Madaxweyne Xasan Sheekhoo u jawaabay Nicholas Key : “Xaqdhowrka Madaxbannaanida Soomaaliya waa lama taabtaan”

    Muqdisho  Nov 04, 2014(SDN/QJ) – Aniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan qirayaa dhammaan inta wakhti muhiim ah iyo hanti badan gelisay in ay Soomaaliya ku caawinto in ay gaarto guulaha muhiimka ah ee ku wajahan yoolka sare ee aan higsaneyno. Labadii sano ee na dhaafay, iyada oo ay gacan ka geysteen dadweynaha Soomaaliyeed, Hey’adaha…

    Read More

      Ururka Horumarinta ee Hablaha Gaaroodi ee Uk oo doortay hogaan Cusub halkan ka daawo sawiro

      London o4Nov14 (SDN/QJ)Kulanka balaran oo isagu yimadeen Ururka Horumarinta ee Hablaha Gaaroodi oo ka  soo qayb galeen dhamaan xubanaha Ururka ee Uk ayaaa  waxa uu ka qabsoomay Hotel Nomad Restuarent ee   ku yaala Galbeedka Magaaladda London ,Ururkan oo ka hawlagala Somaliland dhinaca horumarinta ayaa 5tii sano mar doorta hogaan cusub ugana mahad celiya  hogaankii hore…

      Read More

        Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble,Siyaasiyiin iyo Taageerayaal Cusub oo Maanta Ku Biiray Xisbiga Waddani SAWIRO

        Hargeysa 03.Nov 2014 ():-Munaasibad aad u balaadhan oo maanta Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhawaynaayey Siyaasiyiin,Xildhibaano iyo taageerayaal mug iyo miisaan culus ku lahaa Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa lagu qabtay Hotel Crown ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo…

        Read More

          Daawo:Xildhiban Cali Aareye Oo Xukuumada Ku Tilmaamay Mid Ay U taliyan Sadex Madaxwayne

          Hargeisa 3/11/2014(SDN/QJ)- Xildhiban Cali Aareye  ayaa  saaka  ayaa ku xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku  tilmaamay mid ay  ka taliyaan  sadex  madaxwayne isagoo sheegay  in  golaha wasirada ay  u taliyaan dhawr  madaxwayne ,Waxaanu hadalkan ka sheegay Munaasibad uu Xisbiga Waddani ku soo dhawaynayay Taageerayaal ku soo biiray. Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com  

          Read More

            Wasiir Cukuse Oo Baajiyey Shir Jaraa’id Oo Uu Ku Shaacin lahaa Fasaxaadda Universal TV

            Hargeysa:Nov,03,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland, Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse), ayaa dib u dhigay  shir jaraa’id oo uu saaka doonayey inuu ku shaaciyo dib-u-furidda Universal Tv oo hore Somaliland looga Xayiray. Wasiir Cukuse, ayaa saaka saxaafadda Madaxa Bannaan iyo midda Dawladdaba ka Dalbaday inay kasoo xaadiraan shaacinta Sii daynta Universal Tv, Balse markii saxaafaddu…

            Read More

              Daawo:”Waxan La Yaabay Ninkan Wasiirka Duulista Ah Ee Dhaqankii Raga Ka Tagay Ee Fujaanada Loo Sameyo Hadan Dhul Iibiyey Waxaad Tahay Ninkii Wasaradii Aad Iibisay Dib U Kiraystay

              Hargeisa 3/11/2014(SDN/QJ)-Siciid Sulub Maxamed oo  ahaa wasiirkii  hore hawlaha guud iyo guryeynta ayaa saaka mar  uu ka hadlay  ayaa si adag uga hadlay Xildhibaano u soo Jawaabay Mudanayaal ka tirsan Xisbiga Waddani isla markaana dhaleecayn weyn u soo jeediyay Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada ee Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi. https://www.youtube.com/watch?v=jiAr1JuPC_8&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Midowga Yurub Oo Hadal Dhexdhexaadnimo ah Kasoo Saaray Khilaafka Madaxda Somalia Ugu Sarraysa

                Muqdisho:Nov,03,2014(SDN/QJ)-Midowga Yurub, ayaa Soo saaray Warmutiyeed ay kaga Hadlayaa khilaafka Cakiran ee dhexyaalla Madaxweynaha Somalia iyo Ra’isal wasaarihiisa. War-murtiyeedkan, ayaa waxa si wada jir ah usoo saaray Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub ugaga mas’uul ah dalka Soomaaliya Alexander Rondos iyo safiirka Midowga Yurub Micheele Cervone D’Urso arrimaha siyaasada dalka Soomaaliya. “Waxaan si taxadar dheer…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo Oo Qiray Tabashada Ka Taagan Derejo-qaybinta Ciidamada Qaranka, Xalkoodana Sheegay

                    Hargeysa:Nove,03,(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa markii ugu horraysay qiray tabashada kasoo baxday  Hannaanka ciidamada kala duwan ee dalka loogu qaybiyey derejooyinkii loo xidhay laba sano ka hor. Madaxweyne Siilaanyo oo manta ka Hadlay Xuska 21-aad ee loo sameeyey sanad-guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ciidanka Booliska, ayaa carrabka ku dhuftay inuu ogsoon yahay cabashada…

                  Read More

                    Hadalo is baal marsan Muuse Biixi oo Sheegay in Gudoomiye Cirro uu Saxay Qodobadii la isku hayay,Guurtida oo Kalfadhi aan Caadi ahayn la isugu Yeedhay DAAWO

                    Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa maanta sheegay in Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu uu Saxay Qodobadii la isku hayay ee Kaabista iyo Wax ka bedelka Xeerka Codbixiyeyaasha inkastoo uu Gudoomiye Cirro ku adkaystay in sidii ay u ansixiyeen Xeerkaasi ay ku gudbiyeen. Dhanka kale Golaha Guurtida ayaa la isugu Yeedhay…

                    Read More

                      Madaxwaynaha Somaliya Ayaa Warqad kaga Jawaabay Hadalki Nicholas Kuna Baaqay In La Dhawro Madaxbananida Somaliya

                      Muqdisho 3/11/2014(SDN/QJ) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa qoraal uu kaga jawaabay hadalkii danjiraha QM ee Somalia Nicholas Kay wuxuu ku sheegay in xaq-dhowrka madax-bannaanida Soomaaliya ay tahay mid lama taabtaan ah. Xasan Sheekh ayaa qoraalkiisa ku billaabay “Anigoo ah madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Somaaliya waxaan qirayaa dhamaan inta waqtiga iyo iyo hanti gelisay inay Somalia…

                      Read More

                        Nicholas Kay: Waxaan ka walaacsanahay kala iibsiga codadka xildhibaanada!

                        Muqdisho Oct 03,2014(SD/QJ)– Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa mujiyay inuu aad uga walaacsanyahay xasaradda siyaasadeed ee ka dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, oo khatar gelinaya dadaalka dalku ugu jiro inuu gaaro ujeeddooyinka siyaasadeed ee muhimka ah ee lagu…

                        Read More

                          WADDANI TORONTO : HOGAAN CUSUB OO LA DOORTAY

                          Waxa  Toronto lagu qabtay  xaflad  balaadhan   oo lagu doortay hogaan  cusub oo hagi doona   Xisbiga WADDANI  ee Southern Ontario. Doorashadu  waxay u dhacday hab dimuqraadi  ah oo waafaqsan shuruucda &  xeer hoosaadka Xisbiga . Waxa  la qiimeeyay  aqoonta, xilkasnimada, hawl-karnimada,   iyo hufnaanta ay leeyihiin xubnaha  ka qayb galay tartanka . Doorasho gacan taag ah ka…

                          Read More

                            Somalia: Conundrum of an Activist

                            As issues of the day may dictate, the norm for activists is to engage on substantive issues such as calling for peace, justice, and freedom. To achieve success in advocating for these enduring values, activists must struggle to remain focused and sustain their momentum despite the trials and tribulations as well as the consequential challenges…

                            Read More

                              The Other Somalia

                              Hargeisa, the capital of the unrecognized state of Somaliland, is built into a depression in the middle of a desert; from nearly every point in town, a visitor looks up at a lip of baked orange hills and a blank sky. If he has arrived directly from the Somali capital of Mogadishu—as I did, during…

                              Read More

                                Maamulka Gobolka Xaysimo oo Gaadhay Magaalada Taleex Xili ay Dilal ka Jiraan Daawo

                                Taleex 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo oo dhowaan gaadhay Magaalada Taleex ayaa Shalay Waxa uu kulamo kala duwan la yeeshay waxgaradka iyo qaybaha bulshada ee Gobolkaasi. Gobolka Xaysimo oo Xarun ay u tahay Magaalada Faca Weyn ee Taleex isla markaana ah Gobolkii u danbeeyay ee uu Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay ayaa Waxaa ka dhacay Todobaadyadii…

                                Read More