Mawqifka Xukuumada Itoobiya ee Markabka Sida Shixnada Hubka ah ee Berbera
Hargeysa, 31 Jan, 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Itoobiya, ayaa markii u horeysay ka hadashay Markab dhowaan ku soo xidhay dekedda Berbera, kaas oo xukuumadda Somaliland xannibtay kaddib markii laga helay saanad-milari oo laga shakiyey cidda iska leh. Safiirka Itoobiya u fadhiya magaalada Hargeysa Brig. Gen. Berhe Tesfaye, ayaa sheegay in sarkaal ka tirsan Xafiiskiisu u…
