa uu si gaara uGu jawaabay xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo hore uga mid ahaa Xubnaha xisbiga Kulmiye, hadaladiisiina waxa ka mid ahaa: “Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa Isniintii ku biiray xisbiga…

                Read More

                  Edmonton homicide detectives investigating Wednesday morning shooting death at Papyrus Lounge, scene of an unsolved 2011 killing

                  EDMONTON  – City homicide cops are probing the shooting death of a 31-year-old man at Papyrus Lounge — the scene of a still-unsolved 2011 New Year’s Day slaying — after gunfire broke out early Wednesday. Detectives remained at the 11124 107 Ave. scene most of the day after cops were called about 12:30 a.m. to a…

                  Read More

                    Dawladda Kenya Oo Cabsida ay Al-shabaab Ka Qabto Muwaadiniinteeda Ku Diiwaangelinaysa 145-milyan Oo Dollar

                    Nairobi:Nov,06,2014(SDN/QJ)-Xukuumada wadanka Kenya, ayaa u muuqata mid wakhti badan ku  luminaysa Cabsida ay ka qabto ururka Al-shabaaba oo ciidamo badan ka Laayey, waxana ay Haatan bilaabaysa Diiwaangelin lacago badani kaga baxayaan. Xukuumaddu waxay Go’aan ku gaadhay inay sanadka 2015-ka dalkeeda ka hirgeliso Diiwaangelin casri ah, waxana ay arrintaas u aragtaa mid lagaga hortegi karo khiyaamada…

                    Read More

                      Muqdisho:Wiil Qurbaha Ka Yimi Oo Masaajid Ku Dhex Gawracay Nin Kale Oo Dil Lagu Xukumay

                      Muqdisho:Nov,06,2014(SDN/QJ)-Nin somali ah oo kasoo laabtay Dalka Canada, isla-markaana muddo bilo ka hor ah Masaajid ku yaalla Muqdisho ku gawracay muwaadin somaliyeed, ayaa isagana lagu xukumay dil toogasho ah. Ninkan kasoo laabtay dalka Canada, ayaa magaciisa lagu sheegay Saciid Xaaji Xuseen, ayaa la xaqiijiyey inaanu wax cillad ah ka qabin dhinaca Maskaxda, sidaas darteedna dhawaan…

                      Read More

                        Afhayeenka Wadani ee Sweden:Cuqaasha Ciidagale Ee Maanta Difaaceys​a W.W.D.Hawada Maxay Uga Difaaci waa​yen Marku Fayisal Cali Waraabe Ku Lahaa lama Kala Adkaan

                        aslamu calaykum dhamaantiin asxaab iyo saxaafad -ba waxa ila maanta meel walba ku qorna.cuqaal ku hadlayisa magaca beesha cidgale-kuwaaso inta ugu badan ka hadlayeey hadal shalay mahee darad.ka soo yeedhaay wasiirkii hore ee W.D.H .mudane siciid sulub .hadalka wasiirka hore ayaa ahaa mid uu kaga hadalayeey musuqmasuqa iyo maamuul xumida xukuumada silaanyo.basle isagu aan uu…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo Oo Ganacsade Kale Oo Beeshiisa ah Siiyey Aqal Dawladdu Leedahay Iyo Shacabka Oo Si Weyn U Hadal Hayo

                          Hargysa:Nov,06,2014(SDN/QJ)-Gudaha somaliland, waxa Maalmahan aad looga Hadal hayaa hanti iyo dhul dawladdu leedahay oo dadkii degenaa laga rarayo, halka qaar kalena la siinayo shakhsiyaad ay xukuumaddu si hoose iskugu xidhan yihiin. Hadal-haynta ugu badan ayaa ah in xukuumadda oo sanadkeedii ugu dambeeyey ku jirtaa, ay bilowday Boobka hantida danta guud ah oo ku yaalla Goobo…

                          Read More

                            15-Kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Uganda Ugu Jira AMISOM Oo Shaqada Laga Caydhiyey

                            Kampala:Nov,06,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka Guud ee Militeriga Dalka Uganda, ayaa shaqada ka caydhiyey ugu yaraan 15-sarkaal oo ka tirsanaa ciidankooda ka midka ah AMISOM, iyadoo sababtuna tahay Musuqmaasuq lagu eedeeyey. Saraakiishan oo u tababarnaa Hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxaa qaarkood lagu hayey inay Ciidamada Uganda ee ku biiraaya Amisom ay lacago badan kaga qaataan, si ay…

                            Read More

                              Xasan Sheekh Oo Sheegay Inay Lagama Maarmaan Tahay In Ra’isal wasaare Cabdiweli Uu Shaqada Iskaga Tago

                              Muqdisho:Nov,06,2014(SDN/QJ)-Muranka dhexyaalla Labada Masuul ee ugu sarreeya Dawladda Somalia, ayaa gaadhay heerkii ugu sarreeyey,waxana uu Madaxweyne Xasan sheikh si cad u sheegay inay lagama maarmaan tahay inuu Ra’isal wasaaruhu xilka iska casilo. 25-Xildhibaan oo ku kulmay Hoteel ku yaalla Muqdisho, ayaa sheegay in Khilaafka Madaxweynaha & RW C/wali uu gaadhay Heerkii ugu saraysay, iyagoo tilmaamay…

                              Read More

                                Waayaha Dadka la nool Xannuunada Maskaxda iyo Warbixin Naxdin badan oo laga diyaariyay DAAWO

                                Hargaysa 06.Nov 2014 (SDN/QJ)- Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland ayaa Waxaa lagu arkaa dad badan oo ka mid ah Mujtamaceena oo la daalaadhacaya Xannuunada Maskaxda kuwaas oo tabaalo ba’ani ka Muuqato. Ururka Daryeelka Dadka Dhimirka Wax ka Qaba oo Barnaamij ka diyaariyey dhibta haysata iyo waayaha dadka la nool xannuunka Dhimirka,Ururka Somaliland Mental Health Support Organisation…

                                Read More

                                  Nuxurka Qoraal uu Gudoomiye Cirro u Gudbiyay Dhigiisa Guurtida iyo Gudoomiye Muuse Biixi oo Hadalkiisii uu beenoobay

                                  Hargaysa 06.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro),ayaa Warqad uu u diray Gudoomiyaha Guurtida ku caddeeyay inaanu jirin Farqi ama kala duwanaansho u dhexeeya Xeerka Diwaangalinta Codbixiyeyaasha ee Wakiiladu ansixiyay iyo ka Guurtida loo gudbiyay. Guddoomiye Cirro oo Jimcihii la soo dhaafay warqadan u diray Gudoomiyaha Guurtida ayaa sheegay in Xeerka Golaha…

                                  Read More

                                    Maxkamada Gobolka Saaxil oo Ka Hadashay Khilaafka Maxjar Cusub oo Xoolaha ah oo Berbera laga hirgalinayay

                                    Berbera 06.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamada gobolka Saaxil Ibraahim Aadan Yaasiin ayaa ka waramay shaqaaqo ka dhalatay maxjar cusub oo laga binaynayo magaalada Berbera iyo khasaaraha ka dhashay iska horimaad hubaysan  oo halkaasi ka dhacay Isniintii Toddobaadkan. Guddoomiyaha Maxkamadda Saaxil ayaa  waxa uu ka waramay heerarka dacwadeed ee  uu soo maray khilaafka dhulka maxjarkaas laga dhisayo…

                                    Read More

                                      Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Tacadiyo ay Ilaaladiisu kula Kaceen Mudanayaal ka Tirsan Golaha Deegaanka Berbera iyo Tiro dad ah oo ay Xabsiga dhigeen DAAWO

                                      Berbera 06.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md.Cali Maxamed Warancadde ayaa sheegay inay u soo qab-qabteen dad gaadhaya tobbaneeyo qof shaqaaqadii maalintii Isniintii aynu soo dhaafnay ka dhacday dhul laga sameynayay Maxjar cusub oo lagu caafimaadin doono Xoolaha inta aanay ka dhoofin dekeda Berbera. Wasiir Warancade waxa uu sidaa ku sheegay mar uu…

                                      Read More

                                        “Xukuumadda sii dhacaysa Waxaa lagu Gartaa Dumar baa cidda la hadashaba u jawaaba” Xubno UCID ah DAAWO

                                        Gebilay 06.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka tirsan Masuuliyiina Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in Xukuumadda sii dhacaysa lagu garto Haween guryaha ka soo baxa ama laga soo saaro oo Ciddii Xukuumadda la hadashaba u jawaabta, xadhigga sharciga aan loo marin ee Weriyeyaasha ka hawlgalayay Gabiley iyo Gar-adag ee Xukuumaddu Xabsiga dhigtay iyo ciddiyo…

                                        Read More