Duqay Iyo Waxgarad ka soo jeeda Gobolka Taleex oo ka Cawday Saamiga Gobolkooda ee dawlada

    Hargeysa, 13 Dec 2014 (Ogaal)- Madax-dhaqmeedka, Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Faarax Cali ee Nuur Axmed eek u dhaqan deegaanka Taleex, ayaa sheegay inay ka cabanayaan xumayn ay kula kacday xidhiidh u dhaxeeyay xukuumadda Somaliland iyo beeshooda, isla markaana waxay tilmaameen in Maayirkii waday xidhiidhka beeshooda laga eryay xilkii oo aanay aqbalayn cid kale. Wakiil Caaqil…

    Read More

      Xaqiiqada 20 Hab ee CIA Maraykanku ku Ciqaabaan Maxaabiista ku Jirta Jeelka Argagixisada ee Guantanamo Bay

      Washington 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waa qaybtii labaad ee warbixintii Aljazeera ka soo koobtay warbixinta Kongareeska Maraykanku ka soo saaray hab-ciqaabeedkii CIA u mari jirtay maxaabiista ay ku tuhmayaan in ay xidhiidh la leeyihiin waxa ay ugu yeedhaan Argagaxisada; warbixintan oo uu Geeska Afrika soo turjumay ayaa lagu soo bandhigay 20 ka mid ah ciqaabahaas iyo…

      Read More

        “Haddii aad na doonaysan si is leeg oo konton iyo kontona wax inoogu qeybiya” La Taliyaha Madaxweyne Fu’aad Aadan Cade

        Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- La Taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Barri ee Somaliland Fu’aad Aadan Cadde ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya , waxaanu tilmaamay in mar  walba Somaliya ka warwareegayso in lala hadlo oo qadiyada iyo madax banaanida Somaliland lagala hadalo, waxaanu xusay in haddii si toos ah loola hadlo oo shuruudo lagu…

        Read More

          Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia oo Wada Hadal uga Furmayo Dalka Jabuuti

          Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu u socdaalo dalka Djabuuti, halkaasi oo uu wada hadal kula yeelanayo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud. Ma jiro war rasmi ah oo Xukumadda ka soo baxay oo ku aadan Socdaalka Madaxweynaha balse xogaha laga helayo Socdaalka Madaxweynuhu u bixi doono ayaa sheegaya…

          Read More

            “Qiyaastii in ka fog kilomitir ayaa la dhigay askar badan oo ay ku jiraan RRU. Si looga fogaado isku dhac, waxaan go’aansaday inaan gurigayga iska tago.” Gudoomiye Cirro Warbixin Xiiso leh

            Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay cabsi uu sheegay inay shacabka ku hayaan ciidamada RRU ee Booliska Somaliland. Sidoo kale xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan golaha wakiilada ayaa isna dawladda Ingiriiska ugu baaqay inay joojiso maalgelinta ciidamada RRU. Shabakadda caalamiga ah…

            Read More

              Maxkamada Dhagaraha Adduunka oo Joojisay Dunuubtii ka dhacday Gobolka Daarfur

              Khatuum, 14 Dec 2014 (SDNl)-Maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ICC ayaa ku dhawaaqday inay joojisay baaritaanadii dambiyada dagaal ee ka dhacay Gobolka Darfur ee dalka Sudan, kuwaasoo loo heystay Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir iyo saraakiil kale. Dacwad oogaha Maxkamada  haweenayda lagu magacaabo Fatou Bensouda ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ka sheegtay inay joojineyso…

              Read More

                Madaxweyne Ku Xigeenka oo ka qayb galay Kulan abaal marino lagu Gudoonsiiyay Suxufiyiin iyo Xubno kale

                Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka ayaa maanta ka qayb galay Kulan loogu magac daray abaal marinta sannadka ee dadka guud iyo daryeelka Bulshada. Kulankan Waxaa ka qayb galay Xubno Wasiiro ah Waxaana Halkaasi abaal marino lagu gudoonsiiyay Xubno kala duwan oo Ururka Soo agaasimay Kulankaasi uu Abaal marino ku gudoosiisayay Koox Suxufiyiin ah….

                Read More

                  Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Cusub ee Hanti dhawrka Guud ee Qaranka DAAWO

                  Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Dhisme cusub oo loo dhisay Xarunta Hanti-Dhowrka guud ee Qaranka. Xadhig ka Jarista Dhismahan Waxaa Madaxweyne ku Xigeenka ku Wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud C.risaaq Khaliif Axmed Hanti dhawraha Guud ee Qaranka…

                  Read More

                    Daawo:Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Arinta Ka Aloosan Gobalka Awdal Ee Dhawaan Suldaanku Ku Dhawaaqay Inuu Somaliland Ka Goostay

                    Hargeisa 13/12/2014(SDN/QJ)afhayeenka xisbiga mucaaridka ah  ee wadani ibraahim  mahdi  buuba ayaa maanta ka hadlay  sulaanka boorama ee ku dhawaaqay  inuu ka goostay somaliland isagoo xildhibanku  eedasi  dusha uga tuuray  xukuumada axmed maxamed siilanyo  sidoo kale  waxa uu ka hadlay hawada somaliland https://www.youtube.com/watch?v=UYp3si8W2tY&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Dagaal ka Dhacay Deegaan ka Tirsan Gobolka Sanaag iyo Maamulka Gobolka oo ka Hadlay

                      Ceerigaabo 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Hal qof ayaa la sheegay in uu ku dhintay shan qof kale  in ay ku dhaawacmeen dagaal shalay subaxnimadii dhex maray laba beelood  deegaanka Dhaadeedda oo ka tirsan  gobolka Sanaag, sida uu noo xaqiijiyay  badhasaabka gobolkaasi Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo xalay telefoonka ugu waramay Dawan isagoo ku sugan magaaladda Hargeysa….

                      Read More

                        Xisbiga Waddani oo tagaeerayashii ugu baladhnaa ku soo bandhigay Magalada London oo ka soo jedaan Gobolada Somaliland oo Dhan Halkan ka daawo sawiradii

                        London 13Dec14 (SDN/QJ)Waxa caasimada wadankan Uk ee London  lagu qabtay xaflad aad u saraysa oo lagu soo dhawaynayey  boqolaal tageerayaala oo ku so biray xisbiga wadani Laantiisa Uk  tageerayaashan oo ka soo jeeda dhamaan shacabka reer Somaliland Gobaladiisa oo dhan Sida Gobolka Maroodi Jeex , Gobolka Hawd ,Saraar ,Awdal ,Buhoodle , Sool , Sanaag ,…

                        Read More

                          Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

                          Mogadishu Dec 13, 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Baarlamaanka oo Kalsoonidii kala laabtay Xukuumadda, Horumarka Dhismaha Garoonka Diyaaradaha, Bilad Sharaf la guddoonsiiyey Hay’ada Elman, Horumarka Tayeynta Ciidanka XDS, Horjooge Al-Shabaab oo gacanta Dowladda lagu…

                          Read More

                            Askar Ka Tirsanayd Ciidamada Puntland Oo Ku Geeriyootay Qarax lagula Eegtay Duleedka Galgala

                            Galgala:Dec,12,2014(SDN/QJ)-Qarax xooggan oo shalay gelinkii dambe ka dhacay Waddo ku taalla Deegaanka Galgala ee Maamulka Puntland, ayaa waxa ku naf waayey saddex kamid ahaa ciidanka Daraawiishta Puntland, iyadoo tiro kalena ku dhaawacmeen. Qaraxu wuxuu ka dhashay miino kuwa dhulka lagu aaso ah sida ay  warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada daraawiishta Puntland. Askarta…

                            Read More

                              Boqolaal Qof Oo Lagu Casuumay Arooska Gabadh Siilaanyo Dhalay Oo Cidhiidhi Geliyey Garoonka Hargeysa iyo Tigidhada Oo Laga Bixinayo Qasnadda Dawladda

                              Hargeisa:Dec,13,2014(SDN/QJ)-Boqolaal kamid ah Qurbejoog dibadaha ka yimi oo ujeeddadoodu tahay inay ka qaybgalaan Arooska Gabadh uu madaxweyne Siilaanyo  dhalay oo dhawaan Arooskeedu dhici doono, ayaa Mashquul geliyey Garoonka Cigaal International Airport. Sida aanu xogta ku helayno dadkan lagu casuumay Arooska Inanta madaxweynuhu dhalay ooh ore madaxtooyada dhexdeeda munaasibad kale ugu qabsatay, ayaa dadka lagu casuumay…

                              Read More

                                Ahlu Sunna iyo Ciidamada Dawladda Oo Dagaal Saaka ku Dhexmarayo Deeggaanka Dhuusa Mareeb Xudunka Khilaafkooda

                                Dhuusa marreeb:Dec,13,2014(SDN/QJ)-Dagaal ayaa saaka salaadii hore ku dhexmaray ciidamada Ahlu sunna iyo Kuwa Dawladda aagga Dhuusa marreeb, waxana uu daba socday mid shalay ka dhacay Duleedka Magaalada Guriceel. Wararka halkaas laga Helayo ayaa sheegaya in dagaalku u socdo, iyadoo ay jireen Dhaawacyo iyo dhimasho ka dhashay, waxana saaka dagaalku u bilaabmay si kedis ah, iyadoo…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Uganda Oo Baaq Muhiim ah Usoo Jeediyey Hoggaamiyayaasha Reer Afrika

                                  Nairobi:Dec,13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Uganda Museveni, ayaa baaq muhiim u ah qaaradda Afrika oo ah inay iskaga Baxaan Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da usoo jeediyey Hoggaamiyayaasha Qaaraddan xukuma. Mudane Musevini oo ka qaybgelayey Xuksa Sanadguuradii 51-aad ee kasoo wareegta xorriyaddii dalka Kenya ay qaateen ayaa carrabka ku adkeeyey in Maxkamaddani ay si gaar ah u eegato Madaxweyneyaasha reer…

                                  Read More