Hadhaagii iyo Maydadkii Saarnaa Diyaaradii Burburtay Air Asia oo la Helay
Java 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Kadib Baadigoob aan loo kala hadhin oo lagu qaaday Diyaaradii la waayey ee ay Lahayd Shirkadda Air Asia, ayaa waxa soo baxay Warar sheegaya in Hadhaageedii haatan la helay. Ciidamadii Baadhitaanka waday, ayaa sheegay in Maanta oo salaasa ah la helay Burburka Diyaaradaas iyo waliba Tiro meydad ah oo rakaabkii saarnaa ah….
