Aqoonyahan Maxamed Haruun:Kulanka Djibouti ee labada hogaamiye maxaa ka soo bixi kara?
Su’aal adag weeyaan kolka si loo eego, maxaa yeelay ma joogno madasha lagu xaajoonaayo, kolka si loo eego na, waa su’al fudud, maxaa yeelay, sida maahmaahdu ba ay tahay, nimaad taqaan wad la joogtaa. Saw ma aha? Al-muhim, in yar oo qalad iyo sax ba noqon karta aan isku dayo. Haa, Somaliland hadii ay dood…
