Hargeysa Oo Lagu Xidhxidhay Da’yar Hablo ah Oo Cawradooda u qaawiyey Dabaaldegga Sanadka Cusub

    Hargaysa:Jan,01,2015(SDN/QJ)-Ciidanka Ammaanka Magaalada Hargeysa ayaa habeenkii xalay xabsiga dhigay Tiro hablo dhallinyaro ah oo Badhtamaha suuga Caasimadda lagu arkay iyagoo ku lebisan Dhar cawradooda muujinaya oo ku dhegsan. Hablahan, ayaa waxa cadho ka muujiyey shacabkii ishoodu ku dhacday, waxana loo dalbaday Boolis kuwaas oo saldhigga u taxaabay. Su’aalo la weydiiyey sababta ay labiskaas u xidheen,…

    Read More

      Akhri Magacyada Laba Wariye Oo Ku Dhaawacmay Weerar Xalay Lagu Qaaday Xarunta Radio Galkacyo

      Galkacyo:Jan,01,2015(SDN/QJ)-Waxa xalay fiidkii hore weerar loo adeegsaday bamka gacanta laga tuuro lagu qaaday Xarunta Idaacadda Radio Galkacyo oo ku taalla Waqooyiga Magaalada Galkacyo. Weerarkan ayaa waxa ay waxyeello ka soo gaadhay laba wariye oo xilligaas xarunta ku sugnaa, sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Agaasimaha idaacadaas Cawil Maxamed. Dhaawaca wariyeyaasha ayaa la geeyay isbitaalka ku yaal…

      Read More

        Inka Badan 35-qof Oo Ku Naf Waayey Dabaal deg Loo Samaynayey Curashada Sanadka Cusub

        Shanghai:01,2015(SDN/QJ)-Ugu Yaraan 35-qof oo u dhashay dalka Chine, ayaa ku dhintay Isku dhac ka dhashay xaflad loogu dabaal degayey Curashada sanadka cusub 2015-ka oo maanta Kaw ah. Ku dhawaad 42-kalena waa ku waxyeeloobeen, kuwaas oo dhammaantood loola cararay Cisbitaalka, kuwaas oo xaaladooda laga soo dayrinayo. Arrinta ayaa dhacday waxyar ka hor inta saacaddu  aanay isu…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo Oo Curashada Sanadka Cusub La Diyaar ah Isku-shaandhayn Golihiisa Wasiirrada ah Iyo Reer Awdal Oo Dhaxli Doona Wasaarado Muhiim ah

          Hargeysa:Jan,01,2015(SDN/QJ)-Curashada Sanadka cusub ee Maanta Bilowga ah, ayaa la filayaa in Madaxweyne Siilaanyo ku ibo furo isku shaandhayn laxaad leh oo uu ku samayn doono Golihiisa wasiirrada, iyadoo la sugayo inay arrintaas sababteeda koowaad leedahay Culayska xukuumadda madaxweyne Siilaanyo kasoo food saaray dhinaca shacabka reer Awdal oo si weyn ukacsan. Isku shaandhayntan, ayaa la sheegayaa…

          Read More

            Somaliland oo Sannadka dhamaaday Ku Sagootiday Khilaafyo Sharci (Barnaamij Gaar ah iyo Qurbejoog DHAGAYSO}

            Hargaysa 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Sannadka dhamaaday ee 2014 ayaa Somaliland ugu Suntan inay Soo mareen Khilaafyo Sharci oo ka dhex dhashay Hay’ado uu Distoorku Waajibiyay Wada Shaqayntooda . Khilaafyadani Waa kuwo ka dhex dhashay Golaha Wakiilada oo Sannadkii Tegay uu laba Jeer Muran adagi soo Kala dhex galay,Sidoo kale Xisbiga Kulmiye ee Hogaaminta Somaliland haya…

            Read More

              Lafo Gurkii ugu Cajiibsanaa ee Dhacdooyinka Caalamka ee Sannadkii Tegay ee 2014 Iyo Weriyihii Ruug Cadaaga ahaa ee C.laahi Xasan Mosko {DHAGAYSO}

              Hargaysa 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Sannadkii dhamaaday ee 2014 Wuxuu Caalamka ku soo Kordhiyay Xaalado Cusub Waxaa Meelo badan uu Isbedel ku yimid Dublamaasiyada Caalamiga Waxaa soo Siyaaday Cabsida Kooxaha Argagixisada oo ay ugu Mudan tahay Ururka Daacish Waxaa isu soo dhawaansho laga arkaa Xulufo markii hore Mawqifyo adag Kala Taagnaa. Weriye Sakariye Axmed Muxumed oo…

              Read More

                “Waxaad Arkaysa Qaar Casuumad Sameeyay Oo Musharixiin Ah Oo Hadana Ku Dhawaaqaya Madaxweynaha Murashax Ah, Oo…” Wasiir Cukuse

                London 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Daahir Cakuse, oo in muddo ahba dibad wareeg ahaa ayaa ku tilmaamay labada wasiir iyo gudoomiyaha Kulmiye ee loolanka adag ee murashaxnimadu ka dhexeeyo, ficiladdoodu inay yihiin qaar qarinaya waxqabadka xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirku wuxuu sidaa ka sheegay khudbad uu u jeediyay jaaliyada ku dhaqan dalka Sweden,…

                Read More

                  Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo la Wareegay Wershada Laydhka ee Berbera,Sida ay Xukuumadu u dhigtay iyo Madaxweyne Xigeenka oo ka Hadlay DAAWO

                  Berbera 01.Jan 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa  Magaalada Berbera kaga qayb galay Kulan Maamul Wadaag ah oo dhexmaray Wershada Laydhka ee Berbera iyo Shirkad Gaar loo leeyahay.

                  Read More