Madaxweyne Siilaanyo iyo Fal Celintiisa Dareenada Wada hadalada Somaliland iyo Somalia Muuqaal Dhamaystiran DAAWO

    Hargaysa 22.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayay ee kaga qayb galay dalka Jabuuti wada hada hadallada dhex dalalka Somaliland iyo Soomaaliya,ayaa maanta dalka ku soo noqday. Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayay ayaa Lagu soo dhaweeyay Madaarkaa Haargeysa “Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay aniga iyo weftigaygu inaanu dalka…

    Read More

      “Waxaan Xukumadda Ka Rejaynayaa Inay Ummadda U Fasirto Waxa Lagu Dhiiranayaa Waxay Yihiin” Mawqifka Gudoomiye Cirro ee Wada hadaladii Somaliland iyo Somalia

      Hargaysa 22.Dec 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro),ayaa Xukuumadda ka dalbday in ay bulshada Somaliland u fasirto waxa ay uga jeedo waxa lagu dhiiranayo ee ka midka ah qodobada laga soo saaray wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya eek u qabsoomay dalka Jabuuti. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI…

      Read More

        Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Hawraarsan ku soo Dhaweeyay Maxsuulka Wada hadaladii Shalay ee Somaliland iyo Somalia

        Hargaysa 22.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Hawraar san kusoo dhaweeyey qoddobada kasoo baxay Heshiiskii ay shalay Magaalada Djibouti ku kala saxeexdeen Madaxweyneyaasha Somalia iyo Somaliland. Guddoomiye Feysal cali Waraabe oo u warramay qaarka mid ah Warbaahinta laga leeyahay Koonfurta Somalia, ayaa sheegay in heshiiskaas uu yahay mid uu soo…

        Read More

          Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ayaa Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Dhawaan Ku Biiray Xisbiga Wadani

          Hargeisa Dec/22/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga WADDANI ayaa magacaabay xilal cusub oo xisbiga WADDANi dhexdiisa ah waxanay  kala yihiin sidan :- 1.Md. Cali Cilmi Geelle waxa loo magacaabay inuu noqdo xubin ka mid ah hoggaanka xisbiga Md. Cali Axmed Cabdi (Cali cantar) waxaa loo magacaabay inuu noqdo xubin ka mid ah hoggaanka xisbiga Md. Maxamed Xasan Dirir, xoghayihi…

          Read More

            Daawo:Madaxwaynaha Oo Markii Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradah Cigaal Eripot Ka Warbixiyey Qodobadii Ay KU Soo Heshiiyen Madaxda Somalia(Sawiro)

            Hargeisa 22/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamuud (Siilanyo) Ayaa Goor Dhawayd Ka Soo degay goroonka diyaaradaha calaamiya cigaal eripat ee magaalada hargeisa isaga iyo wafti uu hogaaminayo  iyago ka soo kicitimay xagaa iyo Djabuuti oo uu maalintii shalay ahayd ay kulan ku yeeshen madaxwaynaa dalka somalia oo ay sii anbo qaaden wada hadaladi somaliland iyo somalia…

            Read More

              Tvga Kalsan ee xaruuntiisu tahay London oo Wariye Raxma Koos Jamac shaqadii uga joojiyey Arin siyaasadeed halkan ka daawo waraysigii sababay

              London22Dec14(SDN/QJ) waxa dhawaan hawada ka baxay Tvyo afka soomaliga qaar ka mida oo ka hawl gala xarunta london taas oo ay keentay dhaqaale xumo xaga tvyada iyo maamulka .taas oo shaqaale tiro badan oo sida kale ku shaqayn jiray mushar laan ayaa waxa tvyadii soo galay in ay soo diyariyaan baraamijyo xaga siiyaasada taas oo…

              Read More

                Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilanyo)Ayaa Goor Dhawayd Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Isaga Iyo wafti Uu Hogaaminayo Oo Wadahadalo Uga Socday Madaxwaynaha Somalia Mudo Labo Casho Ah

                Hargeisa 22/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamuud (Siilanyo) Ayaa Goor Dhawayd Ka Soo degay goroonka diyaaradaha calaamiya cigaal eripat ee magaalada hargeisa isaga iyo wafti uu hogaaminayo  iyago ka soo kicitimay xagaa iyo Djabuuti oo uu maalintii shalay ahayd ay kulan ku yeeshen madaxwaynaa dalka somalia oo ay sii anbo qaaden wada hadaladi somaliland iyo somalia…

                Read More

                  Puntland Oo Soo Dhaweysay Wada-hadalladii Somaliland Iyo Somalia Djibouti Ugu Soo Dhamaaday

                  Garowe:Dec,22,2014(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa soo dhaweeyey Qoddobadii Kasoo Baxay wada-hadalladii Somalia iyo Somaliland ugu soo dhamaaday Magaalada Djibouti. Madaxweynaha Puntland oo shalay kasoo laabtay safar uu Addis Ababa ku tegay, ayaa tilmaamay in wada Hadalladaasi mudan yihiin lasoo dhaweeyey marka loo eego Aragtida Maamulkiisa. Dr Gaas ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay soo…

                  Read More

                    Wasiir Cadami Oo ka Hadlay Waxa Laga Yeelayo Suldaanka Fallaagoobay , Tabashadii Reer Awdal-na Dhamaad Ku Sheegay

                    Borama:Dec,22,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa saxaafadda Halka ay marayaan dedaaladii lagu dejinayey Xaaladda Gobolka Awdal oo beryahan dambe kacsanayd. Wasiir Cadami waxa uu tilmaamay inay dejinta arrintaasi ay Gebo gebo ku dhaw dahay, isla-markaana maalmaha soo socda lasoo Gunaanadi doono. Wasiirku waxa uu sheegay mar uu ka Hadlayey waxa laga yeelayo Suldaanka…

                    Read More

                      Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Qoddobada Kasoo Baxay Wadahadalladii Uu Djibouti Kula Lahaa Dhiggiisa Somaliland

                      Muqdisho:Dec,22,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si faahfaahsan uga Hadlay Qoddobada laga soo saaray wada-hadalladii uu Djibouti kula soo galay Dhiggiisa somaliland. Madaxweyne Xasan sheikh ayaa jawaab cad ka Bixiyey Ujeeddada wada-hadalladaasi salka ku hayeen iyo aragtidiisa natiijada ka dhalata, “Amuurihii wada hadalada usoo socday ee Somaliland iyo Somaliya uun baa halkeedii laga sii amba…

                      Read More

                        Wasiir Samaale Oo Jawaab Ka Bixiyey Dhawaaqii Beeshiisa Ee Musharraxnimada Muuse Biixi, Suldaankiisa Guudna Farriin u Diray

                        Hargeysa:Dec,22,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa Jawaab ka Bixiyey Shirar Waxgaradka Beeshiisu dhawaan ku shaaciyeen In Musharraxnimada Beesha Dhexdeeda looga Hadhay Muj. Muuse Biixi Cabdi ooDoonaya inuu Doorashooyinka Kuwa sanadkan la qaban doono ka dambeeya isu soo taago. Wasiir Samaale ayaa sidoo kale ku Nuux Nuuxsaday Aragtida uu ka qabo Tallaabada Xubno Guddida…

                        Read More

                          S Leone to withdraw Somalia troops over Ebola

                          Sierra Leone is withdrawing its troops from Somalia after the African Union blocked the West African country from rotating its soldiers over fears for the Ebola virus. Sierra Leone sent 850 troops to Somalia for a 12-month deployment to fight the al-Qaeda-linked rebel group, al-Shabab, in Somalia in 2013. Their rotation was delayed after a…

                          Read More

                            Somalia, Somaliland leaders agree on Turkey meet in Jan

                            Leaders of the Somali government and Somaliland administration, currently in Djibouti, have agreed to continue their talks next month in Turkey, a source close to the talks said Sunday. The understanding came after Somali President Hassan Sheikh Mohamoud and Somaliland leader Amhed Silanyo held a meeting under the mediation of Djiboutian President Ismail Omar Guelleh. The…

                            Read More

                              Baaq iyo War-murtiyeed ka soo baxay Shirweynihii Samotalis ee Mideynta Beelweynta Subeer Awal kaas oo ka dhacay London

                              London Dec 22,2014(SDN/QJ)Waxaa bishan December 20-keedii ka qabsoomay Galbeedka Caasimada London Shirweynihii  Beelweynta Subeer awal ee SAMOTALIS. Wuxuu shirkaasi ahaa mid si  mug-leh  looga soo qayb galay, kaas oo ay ka soo qeyb-galeen Beelweynta Subeer Awal ee ku-dhaqan daafaha Cariga Ingiriiska gaar ahaan Birmigham, Manchester, Bristol, Cardhif, Coventary , Shefield, and Leicester. Shirka waxaa lagu furey Aayadaha quraanka kariimka ah. Shirku wuxuu ku…

                              Read More

                                Tayaynta iyo kaabidda Dhallinta (Youth_Empowering)

                                Qormadaan kooban waxaan adeegsadey habka qodobaynta si aan usoo dhoweeyo dareenka akhristaha ayna u fududaato fahamka qormadu. Waana qodoba marna is dhamaystiraya marna midba meel gaara xoojinayo. 1. Dhallinyarta sida xad dhaafka uga soo qulqulaya magaalooyinka waaweyn ee Somalia kana soo falaagoobaya nolosha baadiayaha (Youth Rural-to-Urban migrants) wexey laba jibaarayaan culayska shaqa la’aanta iyo tahriibta…

                                Read More

                                  Madaxweyne Axmed Silaanyo waxa uu guul la taaban karo ka soo hooyoy shirkii Djibouti maanta lagu soo afmeeray

                                  Waa marka hore e waxa uu Madaxweyne Silanyo si xeeldheeri leh ugu guuleystay in wadahadaladda lagu soo daro guddi khuburo ah oo dhinaca sharciga caalamiga ah ku xeeldheer (International Legal Expertise), isla markaana wadamada jaarka iyo cidii kale ee daneyneysa ama looga maarmi waayo wadahadaladda waa uu ku guuleystey in laga soo qayb-galiyo. Guusha Labaad…

                                  Read More