Somaliland oo Sheegtay inay Kaalin ku Leedahay Ilaalinta amniga Qaarada Yurub

    Brussels 29 January, 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibedda Md. Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in madax-banaani dalkiisu helo faa’iido u leedahay caalamka, isla markaana xilligan ka shaqeeyaan sidii waddooyinka Yurub amaan u noqon lahaayeen. Mr. Biixi oo wareysi dhinacyo badan leh siiyey wargeyska New Europe ayuu ku sheegay in Somaliland la soo noqotay madax-banaanideeda sannadkii…

    Read More

      Saadaal uu Baanka Adduunku ka Bixiyay Koboca Dhaqaale ee Somaliland iyo Wadamo kale oo iyana la sii odorosay

      London 29 January, 2015 (SDN/QJ)- Warbixin Baanka Adduunku soo saaray ayaa lagu sheegay in dhaqaalaha adduunku samayn doono koboc gaadhaya 2.9% sannadkan 2015, sida ay xaqiijiyeen waaxda sirdoonka dhaqaalahu, shirkad la shaqeysa. Warbixintan oo soo baxday bishan January ayaa lagu sheegay in waddamo ay ka mid yihiin Somaliland gaadhi doonaan koboc dhaqaale sannadkan, isla markaana…

      Read More

        Nuxurka Qodobo Guurka lagu Fududaynayo,Lagu Wanaajinayo Barbaarinta Ubadka oo Hargaysa lagu Shaaciyay Iyo Qorshaha Xukuumada DAAWO

        Hargeysa, 29 January, 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi, ayaa sheegay in dawladdu tallaabo adag ka qaadayso dhallinyarada budhcada ah, waalidiinta iyo cuqaasha dabagasha marka ciidammada ammaanku gacanta ku dhigaan. Sheekh Khaliil oo khubad ka jeediyey xidhitaanka kulamo diini ah oo muddo 12 habeen ah ka socday masaajidka Cali Mataan ee…

        Read More

          Daawo:Dadwaynaha Degan Xaafada Masalaha Hargeisa Oo Madaxwaynaha Ugu Baaqay In Dhulka Danta Guud Lagu Tilmaamay U Celiyo Dadkii Lahaa

          Hargeisa 29/1/2015(SDN/QJ)dadka dega xaafada masalaha ee koonfurta magaldaha hargeisa ayaa xukuumda ugu baqay  inu bayamiyyay  inaanu dhulkasi ahayn dhul danguuda balse uu yahay  dhul ay dad gaari leeyihiin iyagoo xukuumada ugu baaqay in dhulkaasi dadkoodii laa celiyo https://www.youtube.com/watch?v=irqCnQ9lYko Hargeisa DDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

          Read More

            Somaliland oo Noqotay dalka 72 aad ee lagu qabto badhig faneedka loo yaaqan shakespear DAAWO

            Hargeisa 29/1/2015(SDN/QJ)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa noqotay dalkii 70-aad ee lagu soo bandhigayo riwaayadihii William Shakespeare oo ahaa gabyaagii U dhshay dalka Britain, iyadoo munaasabadda uu ka qayb gelayo safiirka Britain u fadhiya Somaliland iyo Somaliya Safiirka dawlada uk u fadhiya dalka itobia ayaa manta soo gaadhay magaalda hargeisa isagoo hogaaminayaa fanaanii abwaano ajaaniba iyagoo markiiba booqady…

            Read More

              Taliyaha Xilkiisa Gudanaya ee Sida Daacadnimada ah Amniga uga shaqaynaya xagxagshada iyo deelqaafka ha laga daayo:W. Qoray Ahmed farah muxumed

              “Waxan ku odhan lahaa Xildhibaan Obsiiye tuduca caan baxay ee gabaygii Abwaan Salaan Carrabay “Waxba yaanu xoola i siin, xilana ii tarine, xaashe nin libin kaa xistiyay xumihi waa yaab”Hargeisa(……..)Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Sarreeye Guuto C/LAHI Fadal Iimaan, oo ka mid ah ragga ugu waaya aragnimada dheer leh dhinaca hawlaha ammaanka iyo shaqada ciidanka booliska,…

              Read More

                “Wax u eeg Khudbad Hogaamiye Kama Hayno Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro” Xildhibaan Kijaandhe

                Hargeysa (SDN/QJ) Guddoomiyaha guddi hoosaadka Arrimaha Dibadda ee golaha Wakiiladda Somaliland Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa naqdiyay hadallo ka soo yeedhay masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, isagoo ku eedeeyay in xisbigaasi uu ku kacay waxyaabo lidi ku ah qaran-nimadda Somaliland. Xidlhibaan Kijaandhe, oo  Hargaysa ugu waramay Dawan ee afka dawlada ku hadla, waxa…

                Read More

                  Daawo:Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Lagu Qanciyey In Doorshada Dib Loo Dhigo + Ismaqashiin Dadwaynaha Ah Oo Ciiro Isku Qaris Noqotay

                  Hargeisa 29/1/2015(SDN/QJ)Xisbiga ucid ayaa maanta shir jaraai,d oo qabtay  waxa uu ka hadlay doorashada oo masuuliyinta inaan doorasho sanadkan dhacayn iyadoo masuuliyinta ucid u muuqda qaar ku lagu qanciyey  in doorashada dib loo dhigo dhawaqan dheerna ismaqashii u muuqda https://www.youtube.com/watch?v=TRXKSHtm6nU Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Wax-garadka,Cuqaasha iyo Odayaasha Deegaanka MASALAHA Oo Si Adag Uga Hadlay Dhulka Lagu Muran San Yahay Farriinna U Kala Diray Dawladda Hoose iyo Madaxweyne SIILAANYO.

                    Hargeysa 29.Jan 2015 (SDN/QJ):- Wax-garadka Cuqaasha Odayaasha  xaafadda Masalaha iyo mulkiilaha dhul ku yaalla xaafadda Masalaha oo lagu muran san yahay ayaa sheegay in dhulkaasi aanu ahayn dhuil dan guud ah iyo meel ciidan leeyahay toona waxaanay soo ban dhigeen caddaymo ay u haystaan dhulka muranku ka taagan yahay qoyska iska leh iyadoo ay halkaa…

                    Read More

                      Xasan Sheekh Oo Addis Ababa Gaadhay, Kana Qaybgelaya Shir Madaxeedka Midowga Afrika

                      Addis Ababa:Jan,29,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa saaka ka degay Magaalada Addis Ababa, iyagoo ka qaybgeli doono Shirmadaxeedka Dalalka midowga Afrika oo halkaas ka furmaya. Maadaxweynaha oo wafdigiisa ay ku wehelinayaan mas’uuliyiin sare oo dowladda ka tirsan ayaa shirka Midowga Afrika ka sokow la filayaa inuu kulamo la qaato madaxda Afrika…

                      Read More

                        Wacdaro Dunida Laga Hadal Hayo Oo Madaxweyne Obama Iyo Xaaskiisa Ka Qabsday Booqasho ay Boqorka Cusub Ee Sucuudiga Ugu Tageen

                        Riyad:Jan,29,2015(SDN/QJ)-Inta badan Waxa Warbaahinta dunidu hadal haysaa Dhacdo shalay Madaxweynaha Dalka Maraykanka iyo Xaaskiisa ka qabsatay booqasho ay ugu tageen Boqorka Cusub ee dalka Sucuudiga Boqol Salmaan oo dhawaan uun xilkaas la wareegay. Faallooyinka warbaahinta ee maanta, ayaa waxa kasoo muuqday Sawirrada Madaxweynaha Maraykanka iyo Xaaskiisa oo Boqorkaasi kala kulmay arrimo aanay ka filaynin oo…

                        Read More

                          Dagaalyahannada Xisbillah Oo Qiratay Weerar Lagu Laayey Askar Reer Israa’iil ahayd

                          Beirut:Jan,29,2015(SDN/QJ)-Dagaalyahannada Reer Lubnaan ee Xisbullah, ayaa qirtay Weerar gantaal loo adeegsaday oo lagu laayey Tiro ladayda Goland higts ee u dhaxaysa Yuhuudda iyo Suria. War ka soo baxay Xisbullah ayaa lagu sheegay in weerarkaas ay ugu aar-gudayeen duqeyn ay Israel todobaad ku hor ku dishay askar ka tirsanaa ciidankooda iyo Jeneraal u dhashay Iiraan gudaha…

                          Read More

                            “Wasiirrada wax dhalilayaa waxan ogahay inay guryaha ugu quruxda Badan ay dhisteen, gabdhaha Guryahooda usoo adeegaana mid iyo gaadhi gaar ah leeyihiin,” Boqor Buurmadow

                            Hargeysa:Jan,29,2015(SDN/QJ)-Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadow oo  kamid ah madax-dhaqamedka Somaliland, ayaa ka Hadlay arrimo la xidhiidha Dhaliilo hantilunsi iyo musuqmusuq maasuq la xidhiidha oo dhawaan xubno Golaha Wasiirrada katirsani dusha ka saareen Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin. Boqor Cismaan oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay inaan madaxweynahaasi ahayn nin arrimo noocaas oo kale…

                            Read More

                              Midabadda Shixnadda Hubka, Markabka Iyo Jawaabta Imaaraadka, Ildabista Xaqiiqda, Feejignaanta Mandaqada Iyo Mergashada Xukuumadda

                              Hargeysa, 27 Jan 2015  (SDN/QJ)-  Markabka hubka kootarabaanka ah sida Shakir MV oo laga rogay badeecadihii kale ee ganacsi ayaa weli ku xidhan haabada Berbera, isla markaana xukuumadda Somaliland ayaan laga haynin war dambe oo la xidhiidha hubka markabkaa saaran iyo waxa ka soo baxay baadhitaankii ay xukuumaddu sheegtay inay ku hayso markabkaa iyo shixnada…

                              Read More

                                “Isagoo waddadaas Ceerigaabo fura oo xadhiga ka jara mooyaane ka tagi maayo Madaxweynuhu ayaan leenahay” Xildhibaan Nac-nac DAAWO

                                Hargeysa 28.Jan 2015 (SDN/QJ) Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nacoo ka tirsan Mudaneyaasha Wakiilada Somaliland ayaa maanta warbaahinta u sheegay hadalo u muuqda inay Suuq gayn u yihiin Madaxweyne Siilaanyo,sidoo kalena Mucaaradka duray. Xildhibaan Nac-nac waxa uu sheegay inuu ku rajo weyn yahay in Madaxweyne Siilaanyo aanu xilkak ka dagi doonin isagoon dhamaystirin Jidka Isku xidha Togdheer…

                                Read More

                                  Daawo:Wasiirka Ariamaha Gudaha Somaliland Ayaa Maanta G,aano Lagu Ciqaabi Doono Dhalinyarad Xafadaha Magaalda Hargeisa Jid Gooyada Ku Sameya Soo Saaray

                                  Hargeisa 28/1/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed warancade ayaa maanta ka hadlay  caruurta habeenkii jidgooyada ku sameeya xafadaha magalada hageisa isagoo go,aamo waxii hada ka danbeya lagula dhaqmi doono https://www.youtube.com/watch?v=NR4UtRy9rBE Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More