DAAWO:Ururka Samofalka Gaaroodi oo soo bandhiagay waxqabadkiisii sanad laha ahaa ee 2014kii
Hargeysa Dec 31,2014(SDN/QJ)-Ururka Samafalka Gaaroodi oo ka hawgala Guud ahaan Jamhuuriyada Somaliland gaar ahaan degaanka Maroodijeex ayaa waxa uu bulshada uu u adeego iyo kuwa bixiya Aduunka uu ku hawlagolaba u soo bandhigay waxqabadkoodii sanadkan haatan dhamaanaya. Ururka Gaaroodi oo ah ka ku dayashadiisha loo abaabulay ururadii dabadii la yagleelay isla markaana ku suntan inta…
