Somaliland Oo jawaab Ka Bixisay Eedo Puntland Uga Yimi Oo La Xidhiidha Arrimaha Markab Hub Sida Oo Dekedda Berbera Ku Sugan

    Hargeysa:Jan,31,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka Bixisay Hadal shalay Maamulka Puntland ka sheegeen Markabka ku xidhan Dekedda Berbera oo shixnado hub ahi saaran yihiin, kaas oo maamulkaasi sheegay inay Somaliland si dhuumasho ah ula soo degtay. Wasiir-ku-xigeenka Amniga ee Somaliland Cali Maxamed Cilmi jawaabtaas Bixiyey, ayaa iska fogeeyey inay Somaliland wax lug ah ku leedahay soo…

    Read More

      Xildhibaanadii Hore Iyo Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka oo Mudanayaasha Baarlamaanka Ka Codsaday Iney Ansixiyaan Xukuumada Cusub

      Muqdisho Jan 30,2015(SDN/QJ)-Xildhibaandii Hore ee Baarlamaanka, Odayaal dhaqameedyo, Siyaasiyiin iyo Xubno ka socday bulashada rayidka ah ayaa saaka kulan isigu yimid ay ku taageerayeen xukuumada cusub ee uu soo magacaabay Raysal Wasaare Cumar Cabdirashid, iguna dalbanayeen xildhibaanada baarlamaanka iney  siiyaan codka kalsoonida. Kulankaan oo quraac ahaa ayaa waxaa laga soo jeediyey talooyin ku aadan qaabka…

      Read More

        Dowladda Soomaaliya oo dhiirigelisay Maktablayda Soomaaliyeed oo Ka Qayb Gashay Bandhig Buugaag oo Lagu Qabtay Qaahira

        Qaahira Jan 30, 2015(SDN/QJ)- Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa dhiirigeliyey Maktablayda Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay kas oo muuqatay bandhiga buugaag oo lagu qabtay magalada Qaahira waxaana Soomaaliya mataleyay Midawga Maktablayda dalka oo ay ka socdeen 14 maktabadood oo ka jira dhamaan Gobollada Soomaaliya, iyadoo Safaarada Soomaaliyeed ee Masar ay…

        Read More

          Puntland Oo Fasiraad Diblomaasiyadda Ka Baxsan Ka Bixisay Shixnad Hub ah Oo Dekedda Berbera Kasoo Degtay

          Garowe:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Puntland ayaa Noqotay Maamulkii ugu horreeyey ee Jawaab ka Bixiya  Markab shixnad Hub ah siday oo dhawaan kusoo xidhay Dekedda Berbera, waxana ay  bixisay Fasiraad liddi ku ah Hanaanka Diblomaasiyadeed ee arrimaha Noocan oo kale ah looga Hadlo. Wasiirka Amniga Puntland Xasan Cismaan Maxamuud (Aloore) ayaa isagoo gees ka dhaafay, isla-markaana iska indhotiray Habkii hubkasi…

          Read More

            Baadi-doon Hay’da FBI-da Maraykanku Ugu Jirto Nin Soomaali Ah Iyo Qiime Lacageed Oo Madaxiisa La Duldhigay

            Washington:30,2015(SDN/QJ)-Shalay Khamiistii ayaa Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee FBI-du waxay ay liiska dadka ay raadinayso ku dartay Muwaadin soomaaliyeed oo  haysta Dhalashada Dalka Maraykanka. Muwaadinkan ayey Hay’adda Sirdoonka Maraykanku sheegtay inuu yahay nin Aqoon durugsan u leh Dhismayaasha Magaalooyinka New York iyo Washington ay ku leedahay dawladdu iyo waliba Garoomada Diyaaraduhu ka Hadaan. Ninkan la doon…

            Read More

              Booliska Hargeysa Oo Toogasho Ku Dilay Wiil Dhallinyaro ah, Mid Kale Oo Dhaawacmay Iyo Dadweynaha Oo Gadooday

              Hargeysa:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka eeBooliska Caasimada Hargeysa, ayaa toogasho ku dilay Wiil dhalinyaro ah, mid kalena dhaawac culus gaadhsiiyey gelinkii dambe ee shalay. Dhacdadan ayaa ka dhacay Gudaha Garoonka Kubadda Cagta ee Dugsiga Maxamuud Axmed Cali oo Dhallinyaradan Boolisku dhimashada iyo dhaawaca Gaadhsiiyeen kubad ku ciyaareen. Kolanyo Boolis ah oo isugu jirta, kuwa Saldhigyada jooga, RRU iyo…

              Read More

                Qaramada Midoobay Iyo Maraykanka Oo Hawraarsan Kusoo Dhaweeyey Dawladda Kooban Ee Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirashiid

                New york:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Cusub ee Dhawaan uu Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid soo magacaabay, ayaa waxa soo badanaya Dawladaha soo dhaweynaya, waxana u dambeeyey Dowladda Maraykanka iyo Qaramada midobay oo soo dhaweeyey. War-saxaafadeed ka soo baxay Wakiilka Dawlada Maraykanka u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James P. McAnulty ayaa lagu sheegay in talaabadani ay dhiiri gelinayso in dhamaan dadka…

                Read More

                  Mu’addin Masjidka Nabiga SCW 58-sano Ka Addimiyey Oo Si Kedis ah U Geeriyooday

                  Madina:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Kaamil Saalax Amed Najdi oo ah Mu’adinkii Masaajidka Nabiga scw ee xaramka barakaysan ee Madinah, ayaa  si kedis ah u geeriyooday kadib uu salaadii Cishaa’I edaamay, ka dibna aqiimay ee uu tukaday, kuna gutay Masaajidka barakaysan. Sheekh Kaamil, ayaa ku dhawaan muddo lixdan sano ah mu’adin kasoo ahaa Masaajidka Barakaysan, kaas oo caan ka ahaa…

                  Read More

                    General Jidhif Oo Soo Jeediyey In Ciidamada Qaranku La Wareegaan Hubka Saaran Markabka Dekedda Berbera Taagan

                    Hargeysa:Jan,30,2015(SDN/QJ)-Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay  Markab sida Shixnad hub ah oo dhawaan kusoo xidhay Dekedda Magaalada Berbera. General Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif waxa uu sheegay in hubkaasi ay haboon tahay in ciidada qaranku la wareegaan isagoo taasna ku sababaeeyey in la waayey ciddii iska…

                    Read More

                      Halkan ka dhegeyso Wareysi Taxane ah oo aan la yeelanay Wasiirkii hore ee Qorsheynta Somaliland Md Cali Sanyare (DHEGEYSO QEYBAHA 1, 2, 3,4,5,6)

                      Geneva Jan 30,2015(SDN/QJ/ Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysi taxana ah oo socon doona dhawr todobaad todobaad.Kala soco qurbejoog.com wareysigan taxana  ah ayaad qeybtiisa…

                      Read More

                        Mr.Silanyo, The Clock Is Ticking

                        In the Morning when I wake up with a broken heart, desperate and helpless. Trying to stand up with my tiny feeble legs. Dragging my tiny feet like a lame deer. My knees and elbows are aching due to Arthritis.  So that I could barely pick up my feet when walking.  My eyes lids drooped,…

                        Read More

                          Over 38,000 Somali children facing starvation: UN

                          Nairobi (AFP) – Over 38,000 Somali children are at “high risk” from dying from starvation despite hunger levels improving by almost a third across the war-torn nation, UN experts said Thursday. The grim assessment, based on the latest data collected by the UN, comes just over three years since intense drought and war sparked famine…

                          Read More

                            “Haddii Mucaaridku Isla-meel Dhigiwaayaan Mawqif Midaysan, Maxaa La Yeelayaa Doorasho Ma Dhacayso 26-ka June,& Farqiga u dhexeeya Aragtida Mucaaridka” DAAWO

                            Hargeysa 29.Jan 2015 (SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID sheegay inaanay jirin doorasho dalka ka dhacaysa 26-ka June 2015-ka.Xisbigu wuxuu dib u dhaca doorashada ku eedeeyay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani iyo Xukumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye. Shir Jaraa’id oo Xarunta Xisbiga ee Hargeysa ay ku qabteen  Musharaxa Madaxweyne xigeenka Cabdirashiid Xasan Mataan,Gudoomiye xigeenka Saddexaad Mujaahid Cali…

                            Read More

                              Jamaal Cali Xuseen “Safarka madaxweynahu waa xaq laakiin in dhagax dhigiddii hore oo $500 million dollar ahayd oon la dhamestirin in dhagaxaan kale lagu daro may ahayn”

                              Hargaysa 30.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne sidaad tidhi mucaaridku kaama baqanayaane weyna aaminsan yihiin inaad doorasho geli kartide; fadlan adigaa garoonka mufaatiixdiisa hayee inoo fur oo wakhtigaad ku balan qaaday waa lagaa sugaa.” Sidaa waxa uu Jamaal Cali Xuseen ku sheegay qoraal uu uu ka soo saaray Caasimada Hargaysa. Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen…

                              Read More

                                Berbera:- Kooxda Kormeerka Cunaqabataynta Hubka oo Booqday Markab Sida Shixnad Hub ah oo Lahaanshaheeda Weli la cadayn

                                Berbera 29.Jan 2015  (SDN/QJ)- Kooxda Kormeerka Cuna-qabataynta Hubka ee Qarammada Midoobay (UN Monitoring Group), ayaa la sheegay inay booqdeen markabka hubka sida ee ciidammada Jamhuuriyadda Somaliland ku qabteen Dekedda magaalada Berbera toddobaadkan. Ilo-wareedyo muhiim ah ayaa Jamhuuriya u sheegayshalay inkhubaro ka socda kooxda kormeerka hubka ee Qarammada Midoobay ay dekedda Berbera gaadheen maalintii Salaasada, isla…

                                Read More