Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Tamashle Gaaban kusoo Maray Goobo Dadku Ku Caweeyaan Oo Hargeysa Gudaheeda Ku Yaalla iyo Jawigii Ku Xeernaa
Hargeysa:Dec,13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo), ayaa Fiidkii hore ee Xalay booqashooyin gaagaaban oo kedis ahaa ku soo maray Goobo Dadweynuhu Habeenkii ku caweeyaan iyo Meelo ay ku kulmaan oo ku yaalla Badhtamaha caasimadda Hargeysa. Safarkan gaaban ee Madaxweynaha ayaa mid saxaafadda lagala dhuuntay, waxase wararku sheegayaan inay wehelinayeen Marwadiisa iyo xubno kale oo ka…
