Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada iyo Wasiirka Waxbarashada oo Isku Muruxsaday DAAWO

    Hargaysa 29.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta hortagtay gudiga dabagalka iyo ilaalinta hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada JSL. Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo Maalmihii u danbeeyayba ku Hawlanayd Olole ka dhan ah Warbixin eedo Musuq Maasuq oo ay Gudidani soo bandhigeen kuwaas oo macne ahaan xambaarsanaa in Wasaaraddaha…

    Read More

      Kooram la’aan sababtay inuu Furmi waayo Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada iyo Fariinta Shir gudoonka

      Hargaysa 29.Dec 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii maanta ay yeelan-lahaayeen Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa u baaqaday , ka dib markii uu kooramku buuxsami-waayay oo aanay fadhiga ka soo xadireen Xildhibaano kooban. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax ayaa soo jeediyay fariin digiin ah u diray Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ee aan ka soo…

      Read More

        Maanta Geesi Baa Baxay: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland Mustafe Sh. Cumar

        Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ahaa xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. ayaa xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaladda Nayroobi. Alla Ha u naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid waxaa magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya loo qaaday Jimcihii 26-kii Bisha December, ka dib markii Khamiistii ka horaysay dhaawac culusi ka soo gaadhay Shil Baabuur  oo ka…

        Read More

          Gudi Qaban qaabo oo loo Xilsaaray Aaska Xoghayihii Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo Beri lagu wado in Hargaysa lagu aaso

          Hargaysa 29.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto, Gudoomiye ku xigeenka Ururka Kayse Axmed Digaale, Xoghayaha guud ee Ururka Solja Xuseen Aadan yuusuf (Xuseen Kurdi) iyo dhamaan xubnaha gudiga urukaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Ubadkii, eheladii iyo dhamaan shacabka Somaliland ee uu ka geeriyooday Xoghayihii guud ee hore…

          Read More

            Madaxweynaha Somaliland oo Bulshada ka tacsiyadeeyay geeridii naxdinta badneyd ee ku timi Xoghayihii SOLJA

            Hargeysa Dec 29,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa Bulshada ka tacsiyadeeyay geeridii naxdinta badneyd ee ku timi Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax oo ahaa Xoghayihii ururka Suxuufiyiinta Somaliland ee Solja,Sidaana waxa lagu yiri warsaxaafada loogu talo galay oo ka soo baxday madaxtooyada: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada…

            Read More

              DAAWO Wasiir Cali Xaamud:Qaar ka mida Qurbejooga reer Awdal waxa ay boqolka Dollar dhalinta u soo raaciyaan naceyb reeraha kale

              Hargeysa Dec 29,2014(SDN/QJ)-Wasiir ku-xigeenka wasaarada Qorsheynta Somaliland Md Cali Xaamud Jibriil ayaa khudbad kuu ka jeediyay munaasibad lagu xusayay sanadii 1aad ee jariirada Himilo waxa uu uga waramay doorka qurbejooga Awdal ee qabyaalada gobolka xiisada siyaasadeed gelisay. Wasrriku waxa uu sheegay in qaar ka mida qurbejooga reer Awdal ay boqolka Dollar ee ay dalka u…

              Read More

                Al-Shabab militant surrenders in Somalia

                A senior al-Shabab militant commander wanted by the U.S. surrendered to Somali authorities. Bloomberg News writes: Zakariya Ismail Hersi phoned the Somali army in advance to announce his plan to surrender, Colonel Hassan Abdi, a Somali army officer, said today in a phone interview. “This is the first high-profile surrender from the group and the…

                Read More

                  Maxaa ka jira in Madaxweyne Siilaanyo wax ka badalay hankiisii musharaxnimo ee doorashada madaxtooyada(FAALO)

                  Hargeysa Dec 29,2014(SDN/QJ)-Waxa aan ka warqabnay in madaxweynaha JSL mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu siyaabo isburinaya ugu dhawaaqay in uu u tartami doono doorashada madaxtooyada ee 2015 ka June islamarkaana uu isagu yahay musharraxa xisbiga Kulmiye Haddaba waxa maalmihii u dambeeyay soo ifbaxayay beel ka mid ah beelaha Somaliland oo uu soo dhexgalay muran…

                  Read More

                    Xogyahihii Hore Ee Ururka SOLJA Oo U Geeriyooday Dhaawac Kasoo Gaadhay Shil Baabuur Oo Uu Galay

                    Nairobi:Dec,29,2014(SDN/QJ)-Allah ha u naxariistii waxa saaka aroortii hore geeriyooday Xogyahihii guud ee Hore ee Ururka SOLJA Maxamed-rashiid Maxamed Faarax oo maalintii shamiistii shil gaadhi ku galay Waddada u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa. Sida ay xaqiijiyeen qaarka mid ah Ehellada iyo saaxiibadda Marxuumka, ayaa saaka ku naf baxay Cisbitaal Nairobi ku yaalla, ka hor intii aan…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga iyo Isbitaalka Ciidamadda Xoogga

                      Muqdisho Dec 29,20149SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F.Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Isbitalka ciidamadda XDS, waxana kormeerka ku weheliyey Sii-hayaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, kuxigeenadiisa iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga S/G Daahir Aaden Cilmi, waxana uu ugu horreyn booqday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, halkaasoo uu kula…

                      Read More

                        Ururka Xamaas Oo Hor istaagay Carruur Agoon ah Oo Booqanaysay Israa’iishii Aabayaal Tirtay

                        Qaza:Dec,29,2014(SDN/QJ)-Ururka Xamaas ee Gacanta ku Haya Marinka Qaza, ayaa dib u celisay Tiro carruur  agoomo ah oo reer Qaza ah, kuwaas oo doonayey inay Booqdaan Dhinac Israa’iil. Carruurtaasi ayaa walidkood waxa ay ku dhinteen dagaalkii dhawaan dhexmaray Xasaas iyo Israa’iil, waxana ay ku jihaysnayeen Cadawgii aabayaashood laayey. Gaadhi Bas ah oo waday kooxda carruurta ah…

                        Read More

                          Meydka Sheekh Hore Ciidanka Kenya u Kaxaysteen Oo Laga Helay Goob Biyo Mareen ah Oo Mombassa ku Taalla

                          Mombassa:Dec,29,2014(SDN/QJ)-Magaalo-xeebeedda Kenya ee Mombassa, ayaa waxa laga helay Meydka wadaad muslim ah oo la sheegay in hore ay ciidanka Boolisku u kaxaysteen. Wadaadka oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Cali Qeyr ayaa la sheegay in meydkiisa laga helay goob biyo badan fadhiyaan oo ku taala deegaanka Embu oo 150 KM dhanka waqooyi bari kaga beegan magaalada…

                          Read More

                            “Aniga waligay warwar baa iga hayey, taladuna waa halla maro sunihii aanu mari jirney ee madaxweyne Rayaale mari jirey”Gud. Faysal Cali Waraabe.

                            Hargeysa:Dec,29,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka Hadlay arimo ay kamid yihiin hannaanka  xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u gashay Wada-hadalladii ay la lahayd Somalia iyo waliba xaaladda siyaasadeed eek a taagan Gobollada Galbeedka Somaliland. Guddoomiye Faysal oo la Hadlay BBC-da, ayaa sheegay in xukuumada looga Baahan yahay inay dhegaha u furto Talooyinka ka imanaya…

                            Read More

                              Cabsi Iyo Warar Laga Qabo In Sirdoonka Ethiopia iyo Kenya Ee Gudaha Somalia Ku Sugani Xoog Kula Wareegaan Sakariye Ismaaciil

                              Ceel Waaq:Dec,29,2014(SDN/QJ)-Waxa Soo Baxaya Cabsi xooggan oo laga qabo in Ciidamada Kenya iyo Ethiopia ee Gudaha Somalia ku sugani ay si  awood ah kula wareegaan Madaxii Sirdoonka Al-shabab oo dhawaan Gacanta Ciidanka Dawladda Soo Galay. Ibraahim Guuleed, oo ah Gudoomiyaha Degmada Ceel-Waaq ayaa Qaar kamid ah Warbaahinta u sheegay shalay isniintii  Sirdoonka Kenya & Ethiopia…

                              Read More

                                Nuxurka Kulamo La Filayo Inuu Xasan Sheekh Qahira Kula Yeesho Dhiggiisa Masar iyo Waxyaabaha Laga Wada-hadli Doono

                                Caira:Dec,29,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh oo Haatan ku sugan Dalka Masar, ayaa la filayaa inuu Kulamo gaar ahla qaato dhiggiisa Dalkaasi C/fatax Azizi iyo Waliba madaxda Sare ee Jaamacadda Carabta oo halkaas fadhigoodu yahay. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah qaar ka mid ah Sii hayaasha Wasaaradaha xukuumadii la riday, Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka…

                                Read More

                                  Falaqeynta shirkii Jabuuti ee Somaliland iyo Soomaaliya iyo Aqoonayahanada Maxamed Haruun iyo Maxamed Xaaji, ka bogo

                                  Waxa dhawaan boga Facebook ee aqoonyahanada Maxamed Haruun iyo Maxamed Xaaji Maxamuud la isku weydaarsada tafsiir aqoon ku saleysan oo ay garwadeen ka ahaayeen labada aqoon yahayn isla markaana ay bulshadu u garnaqeysay. Dooda ayaa ku saabasaneyd wadahadaldii dhawaanta ku dhexmaray madaxda Somaliland iyo Soomaaliya dalka Jabuuti, iyadoo kulamadii dabadood ay labada madaxweyne ee labada…

                                  Read More

                                    Xukuumada Siilaanyo ee ishuwan waxay shacabka badey waa ka sii daran waxay bartey

                                    Xukuumadan talada haysa waxaa adhaxda ka jebiyey musuq-maasuq cunsuriyadeysan oo xidideystay oo xadhkihii goostey waxaana madaxdeeda qaarkood lagu suntey qaar aan laheyn aragti siyaasadeed oo mideysan kuwaas oo iyagu aheyn isbedel-doon ama hadaf-doon laakiin ku caan baxay is-nuug iyo khiyaamo qaran. Xukuumadani marna  lama ay iman hami, hindise iyo hal-abuur wax-qabad oo buuran oo ay shaqooyin ugu abuurto 30-ka kun…

                                    Read More

                                      Caddaalada UCID waa sidda cadceedaa, dacaayado riqiis ahna xisbiga waxba udhimi mayso

                                      Salaan sare waxaan hawada u marinayaa saxaafada Somaliland. Waxaan jeclaystay inaan jawaab yar oo kooban uga celinyo shaqsiyaadka caadeystay (gaar ahaan qof qarannews ku soo qorey been aan jirin) inay warar iyo dacaayado riqiiska oo aan jirin kolba xisbiga Cadaalada iyo Dalyeelka UCID ka qoraan, iyaga oo adeegsanaaya mareegaha ama Websites-ka larabay inay iska hubiyaan…

                                      Read More