Somaliland oo Sheegtay inay Xuquuqda Maxaabiista Jeelasha ku Jira Aqoontooda Kor u qaadi Doonto DAAWO

    Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Cadaaladda JSL Eng Xuseen Axmed Caydiid oo uu wehelinayey Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa  tababar u furay qaybo ka kala yimid Ciidamada ilaalada xabsiyada, hay’adaha garsoorka iyo wasaaradda cadaalada, tababarkaas oo ay ku qaadanayaan aqoon la xidhiidha ilaalinta Xuquuqda maxaabiista.

    Read More

      Wada Hadalo Madhalays ah oo Mar kale Heer Madaxweyne Turkigu u Golaynayo

      Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo xubno loogu yeedhay u sii gogolxaadhka shirka Somaliland iyo Somalia ay ku maqan yihiin Turkiga, ayaa lagu wadaa inay dhawaan iyana dalkaa gaadhaan Madaxweynayaasha labada dhinac Axmed Siilaanyo iyo Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaasoo la filayo inay gudagalaan meerto kale oo wada xaajoodka. Inkasta oo aanay jirin warar si rasmi ah…

      Read More

        Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Sheegay in Berbera ay Kaalinta Kowaad u hayso Mashruuca Maamul Daadejinta DAAWO

        Berbera 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Xadhiga ka jaray Mashaariic laga hirgaliyay Magaalada Berbera,Isla markaana Kormeer ku soo maray Qaar ka Mid ah Hay’adaha Laamaha dawlada. Mudane Saylici ayaa Sheegay in Magaalada Berbera ay Noqotay Ta Kaalinta 1aad u haysa Mashaariicda JPLG ee Horumarinta Degmooyinka…

        Read More

          “Muddo ayaanu joognay waxaanu ka wada hadalnay sidii aanu uga wada shaqayn lahayn danaha labada dal” Labada Taliye Ciidan ee Qaranka Somaliland Iyo Jabuuti oo Lawyacado Kulan ku Yeeshay DAAWO

          Lowyacado 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Cismaan Shaqale oo uu weheliyo taliyaha ciidanka qaranka Jabuuti Kornayl Maxamed Jaamac Ducaale, ayaa  wadajir u booqday xadka labada dal ee magaalada Lawyacado. Badhasaabka Gobolka Selel Cabdirisaaq Waaberi oo warbaahinta la hadlay ayaa soo dhawayn kadib yidhi, “Waxa soo gaadhay Lawyacaddo taliyaha ciidamada qaranka, isagoo…

          Read More

            Wasiir Samaale oo Waxqabad ku Majeertay Kastamka Kala baydh oo uu sheegay oo ka Kor maray Qorshihii ay markii hore ka rabeen

            Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Samaale oo hadal ka jeediyey Munaasibad lagu soo gebo-gabeeyey Shir saddex cisho ka socday Gabiley oo lagaga hadlayey qorshaha horumarinta gobolka Gabiley, waxaanu sheegay inuu gobolkaasi yahay gobolka horumarka Somaliland, loona baahan yahay in dedaalka dadkiisu ku jiraan ay intaas ka sii badiyaan. “Waxaan halkan ka sheegayaa oo…

            Read More

              “Waxaan Madaxweyne kaa Rajaynayaa Laamaheena Garsoorka oo Cadaaladu ka Mid tahay inaynu Suuska ka Saarno” Drs Edna Aadan Ismaaciil DAAWO

              Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Drs Edna Aadan Ismaaciil, ayaa munaasibad uu madaxweyne Siilaanyo goob-joog ka yahay ku soo qaadday sida ay bulshadu u tabayso doorkii ay dawlnimada ku lahaayeen laamaha Garsoorka dalka, waxaanay ku baaqday in la toosiyo nidaamka Caddaaladeed ee dalka oo ay saluug xooggan ka muujisay. Marwo…

              Read More

                Sheeko Xiiso Leh Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Ardayda Dhagoolayaasha ee Burco oo Wada hadal lala Yaabay Yeeshay DAAWO

                Burco 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland abdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Burco,ayaa booqday dugsiga dhegoolayaasha ee magaalda Burco halkaasoo ay ku dhex martay Madaxwene ku-xigeenka Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo iyo ardayda dhegoolayaasha ah ee dugsigaas dhigta. Hadaba halkan ka daawo ardayda iyo weftiga Saylici sheekada…

                Read More

                  Askarigii Sababta u ahaa Rabshadaha Ka oogan dalka Maraykanka oo Shaqadii Iska Casilay Waa Maxay Sababtu

                  Washington 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska waddanka Maraykanka oo dhawaan Toogasho ku dilay Wiil Madow ahaa oo ku noolaa Magaalada Ferguson ee Dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada iskaga tegay. Askarigan ayaa wiilkii madoowaa ee uu dilay wax aka dhashay rabshado iyo Mudaharaaddo ay samaynayaan dadka madawga ahi, kuwaas oo ilaa…

                  Read More