Hal doorkii Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday oo Go’aamo ka soo saaray Xaalada dalku marayo

    Hargaysa 06.Nov 2014 (SDN/QJ)- Koox marba marka ka dambaysa tiradoodu soo kordhayso oo ka tirsan xisbiga Kulmiye, isla markaana ay aasaas u yihiin xubno xukuumadda xilal ka soo qabtay, balse haatan banaanka ka jooga oo beryahanba shirar xidhiidh ahi u socdeen, ayaa la sheegay inay xalay fiidkii yeesheen kulankii sadexaad. Ma jiro war toos uga…

    Read More

      Baarlamanka Punt land oo Go’aansaday in Hadii Baarlamanka Federaalku ay Mooshin ka Keenaan Raysal wasaaraha ay Bedelkiisa soo Dhigi doonaan ka Shirgudoonka Golaha Shacabka

      Hargaysa 06.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay shaaciyay inay mooshin ka keeni doonan guddoonka sare ee baarlamaanka haddii ay soo baxdo mooshin laga keeno xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Cabdiweli. Hadalkan ayaa soo baxay xilli ay jiraan xildhibaanno qorsheynaya mooshin inay ka keenan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,Cabdiweli Sheekh balse tirada…

      Read More

        Somaliland oo Dhul-daaqsimeed Samaynaysa iyo Xog-waran lala yeeshay Lataliyaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha {DHAGAYSO}

        Hargaysa 05.Nov 2014 (SDN/QJ)- Somaliland ayaa ku hawlan in ay samayso seerayaal ay ka faa’iidaysanayaan dadka xoolo dhaqatada ah kuwaasi oo xiliga jiilaalka u baahdaan goobo ay daaqaan ama ay calaf ka helaan xooluhoodu. Abdirahman Bidhaan Haaji Daahir waa la taliyaha wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland waxaana uu seerayaashan iyo sida ay shaqaynayaan uga waramay wariyaha…

        Read More

          Xisbiga Jamhuuriga oo Ku Guulaystay Aqlabiyada Aqalka Senat-ka iyo Dimuquraadiga oo la Muquuniyay

          Washington 05.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay aqalka Senate-ka Maraykanka kaddib markii uu helay kuraasta uu u baahnaa si ay ula wareeggo aqlabiyadda aqalka Senate-ka. Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay kuraasta senate-ka ee gobollada South Dakota, West Verginia, Arkansas, Montana, Iowa, Colorado iyo North Colorado. Mitch McConnell oo dib loo soo doortay gobolka…

          Read More

          Daawo:Dhalinyarta Ururka Jiidali Oo Canbaareyey Falalkii Maalintii Shalay Aahayd ka Dhacay Magaalada Berbera

          Hargeisa 5/11/2014(SDN/QJ)Dhalinyarada Ururka jiidali  oo ku hawlan  shir  wayne ay  dhalinyarada u  qabanayaan magaalada cadaado  ayaa xukuumada somaliland ay aa  iadu  aan shirkan  mawqifkeda  ka shaacin  iyadoo ay  dhalinyarada ururka jiidali shirkani qabanqaabinayaan https://www.youtube.com/watch?v=-oTc1s85qOI&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daaw:Xukuumada Oo Ku hawlan Sidii Ay U Xidhxidh Lahayd Dhalinyarada Ururka Jiidali Iyo Xubno Xalay Gurigodi Loogu Daatay

            Hargeisa 5/11/2014(SDN/QJ)Anigu Waxan  Ka Mid ahaa  kuwii ay  xalay xukuumadu  u soo dirtay  inay xidhxidho  anigoo iska jooga meheradayda ayaa askari  iigu oo  igu  tidhi  soo bax  ana laba su.aald ban waydiyey oo ahayd  ma haysataan warqihii sharciga ahaa ee  la igu xidhxidhayey https://www.youtube.com/watch?v=VsjLGxf2UWg&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Daawo:Xildhiban C/raxman Xoog Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariyasha Xukuumada Xidhxidhay Sido Kalena Xukumadana Ugu Baqay Inay Soo Dayso Xoghayaha Beeraha Xisbiga Wadani

              Hargeisa 5/11/2014(SDN/QJ)Xildhiban C/raxman xoog o ka mida xildhibanada golaha wakilada somaliland ayaa saaka ka  hadlay xadhiga wariyayasha  maalmihi ugu  danbeey ay xukuumad ku xidhxidhay  gobalada somaliland iyo waliba xoghaya xisbiga wadani ee  beeraha oo dhawan ay  xukuumadu xabsiga u taxaabtay https://www.youtube.com/watch?v=ZizK_OUWq8Q&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Daawo:Maayarka Caasimada Hargeisa Oo Maanta Hortagay Gudida Joogtada Golaha Guurtida Somaliland

                Hargeisa 5/11/2014(SDN/QJ)maayarka caasimada hargeisa c/raxman (solteco)isago  uga xog  maramay  mudadii uu xilka hayey  uu ka qabtay caasimada harrgeisa isagoo maayarku ku  mano sheegtay  inuu sameyey   beero  ku  dhinac  yaal wadoyinka  xili  aanay  dawlada hoose  waxba ka qaban wadooyinka caasimada hargeisa Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                Read More

                  C/laahi Goodax Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia ” Fatahaadaha Webiga Shabeelle Waa kuwo ka Tan Weyn sidii hore”

                  Muqdisho 5/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in fatahaada uu webiga shabeelle ka geysanayo gobollada dalka qaarkood ay tahay mid aad ugu tan weyn sidii hore, isagoo xusay in saddex gobol uu webigu fatahaado kala duwan ka geystay. Goodax ayaa intaas ku daray in xukuumadda Soomaaliya ay dadaal ku bixin doonto sidii…

                  Read More

                    Deeq Bixiyaayasha Oo War Murtiyeed Ka Soo Saaray Shirkii Uga Socady Magaalada Hargeisa

                    Hargeisa 5/11/2014(SDN/QJ)Shirka Isu-duwidda mucaawanooyinka Somaliland ka hesho beesha caalamka ayaa la soo gabogabeeyey Salaasadii ka dib markii uu muddo laba cisho ah ka socday HuteelAmbassador ee magaalada Hargeysa, iyadoo lagu wado in maanta oo Arbaco ah laga soo saaro War-murtiyeed waxyaabihii ka soo baxay lagaga hadlayo oo kan ka faahfaahsan Shirkan oo ay ka qaybgaleen…

                    Read More

                      Akhriso oo ka bogo xeerka Saxaafada Somaliland ee Md Cukuse warbaahinta ugu hanjebay

                      Hargeysa Oct 05,2014(SDN/QJ)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Md Maxamed Cabdilahi Daahir Cukuse ayaa shalay shaaciyay in saxaafada Somaliland haatan wixii ka danbeeya lagu maamuli doono xeer ay Gollaha Wakiilada Somaliland ay ansixiyeen sanadii 2004tii isla markaana ay direegto ku dhaqangeliyeen madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Madaxweyne Daahir Reyaale. Hadaba xeerkan oo sababo dhawr ah u taabo gelin ayaa sidaan…

                      Read More

                        Xisbiga Madaxweyne Obama Oo Markale Waayi Doona Aqlabiyadda Aqalka Senate-ka

                        Washington:Nov,05,2014(SDN/QJ)-Doorashada Xilliga dhexe ee Maraykanka oo maalintii shalay bilaabantay, ayaa waxa kasoo baxaya Ifafaale muujinaya in xisbiga Jamhuurigu Guulo waaweyn kasoo Hoyanayo, iyadoo Kuraasta qaarkeed la ogyahay inuu ku Guulaystay. Xisbiga ayaa u baahan in uu ku guuleysto lix kursi si uu hogaanka ugu qabto aqalka Senate-ka, waxana saadaashu sheegyasaa inuu heli doono. Laba ka…

                        Read More

                          Mudanayaal Taageeray Hadalkii Caalamku Kaga Falceliyey Laaluush Qaadashada Baarlamaanka Somalia

                          Muqdisho:Nov,05,2014(SDN/QJ)-Tiro badan oo ka tirsan Barlamaanka Somalia, ayaa ka marag kacay hadalladii Beesha caalamku kaga digtay inay Mudanayaashu Lacago lasiiyo meesha kaga saaraan Xukuumadda jirta, waxana ay carrabka ku dhufteen inuu Mooshinkaasi soo guuxayo. Mudanayaashan oo tiradoodu gaadhayso ilaa iyo130-Mudane, ayaa caalamka ugu baaqay inay u baahan yihiin farogelin ka dhan ah Dhaqdhaqaaqa  Madaxweynaha iyo…

                          Read More

                            Waa Kuma Murashaxa Xisbiga UCID

                            Murashaxiinta Xisbiga Kulmiye ee rasmiga ahi waa Madaxweyne Axmed Siilaanyo haddii aanu hadhow iskii uga tanaasulin iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Axmed Saylici haddii aanu badalin Prof. Ahmed Ismaciil Samater. Murashaxa Xisbiga Wadani waa Guddoomiyaha Xisbiga isla markaana ah Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Mud. Cabdirahman Cirro, waxase uu humaag badani ku jiraa cida noqoneysa Murashaxa Madaxweyne Ku-Xigeenka Xisbiga…

                            Read More

                              Eng. Maxamed Xaashi Oo Walaac Ka Muujiyey Boobka Dhulka Danta Guud ee Xukuumaddu Ku Hawllan tahay, Madaxweyne Siilaanyo-na Ugu Nasteeyey Inuu Iscasilo

                              Hargeysa:Nov,05,2014(SDN/QJ)-Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo ahaa waasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa si kulul u weeraray siyaasadda ay xukuumaddu dalka ku hagayso, isagoo ka dayriyey Halka uu maanta dalku marayo. Eng. Xaashi oo ah  Shakhsiga kaliya ee sameeyey dhammaanba tallaaboooyinka horumarineed ee xisbiga Kulmiye ee xukuumaddiisu ku fanaan, ayaa Madaxweynaha ugu…

                              Read More